Dr. Shacab

Dr. Shacab private public hospital

Xumbada lagu arkay liido beach ma ahan mucjiso ee waa waxaa loo yaqaano toxic foamXumbo sun ah waa natiijada wasakh bada...
02/01/2022

Xumbada lagu arkay liido beach ma ahan mucjiso ee waa waxaa loo yaqaano toxic foam

Xumbo sun ah waa natiijada wasakh badan oo ay ku jirto ammonia, oo sida caadiga ah ku jirta biyaha wasakhaysan sida nitrogen ammonia.

waa maxay ammonia iyo sidee ayay noo saamaysaa?

Ammonia, marka ay ku jirto heerkeeda sare, waxay si xun u saamaysaa nidaamka deegaanka. Ammonia atmospheric ma aha oo kaliya inay wasakhayso biyaha laakiin sidoo kale waxay wasakheysa hawada. sidoo kale waxay sababtaa aash*tada ciidda.

Biyaha dhexdiisa, ammonia waxay sababtaa eutrophication - geedka xad-dhaafka ah iyo koritaanka algae - taas oo keenta hoos u dhaca ogsijiinta biyaha. Natiijo ahaan, waxay khatar ku tahay xayawaanka biyaha ku nool oo aad ugu tiirsan ogsijiinta ku milmay biyaha.

Maxaa sababa xumbada cad ee lagu arkay liido beach:

Waxaa sabab u ah qashinka dabiiciga ee hawadda iyo qashinka warshadaha oo isku darsamay ayaa sabab u ah oo ay ka kooban tahay toxic foam-ammonia. Sida laga soo xigtay CPCB, sababtu waa in wasakhowga uu u dhaqmi karo tilmaame muujinaya heerka sii kordhaya ee wasakheynta ee caalamaka . Marka ammonia ay ku milanto biyaha oo ay weheliso fosfooraska, waxay samayn kartaa waxyaabo sun ah.

Halisteeda?

Maadaama ammonia ay tahay daxal, haddey ku gaarto sunta wasakhaysan waxay keeni kartaa gubasho indhaha, sanka iyo cunaha oo ay ku jiraan mareenka neefsiga. waxay keeni kartaa dhaawac sambabbada, indho-la'aan ama dhimasho.

Waxaa tarjumay Isak Abdi

12/12/2021
14/11/2021

Shacab Hospital

Dhamaan Dadki horay u qaatay talaalka COVID19 magalaada Beledwein waxa la wadaageynaa inuu diyaar yahay DOSE2 ISBITALKA ...
02/06/2021

Dhamaan Dadki horay u qaatay talaalka COVID19 magalaada Beledwein waxa la wadaageynaa inuu diyaar yahay DOSE2 ISBITALKA DARUSIHHA.

Quf kasta waxa laga rabaa inuu horay usoo qaato CARD-ki an horay usiinay.

Mahadsanidiin.

Ilaah ha u naxariisto Dr Buurane eheladi iyo qaraabadi uu ka tagayna samir iyo iiman alle haka siiyo.
22/04/2021

Ilaah ha u naxariisto Dr Buurane eheladi iyo qaraabadi uu ka tagayna samir iyo iiman alle haka siiyo.

Daru-sihha Hospital.
18/04/2021

Daru-sihha Hospital.

رمضان مبارك وكل عام وانتم بخير.
12/04/2021

رمضان مبارك وكل عام وانتم بخير.

Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu deeqday Soomaaliya ayaa goor...
11/04/2021

Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu deeqday Soomaaliya ayaa goordhaw soo gaartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo masuuliyiin kale ayaa kala wareegay agabkaan safiirka dowladda China u fadhiya Soomaaliya Mr Qin Jian.

Daru-sihha hospital                Sanadguuradi 3xaad3 sano oo adeeg hufan ah ayan la garab taagneen dadka ku dhaqan mag...
07/04/2021

Daru-sihha hospital
Sanadguuradi 3xaad
3 sano oo adeeg hufan ah ayan la garab taagneen dadka ku dhaqan magaalada Beledwein gaar ahaan howlwadag.
Insha Allah waa sii laba jibaari doonaa adeega aan bulshada u heyno.

Waxaa qoray Dr Hussen Abshir.Qisadii caafimaad ee iigu yaabka badnayd abid.shan bari ka hor waxaan qaabilay wiil 13 jir ...
05/04/2021

Waxaa qoray Dr Hussen Abshir.

Qisadii caafimaad ee iigu yaabka badnayd abid.

shan bari ka hor waxaan qaabilay wiil 13 jir ah
oo naqasku ku dhagganyahay una baahan oxygen in lagu xiro
wuxuu lahaa qufac qandho iyo xabad xanuun
waxba muu qaadan karin waxaan u diray baaritaan oo sheegay wax kasta normal
covid test wuxuu ahaa negative waxaan ku xiray iv fluids pain killers and high flow oxygen
shantii bari ee lasoo dhaafay waxaa ku xirnaa oxygen iyo parenteral nutrition. calaamadihiisa waxaa ka mid ahaa respiratory distress low oxygen saturation stiff neck severe headache dysphagia insomnia and finally violent convulsions
waxaan adeegsaday diazepam si aan u dajiyo waxaa sariirta ku haysa afar nin oo xoogleh.
waxaan isku dayey diagnosis balse kuma guuleysan inaan garto cudurka haya waxaan ugu yeeray ambalaas leh oxygen una gudbiyey Digfeer balse way diideen inay qabtaan sidoo kale waxaa diiday yardameeli labaduba waxay dhaheen waan buuxnaa oo qof oxygen u baahan ma qaban karno waa laigu soo celiyey ayadoo talo iga wareersantahay ayuu wiilkii hadlay oo yiri waxaan nahay culumo ku dhexjira wiilka anagaa ridayna oxygen ka ninkaan wuxuu hadda ka hor noo badbaadshay ilmo yar yar waxaan abaal uga dhignay inaan saddex jeer badbaadinay haddana waxaan ogaanay inuu codsaday mobile loona diiday haddii loo gado waan ka baxaynaa wuuna caafimaadin
isla markii ayaa la doonay markii la keenay hurdadii ayuu ka kacay sidii qof aan wali xanuunsan

Booqashadiina waxay noo tahay dhiiragelin.
01/04/2021

Booqashadiina waxay noo tahay dhiiragelin.

Address

Wadada Jaayga
Beledweyne

Telephone

+252615413221

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Shacab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Shacab:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category