Prof. Abdirisak Hospital

Prof. Abdirisak Hospital Waa page ka rasmiga ah ee isbitaalka prof. abdirisak hospital.

11/02/2026

📍 Fursad qaali ah — daryeel caafimaad oo heer sare
Dhakhtar ku takhasusay Dhimirka & Neerfaha ee si weyn looga yaqaan magaalada Qardho,

Dr. Cabdiqani Askar, wuxuu haatan ka hawlgelayaa Isbitaalka Prof. Abdirisak – Magaalada Boosaaso.

📅 Dhakhtarku shaqada wuxuu bilaabayaa:
Khamiis & Jimce — 12 & 13 bisha Febraayo.

👨‍⚕️ Dr. Cabdiqani Askar wuxuu daaweynayaa:
• Xanuunnada dhimirka sida:
qulub (depression), walwal (anxiety), isku-buuq (stress)
• Xanuunnada neerfaha
• Suuxdin (Epilepsy)
• Madax-xanuun-ka joogtada ah
• Faalig (Stroke)
• Dhabar-xanuun-ka

💻 Waxaa la adeegsanayaa qalab casri ah oo ah “Kombiyuutarka Maskaxda (EEG)” si loo helo baaritaan sax ah iyo daaweyn tayo sare leh.

0907425594/0906045428/0907857145

31/01/2026

🔹 WARGELIN MUHIIM AH 🔹

Isbitaalka Prof. Cabdirisaaq – Boosaaso wuxuu si farxad leh ugu bishaareynayaa bulshada magaalada Boosaaso in 01 February, 2026 ay shaqo ka bilaabi doonaan dhakhaatiir khubaro ah oo ka socota xarunta caanka ah ee daawaynta dhalmo la’aanta Marwo Fertility Center – Muqdisho.

Dhakhaatiirtu waxay joogi doonaan muddo kooban, waxayna bixin doonaan adeegyada caafimaad ee hoos ku xusan:

✔️ Daawaynta dhalmo la’aanta ragga iyo dumarka
✔️ Kobcinta ugxanta
✔️ Sixidda hormoonnada
✔️ Daawaynta caado wareerka
✔️ Daawaynta buro biyoodka (cyst)
✔️ Daawaynta dilanka iyo dhiciska
✔️ Qalliinnada burooyinka minka

📍 Goobta uu ku yaal Isbitaalka: Isgoyska Maqaska, Boosaaso

☎️ Faahfaahin iyo is-diiwaangelin kala xiriir:
📞 Nala soo xiriir: 📱 0907604006 | 0907425594 | 0906045428

📍 Fursad qaali ah — daryeel caafimaad oo heer sareDhakhtar ku takhasusay Dhimirka & Neerfaha ee si weyn looga yaqaan mag...
28/01/2026

📍 Fursad qaali ah — daryeel caafimaad oo heer sare
Dhakhtar ku takhasusay Dhimirka & Neerfaha ee si weyn looga yaqaan magaalada Qardho,
Dr. Cabdiqani Askar, wuxuu haatan ka hawlgelayaa Isbitaalka Prof. Abdirisak – Magaalada Boosaaso.
📅 Dhakhtarku shaqada wuxuu bilaabayaa:
Khamiis & Jimce — 29 & 30 bisha Janaayo 2026
👨‍⚕️ Dr. Cabdiqani Askar wuxuu daaweynayaa:
• Xanuunnada dhimirka sida:
qulub (depression), walwal (anxiety), isku-buuq (stress)
• Xanuunnada neerfaha
• Suuxdin (Epilepsy)
• Madax-xanuun-ka joogtada ah
• Faalig (Stroke)
• Dhabar-xanuun-ka
💻 Waxaa la adeegsanayaa qalab casri ah oo ah “Kombiyuutarka Maskaxda (Brain Scan)” si loo helo baaritaan sax ah iyo daaweyn tayo sare leh.

27/01/2026

🏥 Prof. Abdirisak Hospital
Waxaan nahay xarun ku dhisan ballanqaad caafimaad, adeeg joogto ah, iyo kalsooni buuxda.

Waxaan kuu diyaarinay:
✔️ Daawayn casri ah
✔️ Adeeg caafimaad oo tayo sare leh
✔️ Daryeel bukaan oo heer sare ah

📅 Maalmaha Khamiista & Isniinta waxaa lacag la 'aan lagaaga dhigay
➡️ Kaadhka Dhakhtarka
➡️ Computer-ka Uurka (Ultrasound) 🤰💻

📞 Nala soo xiriir: 📱 0907604006 | 0907425594 | 0906045428

✨ Caafimaadkaaga waa mudnaantayada! ✨

💚

16/01/2026

Prof. Abdirisak Hospital Bosaso | Highlights from theBosaso Glowing Night we proudly sponsored.

Isbitaalkayagu waxa uu si sharaf leh uga qayb qaatay una sponsorgareeyay Soo Bandhigga Habeenka Suuq-geynta Boosaaso, ta...
16/01/2026

Isbitaalkayagu waxa uu si sharaf leh uga qayb qaatay una sponsorgareeyay Soo Bandhigga Habeenka Suuq-geynta Boosaaso, taas oo ahayd fursad muhiim ah oo aan ku muujinay doorka hay’adaha caafimaadku ku leeyihiin horumarka ganacsiga iyo bulshada.

Isbitaalku waxa kale oo uu si joogto ah uga taageeraa bulshada nugul ee aan awoodin bixinta qarashaadka daryeelka caafimaadka, taas oo ka tarjumaysa masuuliyadda bulsho ee ka go’an.

Sidoo kale waxaa uu mar walba diyaar u yahay taageeridda hindiseyaasha wax ku oolka ah ee horseedaya horumar waara iyo bulsho caafimaad qabta.

#24/7

15/01/2026

We’re proud to have Prof.Abdirizak Hospital as our official Silver sponsor for the Business Glowing Night Bosaso 2026
Thank you for supporting growth, connection, and innovation in our business community!

📍 Red Sea University
📅 15 Jan 2026

14/01/2026

Ogeysiis Caafimaad

Dr. Cabdiqani Askar
(Khabiir ku takhasusay Dhimirka iyo Neerfaha – Psychiatry & Neurology)

Dhakhtarku wuxuu si rasmi ah u fariisanayaa Prof. Abdirisak Hospital maalmaha Khamiista iyo Jimcaha, oo ku beegan 15-ka iyo 16-ka bishan.

Waxaad kala xiriirkartaa isbitaalka numberada kala ah. 0907604006, 0907425594 , iyo 0906045428

11/01/2026

📍 Fursad qaali ah — daryeel caafimaad oo heer sare
Dhakhtar ku takhasusay Dhimirka & Neerfaha ee si weyn looga yaqaan magaalada Qardho,
Dr. Cabdiqani Askar, wuxuu haatan ka hawlgelayaa Isbitaalka Prof. Abdirisak – Magaalada Boosaaso.
📅 Dhakhtarku shaqada wuxuu bilaabayaa:
Khamiis & Jimce — 15 & 16 bisha Janaayo 2026
👨‍⚕️ Dr. Cabdiqani Askar wuxuu daaweynayaa:
• Xanuunnada dhimirka sida:
qulub (depression), walwal (anxiety), isku-buuq (stress)
• Xanuunnada neerfaha
• Suuxdin (Epilepsy)
• Madax-xanuun-ka joogtada ah
• Faalig (Stroke)
• Dhabar-xanuun-ka
💻 Waxaa la adeegsanayaa qalab casri ah oo ah “Kombiyuutarka Maskaxda (Brain Scan)” si loo helo baaritaan sax ah iyo daaweyn tayo sare leh.

Waa page ka rasmiga ah ee isbitaalka prof. abdirisak hospital.

05/01/2026

Dr. Maymuun Abdillahi Ali, MBBS, MD (Pediatrics) - Child Health Services

04/01/2026

Daryeel gaar ah oo kugu haboon nogu imow xaruntena Prof. Abdirsak Hospital.

Waa page ka rasmiga ah ee isbitaalka prof. abdirisak hospital.

17/12/2025

Adeeg tayo sare leh iyo qiime ku raali galiya ayaad ugu imaneysa Prof. Abdirisak Hospital.

Address

Bosaso, Puntland
Bosaso
252

Telephone

+252907644740

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Prof. Abdirisak Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Prof. Abdirisak Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram