Dr.Sharmarke sharif

Dr.Sharmarke sharif This is Dr sharmarke official page

Eid Mubarek Dhamaan Musliminta Dal iyo Deeganba
15/06/2024

Eid Mubarek Dhamaan Musliminta Dal iyo Deeganba

21/05/2022

The report shows that:

1⃣ Life expectancy at birth increased from 66.8 years in 2000 to 73.3 years in 2019

2⃣ Healthy life expectancy also increased by more than 5 years.

Source: WHO

WHO Guidline outlines five priorities for world and for WHO going forward:Our commitment in the coming year – and in the...
28/01/2022

WHO Guidline outlines five priorities for world and for WHO going forward:

Our commitment in the coming year – and in the coming five years – is to dramatically strengthen our ability to deliver results in countries.

First, to support countries to make an urgent paradigm shift towards promoting health and well-being and preventing disease by addressing its root causes. The pandemic has demonstrated that we must elevate protecting and promoting health as top priority, with significantly increased investment in countries, and at WHO.

The second priority is to support a radical reorientation of health systems towards primary health care, as the foundation of universal health coverage. That means restoring, expanding and sustaining access to essential health services, especially for health promotion and disease prevention, and reducing out-of-pocket spending

The third priority is to urgently strengthen the systems and tools for epidemic and pandemic preparedness and response at all levels, underpinned by strong governance and financing to ignite and sustain those efforts, connected and coordinated globally by WHO.

The fourth priority is to harness the power of science, research innovation, data and digital technologies as critical enablers of the other priorities – for health promotion and disease prevention, for early diagnosis and case management, and for the prevention, early detection, and rapid response to epidemics and pandemics.

The fifth priority is to urgently strengthen WHO as the leading and directing authority on global health, at the centre of the global health architecture.

Source: WHO

06/02/2021
Waxaan Galabta booqasho kutagay Xarunta caafimadka    , oo Dhismahiisu maraya Meel Wanagsan (70%) Taaso oo uu engineerki...
02/12/2020

Waxaan Galabta booqasho kutagay Xarunta caafimadka , oo Dhismahiisu maraya Meel Wanagsan (70%) Taaso oo uu engineerkii Gacanta ku hayey ii Xaqiijiyey inuu kuso Gaba Gabeynayo kudo 45 cisho ah

Waxaa xusid Mudan in 28 xarumo caafimad oo kale ay 11ka Gobal ee Deeganka ka socdaan kuwaa oo dhamaan aan rajeyneyno in sanadkan 2013 La dhameystiro

Dhinaca kale waxaa isbadalka kadib Deeganka laga hirgaliyey Dhismaha 12 cusbital oo isugujiro Dhisma cusub, Dayactir iyo Dalacsiin waxaana kamid ah
1. JIGJIGA PRIMARY HOSPITAL ( ABLEELEHA)
2.KABRIBAYAH PRIMARY HOSPITAL
3.DHAGAXBUUR GENERAL HOSPITAL oo balaarin ah
4. GODEY GENERAL HOSPITAL oo balaarin ah
5. KARAMARA GENERAL HOSPITAL oo balaarin ah
6. GARBO PRIMARY HOSPITAL oo cusub
7.SHINILE PRIMARY HOSPITAL oo cusub
8.GAMASHO PRIMARY HOSPITAL oo cusub
9. DOLLO ADO PRIMARY HOSPITAL oo dalacsiin ah
10. RAASO PRIMARY HOSPITAL oo cusub
11.WARDHEER PRIMARY HOSPITAL oo cusu
12 DAAWA PRIMARY HOSPITAL oo cusub

Mashaariicdan ayaa gabi ahaan dhamaandoona sanad miisaaniyedkan 2013, islamarkaana wax badan ka badali doona Tayada Adeega caafimadka ee bulshada Deegaankeena korna uqaadi doona Heer Daboolka caafimadka ( Health service coverage)

HAYADA CAAFIMADKA ADUUNKA ee WHOBari oo ah 30 bisha june waxay ku beegan tahay 6 bilood kadib markii caabuqa Korona fayr...
29/06/2020

HAYADA CAAFIMADKA ADUUNKA ee WHO

Bari oo ah 30 bisha june waxay ku beegan tahay 6 bilood kadib markii caabuqa Korona fayrus laga helay dalka jeyna.
Hada hayada caafimadka aduunta ayaa hoosta ka xariiqday 5 tiirar ama qodob ee cudurka saameyntiisa caafimad lagu yareyn karo

1. Kaqeybgalka Bulshada: (Community engagement)qofkasta oo muwaadin waxaa kasaaran xil iyo waajibad inuu naftiisa iyo tan bulshada ka ilaaliyo cudurkan kana qeybqaato kaalinta kaga Aadan

2.Xakameynta faafida cudurka: (Suppression of transmission)Wadada ugu muhiimsan ee cudurka faafidiisa looga hortagi karo waa in la raadiya ama karantiila dadka falgal dhow la yeeshay shaqsi xanuunkan laga helay

3.Badbaadinta Nafta shaqsiga:( saving life)
In la badbaadiyo Nafta shaqsiga xanuunka la ildaran iyada la isticmalayo ogsijiin iyo daawada loo yaqana Dheksametason ( Oxygen and Dexamethasone 6mg/day for 10 days with close follow up)

4. Cilmibaadhis( Research): in wax badan laga ogaado cudurkan waxay u baahan tahay in darasaad dheeri ah lagu sameeyo gar ahaan wajiga labaad ee uu cudurkan yeelan doona 6 bilood ee soosocota

5. Hogaamin leh ka go'naansho iyo dareen shacab: ( Political leadership)
Silooga guuleysta cudurkan waxaa loobaahan yahay Midnimo qaran iyo mid caalami.
Inta shaqsi dunida ku nool uu cudurkan halis ugu jiro dhamanteen halis ayaan ku jirna.

Waxaa Maanta noo Qabsoomay kulankii joogtada ahaa ee doorka Xarumaha caafimadka gaarka looleeyahay kuleeyhiin kahortaga ...
26/05/2020

Waxaa Maanta noo Qabsoomay kulankii joogtada ahaa ee doorka Xarumaha caafimadka gaarka looleeyahay kuleeyhiin kahortaga iyo xakemeynta caabuqa COVID-19 xili xanuunka lagahelay bulshada ku dhaqan caasimada deeganka.

Taxadarka badi!
Gurigaaga joog!

*********WADA ISTICMAALKA AFSAABKA( FASE MASK ) MA SAX BAA.....???????****** MAYA WAA QALAD IYO HALIS..Waxaay kuxumada D...
20/05/2020

*********WADA ISTICMAALKA AFSAABKA( FASE MASK ) MA SAX BAA.....???????****** MAYA WAA QALAD IYO HALIS..

Waxaay kuxumada Dowlada Deeganka soomalida gar ahaan Gudiga kahortaga iyo xakameynta caabuqa COVID-19 ka go'aminyeen in goobaha dadku usugu yimadan sida Carwooyinka aanan loo ogolaan shaqsi aan xirneyn afsaab/facemask si looyareeyo faafida cudurka.

Hadaba waxaan xog iyo indha indheyn aan sameynay ku ogaanay in dadka qaarkood ka qaatan qof meesha kaso baxay islamarkan afsaabkii uu qofkaa isticmalay dib u isticmalaan si ay goobta u galaan arintaan oo keeni karto halis caafimad daro sida in uu cudurkii si fudud ugusiifaafo iyo waliba cuduro kale oo hawada lisugu gudbiyo sida TB da, oofwareenta Iwm.

Dhinacakale afsaabka ama face maskiga sawirka ka muuqa wuxuu shaqeynayaa oo kaliya muddo 8 sac wixii inta kabadan isticmalkiisa faaido badan maleh
Waxaad arkeysa shaqsiyaad dhowr cisho haysta oo maalin walba isticmaalo taana waa qalad

Sidaa darteed waxaan bulshada ku bogaadinayaa in aay taxadar badan muujiyaan xiligan oo ciida loo diyaar garoobayo islamarkana talooyinka xirfadlayasha caafimadka qaatan wixii suaalo ah na weydiiyaan

Alla Mahadleh

Address

Jijiga

Telephone

+251915119912

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Sharmarke sharif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category