Canab Maternity Center

  • Home
  • Canab Maternity Center

Canab Maternity Center Our priority is a healthy and happy mothers

Waxaan Qeyb Ka Aheen Shirweynaha Caafimaadka Ee Haweenka Soomaliyeed Oo Sanadkiisii 3aad Ka Qabsoomay Magaalada Muqdisho...
20/11/2025

Waxaan Qeyb Ka Aheen Shirweynaha Caafimaadka Ee Haweenka Soomaliyeed Oo Sanadkiisii 3aad Ka Qabsoomay Magaalada Muqdisho
Waxaan Ku Farax Sannahay Inaa Qeyb Ka QaadanayTaaba Gelinta Barnaamijkan
Haweenku waa la dhabarka bulshada wax aysan qabanina ma qabsoomaan

11/10/2025

Hambalyo ayan u direynaa hooyo Saciido iyo seygeeda oo uu wiil ugu dhashay xarunteena alxm
Waxaan shaqeynaa 24/7
Dhalmo raaxo leh iyo umuliso qibrad sare leh ayan idin diyaarinay
Mudnaanteenu waa caafimaadka iyo farxada hooyada.

07/10/2025
30/09/2025

Hooyo nagu so booqo xarunteena
Si aan kuu siino daryeelka iyo naxariista aad mudantahay intaad foolaneyso
Waxaan shaqeynaa 24/7
Mudnanteenu waa farxada iyo cafimadka hooyada

18/09/2025

Hooyo nagu so booqo xarunteena
Si aan kuu siino daryeelka iyo naxariista aad mudantahay intaad foolaneyso
Mudnanteenu waa farxada iyo cafimadka hooyada

02/09/2025

Hambalyo ayan u direynaa hooyo xabiibo iyo seygeeda oo uu wiil ugu dhashay xarunteena alxm
Waxaan shaqeynaa 24/7
Dhalmo raaxo leh iyo umuliso qibrad sare leh ayan idin diyaarinay
Mudnaanteenu waa caafimaadka iyo farxada hooyada.

28/08/2025

Hambalyo ayan u direynaa hooyo Fartuun iyo seygeeda oo uu wiil ugu dhashay xarunteena alxm
Waxaan shaqeynaa 24/7
Dhalmo raaxo leh iyo umuliso qibrad sare leh ayan idin diyaarinay
Mudnaanteenu waa caafimaadka iyo farxada hooyada.

25/08/2025

Hambalyo ayan u direynaa hooyo ikraan iyo seygeeda oo gabar ugu dhalatay xarunteena alxm
Waxaan shaqeynaa 24/7
Dhalmo raaxo leh iyo umuliso qibrad sare leh ayan idin diyaarinay
Mudnaanteenu waa caafimaadka iyo farxada hooyada.

20/08/2025

Hambalyo ayan u direynaa hooyo Batuulo iyo seygeeda oo gabar ugu dhalatay xarunteena alxm
Waxaan shaqeynaa 24/7
Dhalmo raaxo leh iyo umuliso qibrad sare leh ayan idin diyaarinay
Mudnaanteenu waa caafimaadka iyo farxada hooyada.

15/08/2025

Hambalyo ayan u direynaa hooyo Madiino iyo seygeeda oo uu wiil ugu dhashay xarunteena alxm
Waxaan shaqeynaa 24/7
Dhalmo raaxo leh iyo umuliso qibrad sare leh ayan idin diyaarinay
Mudnaanteenu waa caafimaadka iyo farxada hooyada.

Address

Shareco Street, Ceelasha Biyaha

00252

Telephone

+252618796248

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Canab Maternity Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Canab Maternity Center:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram