Ajmal Pharmacy

Ajmal Pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ajmal Pharmacy, Borama.

AJMAL Pharmacy | Beyond Pharmacy
Providing trusted, high-quality healthcare and pharmaceutical services in Borama. — open 24/7.
🕒 24 Hours / 7 Days a Week
📍 Located near Masjid Harwo, Borama
📞 Contact: 617077
📧 Email: ajmalpharamacy@gmail.com

Jimce Mubarak!Maanta waa maalin kheyr badan oo Ilaahay uu barakeeyey, waana fursad gaar ah oo lagu xasuusto naxariista E...
01/01/2026

Jimce Mubarak!
Maanta waa maalin kheyr badan oo Ilaahay uu barakeeyey, waana fursad gaar ah oo lagu xasuusto naxariista Eebbe, lagu badiyo ducada, salaadda iyo istighfaarka. Ilaahay ha ka dhigo Jimce khayr.

01/01/2026

Ajmal Pharmacy oo ka qay qaadenaysa champion-ka somaliland
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba —habeen iyo maalin, 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.

Waa ku diyaar!,Crestor 10mg: Dawo loogu talagalay hoos u dhigista cholesterol-ka dhiigga.Adeeggayagu waa diyaar wakhti w...
01/01/2026

Waa ku diyaar!,Crestor 10mg: Dawo loogu talagalay hoos u dhigista cholesterol-ka dhiigga.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Ajmal Pharmacy— la wadaaga fariintan qof kasta oo u baahan.

✨ SANAD CUSUB | WAX CUSUB ✨Sanadkan cusub, waxaan idiin diyaarinay wax cusub oo faa’iido leh 🤍📅 Coming Soon – 05 January...
01/01/2026

✨ SANAD CUSUB | WAX CUSUB ✨

Sanadkan cusub, waxaan idiin diyaarinay wax cusub oo faa’iido leh 🤍

📅 Coming Soon – 05 January 2026
👀 Maxaad naga fileysaa?

📍 Ajmal Pharmacy – Sanad Wanagsan
📞 617077 | 📱 063 8988288

Sanad Wanaagsan dhammaan bulshadeena 🤍Ajmal Pharmacy waxay idiin rajaynaysaa caafimaad iyo farxad sanadka cusub.Adeeggay...
31/12/2025

Sanad Wanaagsan dhammaan bulshadeena 🤍
Ajmal Pharmacy waxay idiin rajaynaysaa caafimaad iyo farxad sanadka cusub.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba —habeen iyo maalin, 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.

Waa ku diyaar!, Loxen 20mg: Dawo loogu talagalay cadaadiska dhiigga & wadnaha.Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 s...
31/12/2025

Waa ku diyaar!, Loxen 20mg: Dawo loogu talagalay cadaadiska dhiigga & wadnaha.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Ajmal Pharmacy— la wadaaga fariintan qof kasta oo u baahan.

Waa ku diyaar!, Nerobion Tablets: Vitamin B1+B6+B12 oo taageerta neerfaha & tamarta.Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba ...
30/12/2025

Waa ku diyaar!, Nerobion Tablets: Vitamin B1+B6+B12 oo taageerta neerfaha & tamarta.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Ajmal Pharmacy— la wadaaga fariintan qof kasta oo u baahan.

Waa ku diyaar!, Zeloxim Fort 15mg: Dawo loogu talagalay xanuunka murqaha & karbaashka jidhka.Adeeggayagu waa diyaar wakh...
30/12/2025

Waa ku diyaar!, Zeloxim Fort 15mg: Dawo loogu talagalay xanuunka murqaha & karbaashka jidhka.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Ajmal Pharmacy— la wadaaga fariintan qof kasta oo u baahan.

Waa ku diyaar!, Degastrol 30mg: Dawo loogu talagalay xanuunka caloosha.Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maa...
29/12/2025

Waa ku diyaar!, Degastrol 30mg: Dawo loogu talagalay xanuunka caloosha.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Ajmal Pharmacy— la wadaaga fariintan qof kasta oo u baahan.

Kusoo dhawoow Ajmal PharmacyIska cabbir 20+ Tilmaamayaal Caafimaad Wax ka yar 3 daqiiqoAdeeggayagu waa diyaar wakhti wal...
29/12/2025

Kusoo dhawoow Ajmal Pharmacy
Iska cabbir 20+ Tilmaamayaal Caafimaad Wax ka yar 3 daqiiqo
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba —habeen iyo maalin, 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.

Waa ku diyaar!, Daplig 10mg: Dawo loogu talagalay sonkorta nooca 2-aad & taageerida wadnaha.Adeeggayagu waa diyaar wakht...
28/12/2025

Waa ku diyaar!, Daplig 10mg: Dawo loogu talagalay sonkorta nooca 2-aad & taageerida wadnaha.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Ajmal Pharmacy— la wadaaga fariintan qof kasta oo u baahan.

Waa ku diyaar!, Clofenac SR 100mg: Dawo loogu talagalay xanuunka murqaha.Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac m...
28/12/2025

Waa ku diyaar!, Clofenac SR 100mg: Dawo loogu talagalay xanuunka murqaha.
Adeeggayagu waa diyaar wakhti walba — 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Ajmal Pharmacy— la wadaaga fariintan qof kasta oo u baahan.

Address

Borama

Telephone

+252634533508

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ajmal Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ajmal Pharmacy:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram