Borama Regional Hospital

  • Home
  • Borama Regional Hospital

Borama Regional Hospital Borama Regional Hospital is a public hospital and the only official referral hospital in Awdal Regio

Agaasimaha Guud Ee Cusbitaalka Magaaladda Boorama Dr. Aadan Ibraahim Liibaan Ayaa Wariyayaasha Gobalka Awdal Ka Hawlgala...
12/10/2021

Agaasimaha Guud Ee Cusbitaalka Magaaladda Boorama Dr. Aadan Ibraahim Liibaan Ayaa Wariyayaasha Gobalka Awdal Ka Hawlgala Uga Mahadnaqay Dhiig Ay Ugu Deeqeen Cusbitaalka Boorama. Sidoo kale, bulshada ugu baaqay in ay ku daydaan.

Wasiirka Wasaaradda H. Caafimaadka JSL ayaa isbuucan xadhiga ka jaray Bangiga Dhiiga kaasoo uu Agaasimaha Cusbitaalka Boorama uu sida ugu macquulsanayd uga shaqaysiiyay.

Wasaaradda H. Caafimaadka JSL ayaa deddaal adag oo joogto ah ugu jirta horumarinta adeegga caafimaadka dalka.

Address

Street 1

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama Regional Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram