Geelle polyclinic and pharmacy

Geelle polyclinic and pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geelle polyclinic and pharmacy, BILE Road , NEAR SOMTEL, Borama.

Geelle pharmacy waa pharmacy caalamiya waxad ka helaysaa daawo walba oo naftu doonto sida dawoyinka ka hortaga cudurada ,dawowalba oo dhakhtar kuu soo qoro,dawoyinka laysku qurxiyo, qalabka caafimaadka ,allaabaha caruurta,qalabka

Similac Gold 2 (6+ bilood) waxey u fiican tahey koritaanka & miisaanka iyo Xoojiya lafaha & ilkaha, u fiican ilmaha bila...
11/02/2026

Similac Gold 2 (6+ bilood) waxey u fiican tahey koritaanka & miisaanka iyo Xoojiya lafaha & ilkaha, u fiican ilmaha bilaabaya cunnooyin kale. Waa Ku Diyaar!

Similac Gold 1 (0–6 bilood) waxey u fiican tahey koritaanka maskaxda iyo Xoojiya difaaca jirka. Waa Ku Diyaar!
11/02/2026

Similac Gold 1 (0–6 bilood) waxey u fiican tahey koritaanka maskaxda iyo Xoojiya difaaca jirka. Waa Ku Diyaar!

New Bone – Joint Health Care waxey u fiican tahey Yareeya xanuunka jilibka, dhabarka & kala-goysyada,Ka caawiyaa adkeynt...
11/02/2026

New Bone – Joint Health Care waxey u fiican tahey Yareeya xanuunka jilibka, dhabarka & kala-goysyada,Ka caawiyaa adkeynta lafaha iyo Wanaajiya dhaqdhaqaaqa kala-goysyada. Waa Ku Diyaar!

BIOXCIN Sun Care SPF 50 waxey u fiican tahey Ka ilaalinta maqaarka qorraxda, Ka hortagga gubashada & madoobaadka maqaark...
10/02/2026

BIOXCIN Sun Care SPF 50 waxey u fiican tahey Ka ilaalinta maqaarka qorraxda, Ka hortagga gubashada & madoobaadka maqaarka iyo Qoyaanka maqaarka. Waa Ku Diyaar!

Anti Hair Loss Serum waxey u fiican tahey Yaraynta timo-daadka, Kicinta koritaanka timo cusub iyo Xoojinta xididdada tim...
10/02/2026

Anti Hair Loss Serum waxey u fiican tahey Yaraynta timo-daadka, Kicinta koritaanka timo cusub iyo Xoojinta xididdada timaha. Waa Ku Diyaar!

BIOXCIN Collagen waxey u fiican tahey Adkeynta timaha iyo yaraynta timo-daadka, Quruxda maqaarka iyo Caafimaadka lafaha ...
10/02/2026

BIOXCIN Collagen waxey u fiican tahey Adkeynta timaha iyo yaraynta timo-daadka, Quruxda maqaarka iyo Caafimaadka lafaha iyo kala-goysyada. Waa Ku Diyaar!

Magnesium (250 mg) wuxuu u fiicna yahey Murqaha & kala-goysyada, Wadnaha, Lafaha iyo Madax-xanuun & migraine. Waa Ku Diy...
09/02/2026

Magnesium (250 mg) wuxuu u fiicna yahey Murqaha & kala-goysyada, Wadnaha, Lafaha iyo Madax-xanuun & migraine. Waa Ku Diyaar!

09/02/2026

Wheelchair Casri ah ayaa lugu keeney!!

Wheelchair caan ah Oo fiican lugu keeney.waa Ku Diyaar!
09/02/2026

Wheelchair caan ah Oo fiican lugu keeney.waa Ku Diyaar!

Biotin (Vitamin B7). Waxa uu u fiican yahay caawinta timaha, Maqaarka iyo Ciddiyaha. Waa Ku Diyaar!
08/02/2026

Biotin (Vitamin B7). Waxa uu u fiican yahay caawinta timaha, Maqaarka iyo Ciddiyaha. Waa Ku Diyaar!

SeleStrum Cranberry Concentrate waxey u fiican tahey Caafimaadka guud iyo Difaaca jirka. Waa Ku Diyaar!
08/02/2026

SeleStrum Cranberry Concentrate waxey u fiican tahey Caafimaadka guud iyo Difaaca jirka. Waa Ku Diyaar!

Valupak Cod Liver Oil waxey u fiican tahey Xoojinta lafaha & ilkaha, Difaaca jirka iyo Wadnaha & dhiigga. Waa Ku Diyaar!
07/02/2026

Valupak Cod Liver Oil waxey u fiican tahey Xoojinta lafaha & ilkaha, Difaaca jirka iyo Wadnaha & dhiigga. Waa Ku Diyaar!

Address

BILE Road , NEAR SOMTEL
Borama
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geelle polyclinic and pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Geelle polyclinic and pharmacy:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram