Al.hudda poly clinic center

Al.hudda poly clinic center Al.hudda poly clinical center wax diyaar kugu dhaqatir aqon buxda uleh xanunada ay ka daweynayan

Xarunta wxaa diyaar kugu ah dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta Dr-diinow Sheikh Mohamed nagu so boqo xarnuten...
03/01/2026

Xarunta wxaa diyaar kugu ah dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta Dr-diinow Sheikh Mohamed nagu so boqo xarnutena ama wac wixii fah fahin ah 614304441

Fursad shaqo Codsadaha gabar Boska ultrasound Ka faaideysi wcn wixii fah fahin ah 614304441
27/12/2025

Fursad shaqo
Codsadaha gabar
Boska ultrasound
Ka faaideysi wcn wixii fah fahin ah
614304441

Mala dhibanthy xanuunka gaaska?
10/12/2025

Mala dhibanthy xanuunka gaaska?

18/11/2025

Waxaan shaqada dib ugu soo labtey malmo aan ka maqnaa xarunta Al.hudda poly clinic center waxan hegan ku ahy xarunta 24/7 maalin
Wixi fah fahin ah 614304441

10/11/2025

Wargelin muhiim ah dhaman waxaan ku war gelineynaa bulshada ku dhaqan gobolka shabellah hoose iyo nawaxigeeda gaar ahaan bulshada ku nol Deganka shalampod inow imaan doono isbitaalka suufi care hospital Dr-diinow Sheikh Mohamed
Dhaqtarka wax uu joogi donaaa mudo kowan
Hadaba ka faideysi wcn

Xarunta waxaa diyaar kugu ah dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta nagu so boqo xarunta oo kuta inta u dhaxeysa ...
05/10/2025

Xarunta waxaa diyaar kugu ah dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta nagu so boqo xarunta oo kuta inta u dhaxeysa siinka dher iyo kal kaal ama naga soo wac wixii fah fahin ah 614304441/617085095

Xarunta Al.hudda poly clinic center wxaa ka hool gala dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta hadaba nagu so boqo ...
01/10/2025

Xarunta Al.hudda poly clinic center wxaa ka hool gala dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta hadaba nagu so boqo xaruntena oo kutaala Deganka Treedisho KM13 nagu soo boqo ama wac wixii fah fahin 614304441/617085095

Xanunada dhabr xanuunka gaas calooledka baabsiirka kaadi baxsadk caruurta iyo dadka waweyn intaasba waan ka daweyneynaa ...
14/09/2025

Xanunada dhabr xanuunka gaas calooledka baabsiirka kaadi baxsadk caruurta iyo dadka waweyn intaasba waan ka daweyneynaa lkn hal arinaa jirto inaa so boqato xarunta Al.hudda poly clinic centerama nagala soo xariir wixii fah fahin ah
614304441 /613843736

07/09/2025

Wargelin muhiim ah dhaman bulshada ku dhaqan muqdisho iyo nawaxigeeda in dhaqtar dib ugu soo lawbtey shaqada malmo safar uu ku maqnaaa
Uu si toos ah u soo shaqo gali doono maalinta beri ah Al.hudda poly clinic center in sha allah

Address

Wadada Muqdisho Iyo Afgooye
Afgooye
2526

Telephone

+252614304441

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al.hudda poly clinic center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram