17/04/2025
Asc dhamaan umada soomaaliyeed khaasatan Reer Afgooye iyo nawaaxigeeda
Xarunteena waxaan kusoo kordhinay
Daaweenta caruurta yar yar ay da dooda kaweyntahay 3da sano ilaa 15ka sano
Horey usoo gaar wixii faah faahin lambarkan whatsappka nagala soo xiriir
0614183848