01/05/2025
Kawarama haddii; Puntland, Ssc-Khatumo Iyo Somaliland, Wax iskudarsadaan Hal dawlad oo quwadlehna Oo heshiis lagu wadayahay ay wada dhistan. Jubaland, K/Galbeed, Hirshabele iyo maamulka muqdishona hal dawlad iyaguna ku midoobaan. Kadib waxaa lahelayaa labo dawladood oo soomali kukala calaf qaaday.
Kawarama aragtidaa iyadda ah.
Fadlan aragtidaada qaybta “Faaladda” kudhiibo. Mahadsanidiin.