25/11/2023
Jigjiga maanta waxaa ka furmaya shirka dhalinyarada soomaliyeed ee somali youth summit taasi oo la isku waydaarsan doono khibrado kusaabsan xirfadaha iyo shaqooyinka
Bilis compaing waa barnaamij loogu ololeeyo joojinta gudniinka firconga islamarkaasina shaqo abuur iyo xirfado kale loogu sameeyo dumarka sameeya gudniinkaas oo saamayn ba’ an ku haya gabdhaha soomaliyeed