Rafiq Media Pro

Rafiq Media Pro "Professional Photography & Videography in Borama. 📸


"Premium Media Production | Weddings, Events, Commercials & Drone Opretor. "Your vision, our lens.

"


🎞️ High-quality photography and videographer. Capturing your best moments.🎥"

27/03/2026

Alle qabriga ha u nuuro jiif caaqil Cismaan.

Rafiq Media Pro

Sawiro: Wasiir kuxigenka wasarada ganacsiga S/land Jawhar Siciid Warsame ayaa qado sharaf ku maamuusay madaxda dhaqanka ...
27/03/2026

Sawiro: Wasiir kuxigenka wasarada ganacsiga S/land Jawhar Siciid Warsame ayaa qado sharaf ku maamuusay madaxda dhaqanka iyo hogaanka dhalinyarada beesha ree Dudub.

Rafiq Media Pro

27/03/2026

Ilaahay janooyinkiisa haku casuumo jiif caaqil Cismaan abdi bade oo lagu aasay xabaalaha dilla.

Rafiq Media Pro

27/03/2026

DEG DEG: Wasiir kuxigeenka wasarada ganacsiga Somaliland Jawhar Siciid Warsame ayaa qado sharaf duco ah u sameeyay madaxda dhaqanka iyo hogaanka dhalinyarada beelaha ree Dudub.

Rafiq Media Pro

25/03/2026

Waxa ugu muhiimsan qaybta aan hada fadhino inaan aanu soo kordhinay Maktabada "Library" ay Habluhu waxa ugu akhrisataan.

Hadaynu markaa gacamaha isqabsano oo bulshadeenaa badan ee ka lawada duwan ee isku timiday qofba mawaahib bu Alle siiyay hadii laysku biirsado waxa ay noqonaysaa bulsho aad u dhisan.

Xafladda Furitaanka Maktabada Baytul Macmuur.

Rafiq Media Pro

Sawiro :- Xafladda Furitaanka Maktabada Baytul Macmuur.Rafiq Media Pro
25/03/2026

Sawiro :- Xafladda Furitaanka Maktabada Baytul Macmuur.

Rafiq Media Pro

24/03/2026

Borama oo Gu'gii u curtay.

Rafiq Media Pro

Subax h**e iyo Borama da Cusub 2026 Muuqaal qurx badan Mar dhaw Naga filo.Rafiq Media Pro
24/03/2026

Subax h**e iyo Borama da Cusub 2026

Muuqaal qurx badan Mar dhaw Naga filo.

Rafiq Media Pro

24/03/2026

Deegan qurxoon iyo jawi qurxoon.

Rafiq Media Pro

23/03/2026

Deegaanked jeceshahay inaad dalxiis u tagtid.

Deegaankan magiciisa soo sheeg?

Rafiq Media Pro

23/03/2026

Wali Ciidii ma dhamaatay.

Muqaalkan kalamad kasoo dheh.

Rafiq Media Pro
Rays Hotel Borama

22/03/2026

Borama Rays Hotel Borama.

Rafiq Media Pro

Address

Kasoo Hor Jeedka Dawlada Hoose Ee Borama
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rafiq Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Rafiq Media Pro:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram