Muuse Aadan Maydhane

Muuse Aadan Maydhane KU SOO DHAWAADA GAMCO FURAN
PAGEKAN WAXAAD KALA SOCON DOONTAAN SUUGAANTA QAYBAHEEDA KALA DUWAN

Reerkii lagu nastee lagu nagaado rabbi haydinka yeelo wllkay Bashiir Sh.Cilmi Maydhane iyo Dumashiday Shukri Axmed Ciise
09/10/2024

Reerkii lagu nastee lagu nagaado rabbi haydinka yeelo wllkay Bashiir Sh.Cilmi Maydhane iyo Dumashiday Shukri Axmed Ciise

Save trip My brother
28/07/2022

Save trip My brother

Meesha aad hiigsanayso Himilaa horseeda Hadima hanqaarta Samir baa u hiilsha Rabbi baa rumeeyoo Markaa baad happy dareen...
21/07/2022

Meesha aad hiigsanayso
Himilaa horseeda
Hadima hanqaarta
Samir baa u hiilsha
Rabbi baa rumeeyoo
Markaa baad happy dareenta

i believe you able.finally you did it.
Good Congratulations 🎉🎊 good congratulations 🎈 Habza Ahmed

27/06/2022

Fariintan Duco Dalbsahada Waxeey idiinkaga timid Mamo Khadra daahir Cige Fanaanad Ka Towbad Keentay ,Waxeey Ku bilaawday Sida tan ",

Noloshan Waan ka guuri doonaa dhawaan., Cudurka Cancerka Qofka Uu ku dhaco Wax badan ma sii noolaado 😭😭

Sidaad Wada ogtihiin💔, Ducadiina Haddii Uu allah ii aqbalo Waan rajeynayaa , in Aan ku caafi maado

Ama ugu yaraan Wll haka gudbin postigeygan adigoon naxariis ii weydiin Allaah s.w.t
Dhaqtar kasta wuxuu sheegayaa in aan sii noolan doonin Usbuuc wax ka badan😥

Waxaan idiinkaga sii hormari doonaa qabri Aan kali ku ahay ciida ka hoose Markaane ma awoodi karo in aan duco idiin soo Weydiisto😥

Allaah ayaan kugu dhaariyay Waxaad ku baahisaa fariintan☝ groupkasto Aad ka tirsan tahay.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👇

📝Dal waxaan ku noolahay 📝Runtu arag daraysoo 📝Daadihi" la yidhi been 📝Haday dunida ceebtahay.📝Dus-duskiyo khiyaamadu,📝No...
24/04/2022

📝Dal waxaan ku noolahay
📝Runtu arag daraysoo
📝Daadihi" la yidhi been

📝Haday dunida ceebtahay.
📝Dus-duskiyo khiyaamadu,
📝Noo dabeecad weeyaan.
📝Nin dilaala mooyee,
📝Dagmadaan ku noolnahay.
📝Nin "daryeel"idhaahdaa,
📝Dulli buu ka qoran yahay.

📝Waxa maanta Ii daran
📝Qaran haga dad waynaha
📝Qaran aan dirsada
📝Anigays ku kay dirin
📝Qaran iigu soo Dara
📝Aan iiga sii darin;
📝Qaran gudaha daafaca
📝Dibaddana aqoonsi leh.
📝Isku kay soo dabaaloo
📝Waxaan doonayaa Qaran
📝Qaran dhaama kii h**e.

Dabataxan waxaa tiriyey
( ) allaha u naxariistee

Hadii aad ka faa iiday wax uun FOLLOW I dhe

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خيرWaxan Hambalyo halkan uga dirayaWllshayXafsa Xasan Maydhane iyo wll Amiin ...
13/04/2022

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Waxan Hambalyo halkan uga diraya
WllshayXafsa Xasan Maydhane iyo wll Amiin C/rashiid Cabdi.
Waxaan leehay reerkii lagu nastee lagu nagaado rabbi haydinka yeelo

Jawiga booramee bilan🌺🌺Anoo ku baashaaloo🕺🕺Kolba iska baantoo 🤾🏻‍♂️⛹️🏋🏻‍♂️Bilicdeeda la haysta 🌹🌹Inan yahay maalintaad🙋🏻...
04/04/2022

Jawiga booramee bilan🌺🌺
Anoo ku baashaaloo🕺🕺
Kolba iska baantoo 🤾🏻‍♂️⛹️🏋🏻‍♂️
Bilicdeeda la haysta 🌹🌹

Inan yahay maalintaad🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️
Isoo booqatay iyo 👩🏻‍🦯👩🏻‍🦯
Barashadeenii wacanayd 🤝🤝
Naftaa kuu bogtoo✅✅

Dumarkii Waan ka leexdoo👨‍🦯👨‍🦯
Asxaabtii Waan ka baydhoo🤦🤦
Bar-baartii Waan ka goostay🙅‍♂️🙅‍♂️
Bog cusub baan bilaabay📖📖

Adaa ii baaqoo 🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️
Weedhaada baxsan baa🧏🏻🧏🏻
Xiisihii badisoo🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️
Boga iyo beerka 🤔🤔

jecayl ku beertay❤️❤️
Oo ka dhigay bukaan🛏🛏
La’aantaa bogsoonayn💊💉

✍️By ( )

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO  Congratulations 💯%🙏Waxaan Halkan Tahniyad Aroos Meher Wacan Uga Dirayaa zxpkay   iyo Marwadi...
24/03/2022

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO Congratulations 💯%🙏

Waxaan Halkan Tahniyad Aroos Meher Wacan Uga Dirayaa zxpkay iyo Marwadiisa dumaashiday Wllshay

Reerkii lagu nastee lagu nagaado rabbi haydinka yeelo
Aamiin Aamiin

 )Ruuxii meel uun tusmaysta 👨‍🦯👨‍🦯Ee ku taabo inuu mar gaadho 🙋‍♂️🙋‍♂️Dadaalka iyo tabanigiisa ✍️✍️Hamiga iyo ku toosnaa...
03/02/2022

)

Ruuxii meel uun tusmaysta 👨‍🦯👨‍🦯
Ee ku taabo inuu mar gaadho 🙋‍♂️🙋‍♂️
Dadaalka iyo tabanigiisa ✍️✍️
Hamiga iyo ku toosnaantiisa 👨‍💻👨‍💻
Hubaal waa kii tis qaada ✅✅
Mar uun soo taabta guusha 💯💯

✍️By: ( )

02/02/2022

Sadaali oo ku guuleyso $20.
Burkina Faso Vs Senegal, Wareegiisa Afar-dhamaadka.

Sharuuddaha:
1. Like Saar Page-Ka.
2. Share-Garey Post-Ga.
3. Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya Ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Heli Doono.

Inalilahi wa ina ilayhi rajicuun Noolaba waa dhinte maanta ma adaa baxay walal Allaha ku naxaristo       ( ) Adoon saali...
25/01/2022

Inalilahi wa ina ilayhi rajicuun
Noolaba waa dhinte maanta ma adaa baxay walal Allaha ku naxaristo ( )
Adoon saalixad ahayd ee sidii dhulka lagaga jecla samada Allaha kaga jeclado😭😭

Address

Sheikh Ali, Borama Awdal
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muuse Aadan Maydhane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Muuse Aadan Maydhane:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram