European Medical Clinic

European Medical Clinic Private Medical Clinic in Jijiga. This Private clinic is considered as one of the best medical clinics in Ethiopia by th who in 2019" all different all equal"

05/08/2024
05/08/2024
06/11/2023

Laydhkii noo sii daaya

Congratulations to Professor Atalay Alemu.
01/11/2023

Congratulations to Professor Atalay Alemu.

Let us all vote for Marwo
27/10/2023

Let us all vote for Marwo

26/10/2023
Waa Bishaaro eh Aamin dhah.Dhamayso fdln.
20/10/2023

Waa Bishaaro eh Aamin dhah.
Dhamayso fdln.

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali ...

07/05/2023

Did you know? Thomas Fuller, an African sold into slavery in 1724 at the age of 14, was sometimes known as the “Virginia Calculator” for his extraordinary ability to solve complex math problems in his head.

He was asked how many seconds there were in a year and a half, he answered in about two minutes, 47,304,000.

Again he was asked how many seconds a man has lived who is 70 years, 17 days and 12 hours old, he answered in a minute and a half 2,210,500,800.

One of the men was working out the problems on paper, and informed Fuller that he was wrong, because the answer was much smaller.

Fuller hastily replied, "'Top, massa, you forget de leap year." When the leap year was added in, the sums matched.

- BN

16/01/2023
MONKYPOX VIRUS 18.05.2022 waxaa wadanka Maraykanka laga helay shaqsi ka yimid Canada xanuunka loo yaqaan MONKYPOX VIRUS....
22/05/2022

MONKYPOX VIRUS

18.05.2022 waxaa wadanka Maraykanka laga helay shaqsi ka yimid Canada xanuunka loo yaqaan MONKYPOX VIRUS.

Xanuunkaas oo markii u horaysay laga helay xoolaha duurjoogta ah sanadkii 1958.
Kadibna sanadkii 1970 laga helay wadanka DRC( Democratic Repuplic of Congo) xiligaas OO uu aad u laayay dadbadan OO xiligaas caruur u badnaa.

Hadaba
1. Waa maxay xanuunka MONKYPOX VIRUS
2. Muxuu kayimadaa
3. Sidee loo lakala qaadaa
4. Calamada lagu garto ama bukanka lagu garto
5. Sidee loo daweyaa.
6. Maxaa la inaga rabaa hadaan qof ka helno xanuunkaas?

1. MONKYPOX VIRUS ( FANTTO)

Waa xanuun 1970 markii u horaysay laga helay Africa wadanka DRC. sida la cadeeyayna ka yimaada xoolaha duurjoogta. Kaas OO sida la sheegay aad u fiday Geeska Africa gaar ahaan Somalia 1970 nadii loo na yaqaanay FANTTO. gaadhsiiyay heer ay somalidu xiligaa xoolaha ku iyo dadkaba ku habaari jireen ''fantto ku dishay''
Daawadiisuna ahayd in qofka laga helo looga guuri jiray agagaarkaas.

2. MUXUU KA YIMADAA?

xanuunka MONKYPOX VIRUS waxay WHO cadaysay in uu yahay xanuun ka yimada xoolaha duurjoogta ah kaas OO la ka farcama ama la hayb ah viruska loo yaqaan POXVIRIDEA qaybtiisa ORTHOPOXVIRUS.
Waxayna walalo ama isku laan yihiin virusyada
Smallpox VIRUS
Cowpox VIRUS

3 SIDEE LOO QADAA?

Sida ku cad bogga AEA( american epidemiology Asocciation) and WHO new updates kooda waa xanuun ka yimada xoolaha .kaas oo dadka xoolalayda ah kaga yimada xoolaha UU hayo tabashada wax siintooda kadibna gaadha bulshada kale iyagoo ku sii fidin kara.
Taabashada
Wax la cunida
Boogaha dadka qaba dhecankoda oo tabta dadka kale iwl
Xataa neeftooda oo aad isagu dhawata labada qof

4 CALAAMADA BUKANKA.

Markuu qofku qaado waxay qadata maalmo 5-10 cisho ah inta nabaradii ama finankii UU caanka xanunku ku ahaa Laga helayaa/ kasoo baxayaan BUKANKA.
Daal, xumad, madax xanuun, naafta ku yarata.
7cisho ila 10 cisho kadibna finan ka Soo daata gacmaha iyo lugaha, kuwaas OO ku sii faafa jidhka kale dhamaantii.

5 SIDEE LOO DAWAYNAYAA?

MONKYPOX VIRUS Daawayntisa wali iyadoo bilow ilaa dhamaad ah lama hayo. Lkn waxaa la isku raacay in
1. Daawayntisa koobaad tahay calaamadaha bukanka OO la daweeyo ama waxa loo yaqaan sypmtomatic treatment.
2. Smallpox vaccine can be given
3 . Hadii la helayo dawada loo yaqaan IMVANEX oo kaliya USA Laga helo wa lasiin karaa qofka AAD khatarta xaladisu noqoto ama tahay.

6 MAXAA LA INAGA RABAA MARKAAN HELO QOF XANUUNKAASI LOOGA SHAKI QABO.
1 bulshada oo gaar looga fogeeyo.. iyo shaqalaha caafimaadka oo aad u taxadara
Xafiisyadeena sida ka caafimadna iyo ka DCCA oo awaamirta ay ka Soo dajiyaan la raaco.

Dr. Mahad M
European Medical clinic

Address

Jijiga Main Road
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when European Medical Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to European Medical Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram