Gacal Medical center

Gacal Medical center Gacal Clinic & Pharmacy Bosaso Waxay ka jawaabaysa baahida caafimaad ee bulshadda.

๐Ÿšจ QIIMO DHIMIS 30% AH โ€“ GACAL MEDICAL CENTER ๐Ÿ‘“Ma dareemaysaa arag daciif ah?Madax xanuun markaad wax akhrinayso?Ama ifti...
14/02/2026

๐Ÿšจ QIIMO DHIMIS 30% AH โ€“ GACAL MEDICAL CENTER ๐Ÿ‘“

Ma dareemaysaa arag daciif ah?
Madax xanuun markaad wax akhrinayso?
Ama iftiin kugu dhibaya habeenkii?

๐ŸŸข GACAL MEDICAL CENTER waxay kuu haysaa xal dhammeystiran!

โœ”๏ธ Daaweynta indhaha
โœ”๏ธ Cabirka indhaha (Eye Test sax ah)
โœ”๏ธ Qorista & samaynta muraayadaha

๐ŸŽ‰ Ka faaโ€™iidayso hadda QIIMO DHIMIS 30% AH
Fursad gaar ah oo aan mar walba jirin!

๐Ÿ“ Goobta: Boosaaso โ€“ Bari, Suuqa Caanaha
๐Ÿ“ž 090-7790580 | 090-7790445

Furusad gaar ah
12/02/2026

Furusad gaar ah

09/02/2026

๐ƒ๐‘ ๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐‡๐€๐Œ๐€๐ ๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‡๐€๐Š๐ˆ๐Œ
๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐“๐€๐‘๐Š๐€ ๐ˆ๐๐ƒ๐‡๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐€๐–๐€๐˜๐€๐๐“๐Ž๐Ž๐ƒ๐€
๐Ÿ“ ๐๐จ๐ฌ๐š๐ฌ๐จ โ€“ ๐๐š๐ซ๐ข (๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐‚๐š๐š๐ง๐š๐ก๐š)
๐Ÿ“ž +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ—๐ŸŽ ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐ŸŽ | +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ—๐ŸŽ ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ“

๐Ÿ‘‰ Gacal Medical Centerwaxaan kuu haynaa dhakhtar ku takhasusay:โœ… Daaweyn sax ahโœ… Cabirka maqalka (Hearing Test)โœ… Talooyi...
09/02/2026

๐Ÿ‘‰ Gacal Medical Center
waxaan kuu haynaa dhakhtar ku takhasusay:

โœ… Daaweyn sax ah
โœ… Cabirka maqalka (Hearing Test)
โœ… Talooyin caafimaad oo lagu kalsoonaan karo

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dhakhtarku si gaar ah ayuu kuu eegayaa,
si aad u hesho xal degdeg ah & daryeel tayo leh.

๐Ÿ“ Boosaaso โ€“ Bari, Suuqa Caanaha
๐Ÿ“ž +252 90 7790580 | +252 90 7790445

Jumca mubarak
06/02/2026

Jumca mubarak

๐Ÿ‘‚๐Ÿ‘ƒ๐Ÿ—ฃ ENT โ€“ Gacal Medical center Ma qabtaa:Cabuqa dhegahaMaqal yaraantaCabuqa sankaDhiig-baxa sankaQumanka oo bararaLiqida...
02/02/2026

๐Ÿ‘‚๐Ÿ‘ƒ๐Ÿ—ฃ ENT โ€“ Gacal Medical center

Ma qabtaa:

Cabuqa dhegaha

Maqal yaraanta

Cabuqa sanka

Dhiig-baxa sanka

Qumanka oo barara

Liqida oo kugu adkaata?

๐Ÿฅ Gacal Hospital โ€“ Daryeel ENT oo lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ“ž Wac:
+252 90 7790580 | +252 90 7790445

jumca kariim
23/01/2026

jumca kariim

Fursad khamiista
21/01/2026

Fursad khamiista

Gacal Medical Center ๐ŸฅWaxaan kuugu diyaarinay shaybaar casri ah oo lagu kalsoonaan karo.๐Ÿ”ฌ Waxaan bixinaa adeegyo baarita...
20/01/2026

Gacal Medical Center ๐Ÿฅ
Waxaan kuugu diyaarinay shaybaar casri ah oo lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ”ฌ Waxaan bixinaa adeegyo baaritaan caafimaad oo sax ah,
๐Ÿงช degdeg ah, lana isku halayn karo,
๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ annagoo adeegsanayna qalab casri ah iyo shaqaale xirfad leh.

๐Ÿ“ Bosaso โ€“ Bari (Suuqa Caanaha)
๐Ÿ“ž +252 90 7790580 | +252 90 7790445

Qaybta indhaha Gacal Medical center Dr abdirhman abdi hakiin Dawayanta Indhaha iyo qorista okiyalaysha
17/01/2026

Qaybta indhaha Gacal Medical center
Dr abdirhman abdi hakiin
Dawayanta Indhaha iyo qorista okiyalaysha

15/01/2026

dr abdinuur abdull
dhakhtarka wadnaha oo ka warbixnya xalaado ka mid ah xaladha ku dhaca wadnaha

๐Ÿง  XANUUNKA QALALKAMa la tacaalaysaa qalal ama suuxdin soo noqnoqda?Gacal Medical CenterWaxaan bixinaa baaritaan, daaweyn...
08/01/2026

๐Ÿง  XANUUNKA QALALKA
Ma la tacaalaysaa qalal ama suuxdin soo noqnoqda?

Gacal Medical Center
Waxaan bixinaa baaritaan, daaweyn iyo talo caafimaad oo casri ah, si loo xakameeyo qalalka loona yareeyo halista mustaqbalka.

๐Ÿ“ Boosaaso โ€“ Bari, Suuqa Caanaha
๐Ÿ“ž +252 90 7790580 | +252 90 7790445

๐Ÿ‘‰ Nala soo xiriir maanta, caafimaadkaaga waa mudnaanteenna.

Address

Rowda Street
Bosaso

Telephone

+252907755565

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacal Medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram