Dr.Akram mahamed

Dr.Akram mahamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Akram mahamed, Doctor, Addis Ababa.

 .Waa maxey faaiidooyinka dawada dhireeda AG CERA.?AG cera waa dawo dhireed awood badan si loo cirib tiro xanuunka kalo ...
26/11/2021

.

Waa maxey faaiidooyinka dawada dhireeda AG CERA.?
AG cera waa dawo dhireed awood badan si loo cirib tiro xanuunka kalo goysyada iyo guud ahaan lafaha jirka.
AG cera waxey kaa caawin kartaa yareynta xanuunka kalogoysyada (LAAB-LAABYADA).
Sidaas darteed cidkasta oo uu hayo xanuunka kalo goysyada, waxaad isku dayi kartaa inaad si joogta ah u isticmaasho AG cera.

*Xanuunka kalogoysyada wuxuu ku dhici karaa waayeelka iyo dhalinyarada.
Xanuun iyo raaxo la,aan ayaa sidookale ku dhici kara wax ka badan hal kalo goys, kaaso sababi kara raaxo la,aan jirka oo dhan haleesha.

*Xanuunka kalogoysyada waxaa lakulmi kara qof kasta yar iyo weynba, taas oo faro galinka karta howlaha maalinlahaa, xaqiiqdii hadii aan wax laga qaban, oo waqti dheer socdana xanuunku wuu kasii dara karaa wuxuuna keeni karaa dhaawac baahsan oo joogto ah.

*si aad taas uga hor tagtid ama aad iskaga daweysid xulo dawada AG cera ugana xorowdid xanuunka kalogeysyada.
Faahfaahin kalo xidhiidh dakhtar WhatsApp ama wicitaa.

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
http://Wa.me/+251933172548

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKAqanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qay...
27/10/2021

THYROID =

DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

πŸ‘‰Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

πŸ€” Xaaladaha halista ah πŸ€”

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

Si laguu cawiyo fadlan la xirir whatsapp number

+251933172548

ASC hadaad ka cabaneyso xanuunka   ama   labadaba adigoon gurigaga ka tagin hel dawo tayo iyo waxtar uleh jidhkaga iyo h...
29/09/2021

ASC hadaad ka cabaneyso xanuunka ama labadaba adigoon gurigaga ka tagin hel dawo tayo iyo waxtar uleh jidhkaga iyo horunarinta cafimadkaga bilaa ah
QEYBAHEEDA KALA DUWAN.MELKASTO AAD JOOGTABA
waxaan Idiin heyna daawo Kaa dhaqeyso Adigoon Qaliin sameynin
hadaba waxaad nagala soo xariiri karta
whatsapp +251933172548

Waa Maxay cudurka macaanka(diabetes)Cudurka macaanka ama sonkorowga waa cudur leh sababo Kala duwan Dadka qabana ay dhii...
11/08/2021

Waa Maxay cudurka macaanka(diabetes)

Cudurka macaanka ama sonkorowga waa cudur leh sababo Kala duwan Dadka qabana ay dhiigooda ku badan tahay sonkorta waxaana loo yaqaanaa "hyperglcemia"

Wax uu ku imaan karaa cudurka macaanka

1) injirku uusan helin insulin " hormone" ku filan

2) iyo in jirka uusan ka jawabin insulinta.

Insulin waxaa sameya xameetiga oo ah xubin ku taala caloosha gadaasheeda.
Waqti dheer haddii uu cudurkan sii raago waxa uu keeni Karaa caqabado ay ka mid yihiin cudurada wadnaha, sida wadnaha oo istaag, kilyaha oo shaqada gaba, indho La'aan, dhibaatooyin dhanka ilkaha, farxad darro iyo dhibaatooyin dhanka uurka ah .
Haddii maamada xaamilada ah uu ku dhaco sonkorta.

Noocada cudurka macaanka

1) Nooca 1aad: waxaa sababa in Jirka uusan helin insulin ku filan.taas ka timid bur-bur ku yimid unugyadii soo saari lahaa waxa uuna inta badan ku dhacaa carruurta iyo Dadka da'da ya r

Nooca 2aad: noocani waxaa Keena sababa ay ka mid yihiin jirka oo aan ka jawabin insulin ama in uusan helin insulin ku filan ama unugyada beerka oo aan si wanagsan u isticmalin insulinta la soo saaray.

Dadka halista ugu Jira nooca 2aad:

* Da'da 45sano Ilaa wixii ka badan.
* Dadka cayilka xad dhaafa ah.
* Dadka aan jimicsiga sameyn.
* Dadka cadaadiska dhiigoodu uu ka sarreeyo
140/90.
* Dadka qaba cudurka wadnaha.

Nooca 3aad: noocan waxa uu ku dhacaa haweenka uurka leh oo kaliya ( gestational diabetes) waxana sababa is badalla ku yimada
Hormonada .

FG: haddii aad ka cabanayso cudurkan macaanka ama diabetes .
Misna uu jiro dad Kaala xanuusan

Ama aad dooneyso inaad xanunkan ka caafimaado Oo aad xanunkasi beri ka noqoto
Oo Adan dib dambaa Isugu Arkin insha Allah isku Arki meysid ilaah baa wax daweeya dadaaln aadmigu K**a quusto.

LA xiriir whatspp: +251933172548

Immisa qaraabo iyo saaxiibbo ah ayaad ku wayday cudurro daba-dheeraaday sida *Dhiig-kar, *Sonkorow, *babasiirta*Stroke, ...
30/07/2021

Immisa qaraabo iyo saaxiibbo ah ayaad ku wayday cudurro daba-dheeraaday sida
*Dhiig-kar,
*Sonkorow,
*babasiirta
*Stroke,
*gaaska
*infectionka
*buroyinka
*cagarshawga
*romatisanka
*neerfaha
*beer subaga
*dhalmo la'aanta
*xasasiyada
*finanka iyo haaraha
*miisandhimista
*hamiyarida raga
*wadno xanunka
*cancerka
*dhagaxanta kaliya oo bila qalin ah
*gaastarolka
*Noocyada kala duwan ee kansarrada,
*Dhibaatooyinka kale
Cudurrada Sambabka iyo HIV? cell,
fibroids, iwm.

Hadey jawabtu tahey HAA jaaniskan yar ayaa ah waxa kaliya ee ay u baahnaayeen si ay u cusbooneysiiyaan una soo celiyaan unugyadooda dhaawacmay ama dhintay.
Wixii faah faahin ah numberkan
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
+251933172548

19/06/2021

wax sosar lahubo tayadiisa dawado lahubo wax tarkeeda h**ena loso tijabiyay dad badana ku cafimadeen

xanunada an dawayno

1 .sonkorta

2.dhikarka

3.babasirka

4.gastarolka

5.gaaska

6.igfashanka

7.buroyinka

9.cagar shawga

10.romatiisanka

11.neerfaha

12. beer subaga

13.hurdo la anta

14.xas xasiyada

15.misaan dhimista

16.hami yarida kutimada raga

17.wadno xanuunka

18.cancerka

19.dhagaxanta iyo waxii jidhka qofka kujira iyadon la qalin ayaa laga dawaynayaaa

20.dhalmo la anta

iyo xanuuno kale oo badan

waxii fah fahina nagalaso xiir

19/06/2021

wax sosar lahubo tayadiisa dawado lahubo wax tarkeeda h**ena loso tijabiyay dad badana ku cafimadeen

xanunada an dawayno

1 .sonkorta

2.dhikarka

3.babasirka

4.gastarolka

5.gaaska

6.igfashanka

7.buroyinka

9.cagar shawga

10.romatiisanka

11.neerfaha

12. beer subaga

13.hurdo la anta

14.xas xasiyada

15.misaan dhimista

16.hami yarida kutimada raga

17.wadno xanuunka

18.cancerka

19.dhagaxanta iyo waxii jidhka qofka kujira iyadon la qalin ayaa laga dawaynayaaa

20.dhalmo la anta

iyo xanuuno kale oo badan

waxii fah fahina nagalaso xiir https://wa.me/+251933172548

Address

Addis Ababa

Telephone

+251933172548

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Akram mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category