19/11/2024
Waxaan ku faraxsannahay inuu nagu soo biiray 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 Cudurada Ku Dhaca Indhaha 𝐃𝐫.Abdi Hussein Yusuf( Bulshawi) .
Soo booqo oo latasho dhakhtarkeenna daaweynta *Indhaha* oo adeegsanaya qalab iyo daaweyn casri ah.
Wixii Faahfaahin La Xiriir 0615844414 ama 0615476341