22/11/2025
Waxaa sharaf inoo ahaa inaan kusoo dhaweyno magaalada galkayo Dr abdifitah Daud oo ah PHD clinical psychology ahna Gudoomiyaha Jaamacada Hanuun university
Dr kusoo dhawaw magaalada galkayo gobolka mudug
In sha allah inaan wax badan kaa faaidno rajaynayna