29/10/2023
Sheekh Maxamed Sheekh Ismaciil oo Kamid ah Culimadda Waaweyn ee Soomalida ayaa Xanuunsan.
Aynu u ducayno In Alle Caafimaad Siiyo Sheekheena oo in badan bulshada Wax taray Diiniyan iyo Aqoon tiisaba.
Sheekha sidoo kale wuxu ka mid yahay bahda caafimaad ka ee labada cilmi wax ku dabiiba.
Alle ha ku caafiyo waan rajayn inaan mar kale kulano kaa faa’iido .