Wariye Mohamed Ibraahim

Wariye Mohamed Ibraahim Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye Mohamed Ibraahim, Medical and health, wariye mohamed ibraahim, Baidoa.

22/01/2019

WA

Dowlada maraykan ka ayaa sheegtay in ay goorad gudaha soomaaliya ay soo gaari doo naan ciidama tiradooda gaaraya illaa 1...
22/01/2019

Dowlada maraykan ka ayaa sheegtay in ay goorad gudaha soomaaliya ay soo gaari doo naan ciidama tiradooda gaaraya illaa 130 askari ayna qeyb ka noqon doonaan ciidamada ay joogaan maraykan ka gudaha soomaaliya

Ciidamada maraykan ka jooga soomaaliya ayaa Lagu sheega inay gaarayaan tiradooda Inka badan 500 oo askari ciidan Kaas ayaa fariisin tooda ugu weyn ay tahay xirada balidoogle

Sanadkii h**e al shabaab ayaa labo askari maraykan ah Ku dishay dagaal ay Ku wada galeen jubooyinka

Maraykan ka ayaa ciidamada ka jooga soomaaliya hadii ay soogaaraan 130 askari hada la sheegay inay soo gaari doonaan gudaha soomaaliya ayaa noqon doonta wadarta guud ee ciidamada maraykan ka ka jooga soomaaliya 630 askari .

Ciidamada yahuuda oo duqeeyay fariisimo ay Ku sugnaa yeen ciidamada ka tirsan dowlada iiraan kuna sugnaa wadanka siiriya...
22/01/2019

Ciidamada yahuuda oo duqeeyay fariisimo ay Ku sugnaa yeen ciidamada ka tirsan dowlada iiraan kuna sugnaa wadanka siiriya iyo yahuuda oo qiratay in ay ayada ka dambeysan duqeynta .

Wararka naga soo gaaraya baar saan guni ayaa shaagaya in dagaal uu ka dhacay dagaal kaas ayaa ka dhashay khasaaro Dhanka...
20/01/2019

Wararka naga soo gaaraya baar saan guni ayaa shaagaya in dagaal uu ka dhacay dagaal kaas ayaa ka dhashay khasaaro

Dhanka dowlada war ka soo baxay ayaa lagu sheegay in shabaab ay soo weerartey xira kutaala baar sanguni warka ayaa ku daray in ay dhanka shabaab ka dileen tira askar ka badan 70 baatan waxayna waraka dowlada Ka soo baxay cadeeyeen in aysan shabaab xirada qabasan

Dhanka shabaab warka soo baxay ayay ku sheegteen in ay weerar ku qaadeen xira ku taala baar saanguni lana waree geen xira gabi ahaan teeda ayna ka dileen askarta dowlada tira 41 askari waxayna dhanka shabab soo bandhigeen sawiro ayku sheegeen i nay yihii xirada la weeraray.

Ogaysiis ogaysiis ogaysiisDhammaan umada soomaaliyeed Ku nool muqdisho iyo deegaanada Ku xeeran waxaan ogaysiinaynaa in ...
17/01/2019

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis

Dhammaan umada soomaaliyeed Ku nool muqdisho iyo deegaanada Ku xeeran waxaan ogaysiinaynaa in insha allaah barito ay tahay maalin jumca ah tariikhduna Ku beegan tahay /1/18/2019/ ay muxaadaro ka dhicidoonto garoonka istaadiyow koonis muxaadaro uu jeedinayyo sheekh kinyaawi ka soo qeybgal wanagsan insha allaah

Nb.walaal kheeyrka yaan lagaa badsan.

Xilibaan sakariye xaaji cabdi suaal adag ayuu hordhigay xukuumada kheyre.
17/01/2019

Xilibaan sakariye xaaji cabdi suaal adag ayuu hordhigay xukuumada kheyre.

Xildhibaan Sakariye Xaaji Cabdi oo katirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa yiri " Ninka ajnabiga ah ee Bankiga dhexe loo dhiibayo Xukuumadda waxaan ka rabnaa kitaabkii ay ku dhaarin lahayd. "

Raadjoog Media. Xamse KaaFi Axmed

Mudane  c/casiis xasan maxamed (lafta gareen  ) ayaa u mahad caliyey masuuliyiin  tii iyo dhammaan Marti sharaftii ka so...
17/01/2019

Mudane c/casiis xasan maxamed (lafta gareen ) ayaa u mahad caliyey masuuliyiin tii iyo dhammaan Marti sharaftii ka soo qeyb gashay caleema saarkiisii shalay ayaa lagu caleema saaray magaalada baydhabo janaay madaxweynaha KGS mudane cabdi casiis xassan maxamed ( lafta gareen ).

Warka maanta ugu weyn uguña hadal heynta badan bulshaduna ay  isla  dhaxmarayyaan ayaa ah dowlada qadar ayaa dowlada soo...
17/01/2019

Warka maanta ugu weyn uguña hadal heynta badan bulshaduna ay isla dhaxmarayyaan ayaa ah dowlada qadar ayaa dowlada soomaaliya Ku wareejisay gawaari dagaal gawaaridaa soo ah kuwa gaashaaman waxayna ka kooban yihiin 68 gaari .

Doorashii ka dhacday baydhabo kuna guuleystay mudane c/casiis xassan maxamed ( lafta gareen ) kadib ayaa laga dareemayya...
17/01/2019

Doorashii ka dhacday baydhabo kuna guuleystay mudane c/casiis xassan maxamed ( lafta gareen ) kadib ayaa laga dareemayyaa hormar dhan waliba ah baydhabo ayaa shalay Marti galisay wafuud ka kala socotay dalal badan wafuudaas ayaa qeyb ka ahaayeen masuulka dalka ugu sareeya mudane maxamad cabdilaahi farmaajo sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa gudoomiyaha baarlamanka golaha shacabka mudane maxamed mursal

Wufuudaas ayaa socdaal kooda Ku aadanaa kana soon qeyb galeen caleema saarkii mudane madaxweyne c/casiia ( lafta gareen) masuuliyiintaas qeybta ka ahaa ka soo qeyb gala yaasha caleema saarka ayaa halkaasi ka kala jeediyeen khudbado waxaana qeyb ka ahaa masuuliyiin taas khudbada jiidisay gudoomiyaha golaha shabka maxamed mursal wuxuuna sheegay in uu la shaqeynayo madaxweynaha KGS c/casiis ( lafta gareen )

Nb. Fiira gaar ah KGS shaqsina iskama laha.

Address

Wariye Mohamed Ibraahim
Baidoa
1234

Telephone

+252 61 2509950

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Mohamed Ibraahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Wariye Mohamed Ibraahim:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram