Dr. Abdulrahman Osman

  • Home
  • Dr. Abdulrahman Osman

Dr. Abdulrahman Osman The extra energy required to make another effort is the secret of winning��

19/01/2025

Dr Saed Ahmed 👏

10/01/2025

MashaAllah Dr Saed Ahmed

Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
10/01/2025

Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

I have reached 800 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
15/09/2024

I have reached 800 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Dear Doctors,_______________________________________________As healthcare professionals, we have a crucial role in educa...
27/06/2024

Dear Doctors,
_______________________________________________

As healthcare professionals, we have a crucial role in educating our patients about the risks and complications associated with diabetes when left uncontrolled. We understand that diabetes is a complex condition that requires proactive management to minimize the potential for serious health issues. Moreover, it is essential to emphasize to our patients the importance of early intervention and sustained control of their diabetes to prevent long-term complications.

When interacting with diabetic patients, it is vital to educate them on the following:

1. Complications of Uncontrolled Diabetes: Clearly communicate the potential risks of unmanaged diabetes, such as cardiovascular disease, nerve damage, kidney disease, vision impairment, and an increased susceptibility to infections. Emphasize that early control and monitoring are key to preventing these complications.

2. Importance of Blood Sugar Control: Explain the critical role of maintaining stable blood sugar levels through medication adherence, a balanced diet, and regular physical activity. Stress the impact that proper management can have on minimizing the risks of complications.

3. Regular Monitoring and Follow-Up: Encourage patients to consistently monitor their blood sugar levels and attend regular check-ups to assess their diabetes control. Provide clear guidance on how to recognize warning signs and symptoms that may indicate poor control.

4. Lifestyle Modifications: Offer practical advice on adopting a healthy lifestyle, including dietary recommendations, the benefits of regular exercise, and the importance of maintaining a healthy weight.

Our commitment to empowering our patients with knowledge and support can significantly influence their ability to manage diabetes effectively. By taking an active and informative approach, we can work collaboratively with our patients to reduce the potential impact of uncontrolled diabetes and improve their overall quality of life.

Thank you for your dedication to the well-being of our patients.

Dr.Saed Ahmed (MD,Internal Medicine Specialist@ HGH)

Qaybtii Labaad……Daawo ma leeyahay Cudurkani?_________________________________________  Waxa la arkaa In Dad badani ka bo...
23/06/2024

Qaybtii Labaad……

Daawo ma leeyahay Cudurkani?
_________________________________________

Waxa la arkaa In Dad badani ka bogsadaan xanuunkan iyada oo aanay wax daawo ah qaaden. Balse Inta la ogsoon yahay xanuunkan ma jirto wax Daawo ah oo si dhab ah u daaweynysa cudurkan loona qaato.

waxase jira daawoyin qofka cudurkan qaba la siiyo si ay uga hor tagaan caqabado hor leh oo ka dhasha cudurkan kuwaas oo soo gaadha beerka.

Talooyin caafimaad
___________________________________________

Hadaba waxa muhiim ah in la sameeyo dadaalo iyo feejignaan dheeri sidii looga hortagi lahaa dhibta caafimaad darro ee xanuunkani sababi karo haddii uu bulshada dhexdeeda ku faafo.

Waxaa sidoo kale muhiim ah in bulshadu ku baraarugsanaato oo ay garato siyaabaha uu u faafo xanuunku ka dibna laga dhawrsoonado.

Qaad talaaboyinkan....

Qaad talaaboyinkan si aad uga badbaado cudurkan ilaahay idamkiis.

* Qaado talaalka joonis cadka ama cagaarshowga si aad uga badbaado cudurkan ilaahay idamkiis.

* Hala wadaagin Dadka irbadaha iyo qalabka guryaha sida cadyga.

* Hooyada ama Aabaha Qaba cudurkan ha talaalan ubadkooda iyo cidda guriga kula nool.

* Lamaanaha raba in ay is guursadan aqalna yagleelaan waa in ay iska badhaan cudurkan talaalkiisana Qataan, si mustaqbalka iyaga iyo ubadkooduba uga badbaadan dhibatada xanuunkan.

* Si fiican u nadiifi qalabka caafimaad ee dadka ugu adeegaysid bulshada .

* Tag goobaha caafimaadka si aad xog iyo aqoon ku saabsan cudurkan aad uga soo heshid .

Talaal ma leeyahay Cudurkani?
_______________________________________________

Haa, cudurkani wuu leeyahay talaal, waana sida ugu fiican ee lagaga hortagi karo xanuunkan. talaalkani wuxuu ka koobanyahay sadex irbadood waana in qofku dhamaystaa si uu uga badbaado dhibaato cafimaad, sido kale waxa lagu taliya in caruurta yar yar marka ay dhashaan la siiyaa talaalkan.

Fadlan Soo akhri qormadi koobad een ka qornay xanuunkan si aad wax badan uga ogaato lana wadaag asxaabtada….

Mahadsanid.

W/Q: - Dr. Abdulrahman Osman(MD, MPH)

Cudurka Joonis cadka ama Cagaarshow-ga “Hepatitis B”____________________________________________Halkan waxa aynu ku qaad...
10/06/2024

Cudurka Joonis cadka ama Cagaarshow-ga “Hepatitis B”
____________________________________________

Halkan waxa aynu ku qaadaa dhigi doona kuna soo gudbin doona xanuunka joonis cadka ee loo yoogano afka qalaad Hepatitis B.

si aad wax badan uga ogaataan xanuunkan oo ah dhibe qarsoon oo wakhtiyadan dambe bulshadeena faro baas ku haya, sababayna dhimasho badan , iyo markaad Eegto warqabka iyo wacyiga Dadkeenu ka haystaan Cudurkan oo kooban.

Hordhac.
__________

Joonis cadka ama cagaarshow (hepatitis B) kolba sidii Aad u taqaanaba waa Caabuq ama barar ku dhaca beerka kaas oo uu keeno xanuunsidaha fayraska la yidhaa hepatitis B Virus.

Xanuunka Hepatitis B waxa ay soomaalidu u taqaan joonis cad ama cagaarshaw waa nooc ka mid ah 5 ta nooc ee ugu caansan xannuunada ku dhaca beerka ee loo yaqaano joniska (Hepatitis A, B, C, D iyo E).

Xanuunkani waxa uu kaga soo if baxaa ama kaga muuqda qofka uu haleelo muddo dhan
75 cisho ,celcelis ahaana waxa uu qofka kaga muuqan karaa ama lagu arki karaa mudo dhan 30 ilaa 180 cisho.

Sidoo kale waxaa virus kan qofka jidhkiisa laga heli karaa 1 ilaa 2 bilood kadib marku caabuqan haleelo, kaaso kusii jiri kara jidhka qofka noqona kara mid wakhti dheer laga helo jidhkiisa (Chronic hepatitis B).

Baahsanaanta iyo fidsanaanta cudurkan.
________________________________________

Sida ay sheegayso warbixinaha sanadlaha ah ee ay soo saarto hay’adda Qaramada Midoobey U qaabilsan caafimaadka ee WHO, waxa lagu qiyaasa 250 Ilaa 350 million oo qof dadka la nool xanuunka jooniska noociisa loo yaqaano Hepatitis B oo ku kala nool daafaha dunida, Halka uu ku dhaco dad lagu qiyaaso 1.5 million sanadkasta.

Sidoo kale Sanad kasta waxa u dhinta dad gaadhaya 1.1 million oo qof cabuqa beerka kasoo gaadha ee xanuunka joonis cadka, iyago u dhinta beerka oo shaqadiisa gaba ama uu haleelo cancerka beerka ku dhaca (HCC) ee uu sababo xanuunkani.

Hababka la isugu gudbiyo.
___________________________

Si Guud markaad u Eegto cudurkan Joonis cadka ama cagaarshowga (Hepatitis B) ayaa kaalmaha H**e kaga jira cudurada sida fudud ku faafa ama Dadku si fudud isugu Gudbin karaa.

waxa jira siyaabo badan oo Aad cudurkan ku Qaadi karto ama uu kugu soo Gaadhi karo, lkn inta ugu caansan ayeynu ka soo Qaadanynaa.

1. Habka ugu badan uguna caansani Ee cudurkan loo Qaado ayaa ah iyadoo si Toos ah loo Taabto Dhiig ama dareere Jidhka Qofka cudurkan Qaba ka soo baxay.

2. In Hooyadu Ilmaheeda u Gudbiso xiliga Dhalmada iyo Inta uu Uurka ku jiro labadaba.

3. Iyadoo lala Galmoodo Qof Qaba cudurkan joonis cadka ama cagaarshowga.

4. In La wadaago Irbadaha laysku mudo, cadayga, makiinadaha lagu xiirto iyo Maqasakaba.

5.In lagu shubo Dhiig Qaba cudurkan.

6. In Aad Taabato Nabar, Dheecaan ama Dhiig ka soo Dareeray Nabar Qof Qaba Cudurkan joonis cadka ama cagaarshowga.

Astaamaha/Calaamadaha Lagu Garto Xanuunka.
________________________________________________

1. Qaybta cad ee Indhaha iyo maqaarka sarre ee jidhka oo isku bedela midab hurdi ah loona yaqaano (Jaundice) oo ah halka xanuunku magaca ka soo qaatay.
2. Kaadi madaw.
3. Daal badan.
4. Matag iyo yalaalugo
5. Laabatooyinka oo qofka xanuuna.
6. Qofka oo cuntada si fiican u qaadan ( abateet xumo)
7. Bog xanuun.
8. Awood daro iyo daal

Yaa halis ugu jira inuu haleelo xanuunkani?
__________________________________________

1.Carrurta da'doodu ka yar tahay lixda sano.
2. Dadka difaacoodu hooseyo ama qaba xanuunada hoos u dhiga difaca jidhka.
3. Qof isticmaala maandooriyaasha sida Qaadka iyo khamriga.
4. Qof kasta oo sameeya galmo aan sharci ahayn cafimadkeedana aan la hubin.
5. Qofka ka shaqeeya goobaha caafimaadka gaar ahaan shaybaadhka wuxu halis u yahay cudurkan.

La soco qaybaha xiga ee qormada oon kaga hadli doono ka hortaga iyo talaalka xanuunka joonis cadka........

W/Q: Dr. Abdulrahman Osman(MD, MPH)

Mahadsanid.

There’s hidden blessings in every hardship, heartbreak and disappointment. Trust Allah!
03/08/2023

There’s hidden blessings in every hardship, heartbreak and disappointment. Trust Allah!

Jijiga❤️
05/09/2022

Jijiga❤️

Circle of life
26/08/2022

Circle of life

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" H**e ayuu u yidhi AHN Abwaan Hadrwaawi; Kuwa ii hanweyno...
18/08/2022

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi"

H**e ayuu u yidhi AHN Abwaan Hadrwaawi;

Kuwa ii hanweynow
Marka aad i hoysaan
Hogga ii bannaysaan
Waa in lay hogtaayoo
Hiil waxan ka geli jiray
Ama hoo ka tari jiray
Hadhow lay xusuusta
Hebel lay yidhaahdaa.

‎إنا لله وإنا إليه راجعون!

Every nurse’s dream in the hospital 🤨
28/07/2022

Every nurse’s dream in the hospital 🤨

Address


Telephone

+251915438082

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Abdulrahman Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Abdulrahman Osman:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram