Abdullahi mathey

  • Home
  • Abdullahi mathey

Abdullahi mathey Page kaan waxaan kuso Gudbinaa duruus cafimaad.

23/06/2023

08/06/2023

#

07/06/2023

BLOOD SUGAR REGULATION

Cashirkan oo dhamaytiran kaso daawo youtube chanelkeena

#

            Waxaa jira arima dhowra ay soomalida runti  caado ka dhigatay oo mamnuuc ka ah marka la joogo saaxada  Waxaa...
10/03/2023





Waxaa jira arima dhowra ay soomalida runti caado ka dhigatay oo mamnuuc ka ah marka la joogo saaxada
Waxaa ka mid ah tan an ka hadli rawo oo ah qalqal galinta ma**da foolanaysa



Marka ma**da foolanaysa waxaa jira hormono oo runti kaalin wayn ka qaata soo dadajinta foosha waxana loo yaqaana
Waxa kalo jira hormone kale oo asna muhim ah oo ka qeeb qaata foosha shaqadiisuna ay tahay ururinta minka oo lagu magacaabo

**da_la_cabsi_galiyo

Jirka bani adamku wuxu leeyahay oo soo deya hormono marxalad walba uu jirka galo
Ma**da foolanaysa marki la cabsi galiyo ama laga naxiyo waxaa laso dayaa hormoone lagu magacaa (adrenaline) waxana laga soo daya qinjir ku yaala kalyaha korkooda oo lagu magacaabo
Hormonkaas waxa laso raaciya dhiiga isla markaana wuu blockgraynayaa ama uu carqaladaynayaa hormonkii foosha soo dadajinayaya
wuxu sababayaa ii ay foosha dib u dhacdo gabdhiina ay ku dheerato foosha ayna ku qaadato mudo fog



Qof allale qofki racaya gawadha ha ahaato qaraabadeda asxpteda ama saygeeda intoodaba waxan ku talinayaa in laga feer jignaado dhaman dhibatoyinka kor an kuso jusnay oo dhibaato u keeni kara ma**da foolanaysa iyo ubadkeeda
Waxa sax ah halka aad ka cabsi galin rabtay inaad ubisharayso farxad ku abuurto ad ku dhahdo daqiiqado kadib hooyad noqonaysaa waxad arkaysaa ubadkaagi oo nabad qawa iyo waxi la mid ah


Haday gawadha tahay ubug ama uu ay tahay fooshedi ugu horeysa fadlan yaysan ku foolan guriga u dhaweey goobo cafimaad si ay u hesho daryeel dheeri ah haday so wajahaan caqabado



W/Q Abdulla mathey

12/04/2022

ᗩՏᑕ ᗩՏ᙭ᑭTᗩ ᑫᗩᒪIᘜᗩ

𝙿𝚊𝚐𝚎 𝚔𝚊𝚊𝚗 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚞𝚜𝚘 𝚐𝚞𝚍𝚋𝚒𝚗 𝚍𝚘𝚘𝚗𝚊 𝚎𝚎𝚋𝚎 𝚒𝚍𝚊𝚗𝚔𝚒𝚒𝚜 𝚍𝚞𝚛𝚞𝚞𝚜 𝚔𝚞 𝚜𝚊𝚊𝚋𝚜𝚒𝚜𝚊𝚗
🅒︎🅐︎🅕︎🅘︎🅜︎🅐︎🅐︎🅓︎🅚︎🅐︎
𝚊𝚗𝚊𝚐𝚘 𝚖𝚊𝚛𝚔𝚊𝚊𝚜𝚒 𝚔𝚊 𝚍𝚞𝚞𝚕𝚊𝚢𝚗𝚘 𝚋𝚊𝚊𝚑𝚒𝚢𝚊𝚑𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚕𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚊𝚢 𝚞 𝚚𝚊𝚠𝚊𝚊 𝚌𝚞𝚕𝚞𝚞𝚖𝚝𝚊 🅒︎🅐︎🅕︎🅘︎🅜︎🅐︎🅐︎🅓︎🅚︎🅐︎
𝙰𝚢𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚢 𝚗𝚊𝚐𝚞 𝚍𝚑𝚊𝚕𝚒𝚜𝚊𝚢 𝚒𝚗𝚊𝚊𝚗 𝚊𝚋𝚞𝚞𝚛𝚗𝚘 𝚙𝚊𝚐𝚎 𝚔𝚊𝚊𝚗.

𝐏𝐥𝐳 𝐩𝐚𝐠𝐞 𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐠𝐚𝐫𝐞𝐲𝐚 𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐫𝐞 𝐠𝐚𝐫𝐞𝐲𝐚

12/04/2022

ᗩՏᑕ ᗩՏ᙭ᑭTᗩ ՏᕼᗩᖇᗩᖴTᗩ ᒪᗴᕼ
🅐︎🅕︎🅤︎🅡︎ 🅦︎🅐︎🅝︎🅐︎🅖︎🅢︎🅐︎🅜︎

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi mathey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdullahi mathey:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram