Dr Ahmed ordaye

Dr Ahmed ordaye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Ahmed ordaye, Doctor, Sheikh Ali jawhar, Borama.

12/12/2021

Afhayeenka Kooxda Fallaagada TPLF Getachew Reda ayaa bartiisa facebook ku soo qoray in maleeshiyaadka Kooxdu u ruqaansadeen dhinaca magaalada Gaashana.

Getachew wuxuu sheegay in duullaanka Kooxdu qaadayso aan la joojin doonin ilaa Addis Ababa xabbad-joojin dalbato. Waa siduu hadalka u dhigaye.

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa inta badan qabsatay furimaha h**e ee dagaalka iyo fadhiisimihii Kooxda TPLF ee deegaanada Ismaamuladda Amxaarada iyo Canfarta.

Beginning second phase of war between terrorists of TPLF and federal republic of Ethiopia

DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Itoobiya Col. Abiy Axmed Cali ayaa markale dib ugu laabtay furimaha daga...
12/12/2021

DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Itoobiya Col. Abiy Axmed Cali ayaa markale dib ugu laabtay furimaha dagaalka ee Waqooyiga dalkaas isagoo hogaamin doona hawlgallada lagu la jiro Kooxda Fallaagada ah ee TPLF. Sida ay tabisay Al-Jazeera.

20/01/2021

Siyaaasiinta ka soo jeeda gobolada galbeedka oo noqday gaadhi la rakaaabsado
Siyaasiintu waxay noqdeen kuwa ay rakaabsato beesha dhexe oo ay ku gaadhaan danahooda gaarka ah ka dibna ay isaga dagaan markay ku gaadhan danahooda

24/09/2019

Top

Ku soo dhawaada gacmo furanMy dear friendsQuruxdii gobolka awdalAt saw hotel
26/08/2019

Ku soo dhawaada gacmo furan
My dear friends
Quruxdii gobolka awdal
At saw hotel

19/08/2019

Connected with Dr Ahmed ordaye

Address

Sheikh Ali Jawhar
Borama

Telephone

0634576020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ahmed ordaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category