Dr. Ciyow

Dr. Ciyow markasto la tasho hal dhaqtar, asaga ayaa kuu gudbin doono, haddii uu jiro mid kale oo aad u baahan

07/11/2025

Ma og tahay in la iska daweyn karo cudurka sokorta isla markaana aad sidii caadiga aheyd waxna u cuni kartid uga cabi kartid.

Ku xirnaw Dr.Dahir Mum ( Dr. Ciyow).

25/10/2025
04/10/2025

Talo Cafimad:
Fadlan iska fiiri calamadaha ugu horeeyo ee sokorow/macaanka:
1. Oon/haraad fara badan.
2. Kaadi fara badan.
3. Afka oo ku qalala.
4. Baahidaada oo kororta.
5. Misaankaga oo hoos u dhaca

Inta aysan ku ridan iska dawee.

09/09/2025

Talo caafimaad: markasto qaado taladda uu kusiiyo dhaqtar si uu u gagaago caafimadkaga.

Talo caafimaad: waligaa ha badsan cunista cuntooyinka laga keeno dalka dibadiisa, waayo waxaa laga dhexli karaa cuduro k...
02/09/2025

Talo caafimaad: waligaa ha badsan cunista cuntooyinka laga keeno dalka dibadiisa, waayo waxaa laga dhexli karaa cuduro kala duwan

Talo caafimaad: Haddii Aabo ama hooyo kuu joogto, fadlan la soco caafimadkooda si bile ah ugu yaraan, si aadan igu soo b...
08/06/2025

Talo caafimaad:
Haddii Aabo ama hooyo kuu joogto, fadlan la soco caafimadkooda si bile ah ugu yaraan, si aadan igu soo baraarugin xaladda oo faraha ka baxday.

29/03/2025

Bishii barakeysneed ee Ramadanka waa gabogabo, ee aan isku duceyno in Illah acmasha wanagsan naga aqbalo, caafimadna nasiyo.

Talo caafimad
18/03/2025

Talo caafimad

Talo caafimaad iyo waano
07/03/2025

Talo caafimaad iyo waano

Talo caafimaad:
03/03/2025

Talo caafimaad:

Address

Beledweyne

Opening Hours

Thursday 09:00 - 17:00
Friday 00:00 - 00:00
Saturday 00:00 - 00:00

Telephone

+252612980405

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Ciyow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Ciyow:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category