Dr Hashi

Dr Hashi kusoo dhawoow gacmo furan

“Allah has sent down both the disease and the cure, and He has appointed a cure for every disease, so treat yourselves m...
15/07/2024

“Allah has sent down both the disease and the cure, and He has appointed a cure for every disease, so treat yourselves medically, but use nothing unlawful “. Waqti wanaagsan dhamaantiin.

Ciid mubaarak 🥳
16/06/2024

Ciid mubaarak 🥳

‘’Nin Raga iyo Waqti waa Lagdamayaane’’.
12/06/2024

‘’Nin Raga iyo Waqti waa Lagdamayaane’’.

Lakala dheere orod se maahaMaryooley
28/05/2024

Lakala dheere orod se maaha
Maryooley

Waa mid kamida ah qoraalada caafimaad ee bulshadu u baahantay, halaga faaidaysto Buuga DIIWAANKA MACAANKA ee uu qoray Dr...
28/05/2024

Waa mid kamida ah qoraalada caafimaad ee bulshadu u baahantay, halaga faaidaysto Buuga DIIWAANKA MACAANKA ee uu qoray Dr-Abdikarim D Hassan

Waa imisa nooc oo ciidan ah, Allow jamhuuriyada Barakee, insha allah sanadkan sanadkiisa inago halkan meel ka saraysa ta...
18/05/2024

Waa imisa nooc oo ciidan ah, Allow jamhuuriyada Barakee, insha allah sanadkan sanadkiisa inago halkan meel ka saraysa taagan oo isku duuban.

👨🏽‍⚕️ 👈
21/04/2024

👨🏽‍⚕️ 👈

Global warming waxa loola jeedaa korodhka muddada dheer ee celceliska heerkulka dhulka dushiisa, taas oo ay ugu wacan ta...
14/04/2024

Global warming waxa loola jeedaa korodhka muddada dheer ee celceliska heerkulka dhulka dushiisa, taas oo ay ugu wacan tahay hawlaha bani'aadamku kawado deegaanka, sida gubashada shidaalka iyo xaalufka dhirta. Tani waxay keenaysaa inay ku ururaan greenhouse gases ku jawiga, sida CO2, kaas oo xejiya kulaylka sababana in meerahu uu kululaado.
Cawaaqibta global warming ka waxaa ka mid ah kor u kaca heerka badda, cimilada xumaata ee soo noqnoqota sida (abaaraha, roob yaraanta iyo daadadka), dhalaalka barafyada (melting glaciers and ice caps), iyo khalkhal ku yimaada nidaamka deegaanka iyo kala duwanaanta noolaha.
Dadaalka lagu yareynayo global warming ka waxaa ka mid ah inagoo u gudubna ilaha tamarta ee la cusboonaysiin karo, yaraynta qiiqa warshadaha, iyo hirgelinta siyaasadaha lagula dagaalamayo isbedelka cimilada.
W/Q: Dr Hashi

   😍
10/03/2024

😍

💙🤍
27/02/2024

💙🤍

الحمدلله Ilaahay bay mahad oo dhami usugnaatay, Waalidkay alle haka abaaliyo heerkaa ay isoo gaadhsiiyeen. Dr Hashi.
23/02/2024

الحمدلله
Ilaahay bay mahad oo dhami usugnaatay,
Waalidkay alle haka abaaliyo heerkaa ay isoo
gaadhsiiyeen.
Dr Hashi.

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915909948

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Hashi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram