AllaMagan Pediatric Clinic

  • Home
  • AllaMagan Pediatric Clinic

AllaMagan Pediatric Clinic Xarunta Allamagan PEDIATRIC waxay qaabilsantahay daawaynta iyo daryeelka caruurta.

xarunta waxay ku taalaaa xaafada xalane,waxayna dhinaca koonfur ka xigtaa Kaalinta shidaalka ee GOLJANO .

Waxa lagu wargelinayaa bulshada magaalada Borama iyo nawaaxigeeda in uu iman doono Dr. Muhyadin Hussein Hassan oo ah Dha...
26/11/2025

Waxa lagu wargelinayaa bulshada magaalada Borama iyo nawaaxigeeda in uu iman doono Dr. Muhyadin Hussein Hassan oo ah Dhakhtar ku takhasusay cudurrada ku dhaca maqaarka cidiyaha, timaha iyo xasaasiyada.

Goobta:: Allamagan pediatrics clinic .

Maalinta khamiista .... Labada galinba
Maalinta jimacaha ...... galinka dambe.

fadlan kala xidhiidh numbereda hoos ku qoran.
Land line.... 610305/063 4839503.

Allamagan pediatrics clinic waxaaad ka helaysaa dhamaaan daaawooyin ka maqaarka oo tayo leh.
02/10/2025

01/10/2025

Waxa lagu wargelinayaa bulshada magaalada Borama iyo nawaaxigeeda in uu iman doono Dr. Muhyadin Hussein Hassan oo ah Dhakhtar ku takhasusay cudurrada ku dhaca maqaarka cidiyaha, timaha iyo xasaasiyada.

Goobta:: Allamagan pediatrics clinic .

Maalinta khamiista .... Labada galinba
Maalinta jimacaha ...... galinka dambe.
diiwaan galintu waxay ka socotaaa xarun Allamagan pediatrics clinic.

fadlan kala xidhiidh numbereda hoos ku qoran.
Land line.... 610305/063 4839503.

Bishaaro Bishaaro  # # # # # # # #Waxa lagu wargelinayaa bulshada magaalada Borama iyo nawaaxigeeda in uu iman doono Dr....
16/09/2025

Bishaaro Bishaaro # # # # # # # #
Waxa lagu wargelinayaa bulshada magaalada Borama iyo nawaaxigeeda in uu iman doono Dr. Muhyadin Hussein Hassan oo ah Dhakhtar ku takhasusay cudurrada ku dhaca maqaarka cidiyaha, timaha iyo xasaasiyada.

Adeegyada la heli doono waxaa ka mid ah:

Daaweynta finan & nabaro wejiga ah

Cudurrada maqaarka ee caruurta iyo dadka waaweyn

Cuncunka & finan daba-dheeraada

Timo-daadashada & dhibaatooyinka timaha

Nabarro & midabyo maqaarka ah

Talo iyo baaritaan ku saabsan daryeelka maqaarka

📍 Goobta: Allamagan pediatrics clinic .

📅 Waqtiga: 18 ila 20 bisha.
⏰ saacada shaqada 8 subaxnimo ilaa 8 habenimo

Fadlan kala xidhiidh numberda hoos ku qoran ..
line ..... 610305
0634839503

Infantile hemangioma
25/06/2025

Infantile hemangioma

dhamaan qalabkan waxa aaad ka helaysaaa xaruntu daawaynta iyo daryeelka caruurta ee Allamagan pediatrics clinic, Borama,...
17/03/2025

dhamaan qalabkan waxa aaad ka helaysaaa xaruntu daawaynta iyo daryeelka caruurta ee Allamagan pediatrics clinic, Borama,.......

17/03/2025
Allamagan pediatrics clinic waxaad ka heli kartaa pulse oximeter...
17/03/2025

Allamagan pediatrics clinic waxaad ka heli kartaa pulse oximeter...

Allamagan pediatrics clinic....
17/03/2025

Allamagan pediatrics clinic....

Address

Down Town, Street No. 01

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:30
16:00 - 22:00
Tuesday 07:30 - 12:30
16:00 - 22:00
Wednesday 07:30 - 12:30
16:00 - 22:00
Thursday 07:30 - 12:30
16:00 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 07:30 - 12:00
16:00 - 22:00
Sunday 07:30 - 12:30
16:00 - 22:00

Telephone

+252634543003

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AllaMagan Pediatric Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to AllaMagan Pediatric Clinic:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram