xarunta hooyada iyo dhalanke arabsiyo B

  • Home
  • xarunta hooyada iyo dhalanke arabsiyo B

xarunta hooyada iyo dhalanke arabsiyo B hooyo caafimaad qabtaa waa umad caafimaad qabta

Happy 18 may from us
18/05/2023

Happy 18 may from us

18/05/2023

Happy 18 may

كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح اعمال
21/04/2023

كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح اعمال

Shaqaalaha xanaanada oo maanta baahi caafimaad ufilayey degaamo miyiga katirsan oo ka fog goobaha caafimaadka kuwaaso ad...
08/03/2023

Shaqaalaha xanaanada oo maanta baahi caafimaad ufilayey degaamo miyiga katirsan oo ka fog goobaha caafimaadka kuwaaso adeega caafimaadku kuyaryahay
Dhamaan shaqaalaha xanaanadu waxay diyaar uyihiin iney ka qeyb qaatan hawl kasta oo lagu daboolayo baahi caafimaad oo bulshadeenu qabto

Shaqaalaha xanaanada ARABSIO B oo maanta tababar u qabtey dawlada hoose qeybta sanitation iyo disposal kuna wareejiyey a...
02/02/2023

Shaqaalaha xanaanada ARABSIO B oo maanta tababar u qabtey dawlada hoose qeybta sanitation iyo disposal kuna wareejiyey agab shaqaalaha nadaafada kaaso ka caawin doona shaqada ay hayaan
Shaqaalaha xanaanadu waxay mar walba diyaar uyihiin iney ka qeyb qaatan wax walba oo caafimaadka deegaanka kor u qaadaya

Shaqaalaha xanaanada oo wacyi galin ufidiyey hooyoyinka kuxidhan xanaanada  uguna deeqey agab asaasi u ah nadaafada iyo ...
30/01/2023

Shaqaalaha xanaanada oo wacyi galin ufidiyey hooyoyinka kuxidhan xanaanada uguna deeqey agab asaasi u ah nadaafada iyo caafimaadka guud

Shaqaalaha xanaanada Qarka iyo ardayda dugsiga hoose iyo dhexe oo si wada jir ah olole nadaafadeed uga fuliyey xaafada q...
29/01/2023

Shaqaalaha xanaanada Qarka iyo ardayda dugsiga hoose iyo dhexe oo si wada jir ah olole nadaafadeed uga fuliyey xaafada qarka
Dhamaaan shaqaalaha xanaanadu waxay mar walba isku dayayan in caafimaadka bulshadeenu kor uqaadmo

Darxumaa laga durkaayeDegaanka daryeelidiisaDadkiiso sow  umahiloobo
29/01/2023

Darxumaa laga durkaaye
Degaanka daryeelidiisa
Dadkiiso sow umahiloobo

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xarunta hooyada iyo dhalanke arabsiyo B posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram