Hurusi Ahmed

Hurusi Ahmed اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات انك قريب مجيب الدعوات آمين يارب 🤲 Huruuse Axmad Cawil dhidiimbe

11/07/2025

War armay-ba khaatumo noqotaa illaahay-ba sabab uga soo dhigaa meelaha soomaali lagu uruurin doono Ee dabka halkaa laga shidaa soomalinimada lagu goobi doonaa

War armay dad gobalo kale ka socda is biirsadaan

Rajadii MW, H**e, Cali khaliif galaydh AUN

09/07/2025

Majeerteen yar yar-ku maamulka cadaalada iyo sinaanta ee SSC-Khatumo wax ha la dhisteen warku waa cadyahaye

22/06/2025

Mucjiso bal illa daawo

22/06/2025

Waa boqol yuhuuduye
Rag baa biirinaaayoo
Baarka u fidhaayee
Barqo laguma gaadheen

22/12/2024

Bal eeg dadka waawayn Ee caruurta isku Eeganaya

08/12/2024

Adigoon awood haysan iyo aarmi iyo saanad
Aar lama uleeyiyo libaax ayda jiifsadye

SSC-Khatumo

29/08/2022

Hees Hooyo mcn❤💋

Miyaan Gama.A Hawaystaa Habayn kii la aantaa
Oo Aan Horay Useexdaa
Hadii Aadan ila Hadal Hooyo Aadan Igu Oran
Hurdo miyay iqabataa

Hadii aad Hooyo Jeceshahay
Sheerta io Followga

28/08/2022

Hees Hooyo Mcn❤💋
Bilaa Mustig

Markaan Ku Arko Waan Ka maqsuudilaa
Murugadaan Qabee Hooyoow macaan❤💋

Dhulbahante iyo warsangaliKaftanku wa ka xiran yahay ilaa ay fadlan lacag ku shubo ka xoroobayaanPuntland iyo Somllnd In...
19/02/2022

Dhulbahante iyo warsangali
Kaftanku wa ka xiran yahay ilaa ay fadlan lacag ku shubo ka xoroobayaan
Puntland iyo Somllnd
Inay maqaaxida ushideen Biilkana Ha qaateen Kuuk Caadiya miyay ku balamen
War Hankiinu
Hadhaafo ma qaaxi nin kale
Leeyahay duf ubaxee

Waxaa Nasiib daro wayn ah inay inay maalin walba cabtaan
Kana Cabtaan ninkay ushooda
Udhiibeen
Ayagana lagu uleeyo
Doqonnimo kawayn ma jirto xuquuqdaa Ha lagu ciilo

Abwaan jaamac Kadiye
Ma caruusad baan ahay markaan Culayo weelkooda

Address

Addis Ababa

Telephone

+251975201040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hurusi Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram