04/08/2018
WARGALIN MUHIIM AH
Waxaa Lagu Wargalinayaa Dhamaan Bulsha Waynta Soomaliyeed Gaar Ahaana Dad,waynaha Kunool Deegaanada Puntland In Isbitaalka Indhaha Ee MAKKAH Ay Sidardarleh Uga socoto Shaqadii Daryeelka Indhaha
Isbitaalka Waxaa Kahawlgalaya Dhaqtarkii Indhaha
Wuxuuna Samaynayaa dhaqtarku Qaliimada Iyo Daawaynta Cudurada Indhaha Sidoo Kale Dhaqtarku Wuxuu Qabanayaa Cabirida Araga,indhaha Iyo Qorista Ookiyaalayaasha Araga iyo Cabirka Baresharka Indhaha
Wuxuuna Isticmaalayaa Qalab Casri Ah.
Sidoo Kale Waxaad Ka Helaysaa Qaybtii Okiyaala Yaasha (OPTICADA)
Fareemo Cusub Iyo adeeg Ku Qancindoona
Waxaana Kuugu Diyaara Shaqaale Udiyaarsan Soodhawaynta Iyo Qancinta Macaamiisha
Sidoo Kale Xaruntu Waxay Leedahy Gaariyaal (TAXi) Kaaso Qaadaya Hoy,gaaga Kuna Keenaya Xarumaha Isbitaalka
Hadaba Is diwaan Galintu Waxay Sitoosa Uga Socotaa Xarumaha Bosaso Iyo Qardho Wixii Faah,faahina Kala Xiriir Tell .
829703.
0906791902.
0907793800.
0907900144.
0907619124.
0906062446.
833539.