Mohamoud Ismail

Mohamoud Ismail Caafimaadka, Cilmi-baadhisyada Iyo Waxbarashada I.W.M. I also work on social issues, as a social activist, child nutrition, education, and fighting ignorance.

I am a researcher, medical expert, writer, presenter of health programs on YouTube by Mohamoud Ismail and on other social media such as Facebook, TikTok and Instagram.

06/09/2024

Sidee La Isaga Daweeyaa Kaadida Booratiinka Leh | Proteinuria

05/09/2024

Cuntooyinka Indhaha Waxtarka U Leh | Aragtida

22/08/2024

Aragga Dhaw

Aragtida dhow waa xaalad aragga caadiga ah kaas oo walxaha u dhow ay u muuqdaan kuwo si cad loo arki karo, laakiin walxaha fog ayaa u muuqda kuwo qofka aan si cad u muuqanin Erayga caafimaad ee aragga dhow waa myopia. Myopia waxay dhacdaa marka qaabka isha ama qaabka qaybo ka mid ah isha ay keento fallaadhaha iftiinka inay leexdaan ama dib u noqdaan.

Badanaa, shayga la arkayo ayaa ku dhaca qeybta h**e ee isha ubqaabilsan isha aragga retina, waxaana lagu saxaa in qofka loo xidho muraayad ama lens. Gaar ahaana, concave oo ah muraayadaha xoodan.

Mohamoud Ismail

21/08/2024

Yes you can

Walxaha kansarka, wax ka bedelka unugyada (mutagenic) ama sunta ku ah habdhiska taranka (CMR). Sidoo kale waa walxo leh ...
20/08/2024

Walxaha kansarka, wax ka bedelka unugyada (mutagenic) ama sunta ku ah habdhiska taranka (CMR). Sidoo kale waa walxo leh astaamo asal u ah oo keeni kara kansarka, wax ka bedeli kara hidesidaha (DNA) ama waxyeello gaadhsiin kara habdhiska taranka. Waxay walaac gaar ah ka qabaan walxahan khubarada caafimaadka waana kuwo muddada fog iyo saamaynta daran ee ay ku yeelan karaan caafimaadka bani'aadamka

09/08/2024

Hadaad Calaamadan Isku Aragto , Waa Cudurada Kelyaha.

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamoud Ismail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram