Shiidleey Health Center

  • Home
  • Shiidleey Health Center

Shiidleey Health Center Rugta Caafimaadka Shiidleey

Ramadan Mubarak, Way ku mahadsan yihiin howlwadeenada caafimaadka ee Shiidleey Health Center dadaalkooda iyo u adeegista...
03/03/2025

Ramadan Mubarak, Way ku mahadsan yihiin howlwadeenada caafimaadka ee Shiidleey Health Center dadaalkooda iyo u adeegista bulsha waynta

15/12/2024

HA CUNIN!, HA KA GANACSANIN!, BUSKUT DHIIQA ILMO NAFAQO DARAN AYAA LOOGU TALA GALAY

Booqasho iyo kormeer howleed wadajira oo ay qayb ka ahaayeen:- Isku duwaha caafimaadka degmada Balcad Dr Abdullahi A. Ad...
10/09/2024

Booqasho iyo kormeer howleed wadajira oo ay qayb ka ahaayeen:
- Isku duwaha caafimaadka degmada Balcad Dr Abdullahi A. Adow (Tall)
- Guddiga sare ee horumarinta Degaanka Shiidleey
- Agaasimaha cisbitaalka Haweenka iyo isku furanka Sahal Dr Abdirisak Artan oo adeeg caafimaad computerized free ah ugu deeqay xarunta iyo haweenka degaanka
- Ganacsade Maxamed Ali oo matalayay xarunta caafimaadka Carofaag.

Waxaa sidoo kale qiimayn lagu sameeyay howlaha waxbarasho ee ka socda Dugsiga Hoose Dhexe ee Gacal Walaal Shiidleey.

Waxaa la is dhaafsaday, la wadaagay talooyin qiimo badan sidii sare loogu sii qaadi lahaa adeegyada Caafimaad iyo waxbarasho ee ka socda Degaanka Shiidleey.

Waxaa lagu ballamay in qof walbaa ka soo baxo kaalinta kaga aaddan howlaha qiimaha badan ee ka socda degaanka

Allah mahaddii waxaa Shalay loo xiray Shiidleey Health Center Solar System dhammaystiran oo wax badan ka tari doona baah...
04/07/2024

Allah mahaddii waxaa Shalay loo xiray Shiidleey Health Center Solar System dhammaystiran oo wax badan ka tari doona baahida koronto ee 24/7 ee cisbitaalka.

Waxaan mahad ballaran u celinaynaa Allah ka dib Ministry of Health, Hirshabelle Hay'adda Alight Somalia ee fulinaysa Mashruuca iyo dhammaan inta gacan ka gaysatay horumarinta iyo socodsiinta adeegyada caafimaad ee xaruntan.

30/06/2024

Tallaalku waa muhiim

Allah mahaddii waxaa maanta loo xiray Shiidleey Health Center Coldchain lagu kaydiyo tallaalka oo ku shaqaynaaya Solar S...
18/04/2024

Allah mahaddii waxaa maanta loo xiray Shiidleey Health Center Coldchain lagu kaydiyo tallaalka oo ku shaqaynaaya Solar System si loo hubiyo tayada tallaalka lagu bixiyo xarunta. Waxaan mahad ballaran u celinaynaa Allah ka dib Ministry of Health, Hirshabelle, UNICEF Somalia, Hay'adda Alight Somalia, iyo dhammaan inta gacan ka gaysatay horumarinta iyo socodsiinta adeegyada caafimaad ee xaruntan.

CIID wanaagsan
09/04/2024

CIID wanaagsan

Shiidleey Hospital Pharmacy, Thanks to Allah, then Thanks to Ministry of Health, Hirshabelle thanks Alight.
25/01/2024

Shiidleey Hospital Pharmacy, Thanks to Allah, then Thanks to Ministry of Health, Hirshabelle thanks Alight.

19/01/2024

CALAAMADAHA QOFKU ISKU ARKO INTA AYSAN SOKORTU KU DHICIN BALSE AY KU SOO SOCOTO. Shukran Dr Ismail Xaadle

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Howl wadeennada caafimaadka ee ku guulaysatay inay ka howl galaan Xarunta Caafimaadka Shiidle...
19/12/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Howl wadeennada caafimaadka ee ku guulaysatay inay ka howl galaan Xarunta Caafimaadka Shiidleey.

Guddiga Cisbitaalka iyo dhammaan waxgaradka degaanka Shiidleey waxay idinku soo dhawaynaayaan cisbitaalkiina iyo inaad dadkiinna ku anfacdaan aqoontiina iyo khibradahiina qiimaha badan.
KU SOO DHOWAADA GACMA FURAN

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa maamulka iyo madaxda wasaaradda caafimaadka Hirshabelle iyo hayadda Alight.

Address

Shiidleey

252

Telephone

+252617001416

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiidleey Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shiidleey Health Center:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram