Gurmad Educational Hub

Gurmad Educational Hub We help students secure admissions, scholarships, and visas for China, Turkey, Malaysia, Italy, Malta, Poland, and more.

Our services cover guidance, document support, and online educationโ€”your trusted path to studying abroad. This is Page correct sir yasin moha Bulqaas join us and share the knowledge of the world,you know some thing but i don't know and i know another some things you dont know so if we share this knowledge we can change the world.take your knowledge alion share.help us your important idea.

๐ŸŒ Waxbarasho Wadamada DibaddaAdeegyo heer sare ah oo ku saabsan deeqaha waxbarasho, oggolaanshaha jaamacadaha, fiisaha, ...
06/02/2026

๐ŸŒ Waxbarasho Wadamada Dibadda

Adeegyo heer sare ah oo ku saabsan deeqaha waxbarasho, oggolaanshaha jaamacadaha, fiisaha, iyo adeegyo kale.
Gurmad Educational Hub waxay ardayda ka caawisaa inay gaaraan riyadooda waxbarasho dibadda, annagoo siinayna taageero gaar ah talaabo kasta.

โธป

๐ŸŽ“ Dalalka Aan Ka Shaqeyno

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ Shiinaha โ€“ Deeqo Waxbarasho & Admissions
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/scholarships/china

๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฉ Bangladesh โ€“ Deeqo Waxbarasho & Admissions
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/scholarships/china

๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ธ Serbia โ€“ Oggolaanshaha Jaamacadaha
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/admissions/serbia

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฟ Czech Republic โ€“ Oggolaanshaha Jaamacadaha
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/admissions/czech

๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Turkiga โ€“ Oggolaanshaha Jaamacadaha
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/admissions/turkey

โธป

๐Ÿ“ž Nagala Soo Xiriir

๐Ÿ“ฑ WhatsApp (Qof ahaan):
๐Ÿ‘‰ https://wa.me/252907327475

๐Ÿ‘ฅ Ku biir WhatsApp Group-ka Ardayda:
๐Ÿ‘‰ https://chat.whatsapp.com/HhjQpFr9jNc0S7fM1oQFaE

๐Ÿ“ง Email: admission@gurmadeducationalhub.com

02/02/2026

๐ŸŒ Waxbarasho Wadamada Dibadda

Adeegyo heer sare ah oo ku saabsan deeqaha waxbarasho, oggolaanshaha jaamacadaha, fiisaha, iyo adeegyo kale.
Gurmad Educational Hub waxay ardayda ka caawisaa inay gaaraan riyadooda waxbarasho dibadda, annagoo siinayna taageero gaar ah talaabo kasta.

โธป

๐ŸŽ“ Dalalka Aan Ka Shaqeyno

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ Shiinaha โ€“ Deeqo Waxbarasho & Admissions
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/scholarships/china

๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฉ Bangladesh โ€“ Deeqo Waxbarasho & Admissions
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/scholarships/china

๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ธ Serbia โ€“ Oggolaanshaha Jaamacadaha
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/admissions/serbia

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฟ Czech Republic โ€“ Oggolaanshaha Jaamacadaha
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/admissions/czech

๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Turkiga โ€“ Oggolaanshaha Jaamacadaha
๐Ÿ‘‰ https://gurmadeducationalhub.com/admissions/turkey

โธป

๐Ÿ“ž Nagala Soo Xiriir

๐Ÿ“ฑ WhatsApp (Qof ahaan):
๐Ÿ‘‰ https://wa.me/252907327475

๐Ÿ‘ฅ Ku biir WhatsApp Group-ka Ardayda:
๐Ÿ‘‰ https://chat.whatsapp.com/HhjQpFr9jNc0S7fM1oQFaE

๐Ÿ“ง Email: admission@gurmadeducationalhub.com

๐ŸŽ“ Gurmad Educational Hub โ€“ Deeqaha Waxbarasho Caalami ah ๐ŸŽ“Macmiil, Gurmad Educational Hub waxay kuu haysaa fursado deeqo...
25/01/2026

๐ŸŽ“ Gurmad Educational Hub โ€“ Deeqaha Waxbarasho Caalami ah ๐ŸŽ“

Macmiil, Gurmad Educational Hub waxay kuu haysaa fursado deeqo waxbarasho caalami ah, hagitaan dhammeystiran oo ku saabsan admission, fiiso, CV, iyo document preparation.

๐ŸŒ Website: https://gurmadeducationalhub.com
๐Ÿ“„ CV Preparation (Somali Language): https://gurmadcv.youware.app/
๐Ÿ“ง Email: admission@gurmadeducationalhub.com
๐Ÿ“ฑ WhatsApp / Phone: +252 973 274 75

โธป

๐Ÿ“š Available Scholarships / Deeqaha Waxbarasho

๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท 1. Turkey โ€“ Tรผrkiye Scholarships
๐Ÿ‘‰ https://www.turkiyeburslari.gov.tr/

๐ŸŒ 2. ISDB Scholarships (Islamic Development Bank)
๐Ÿ‘‰ https://www.isdb.org/scholarships

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ 3. China โ€“ Chinese Government Scholarships (CSC)
๐Ÿ‘‰ http://www.campuschina.org/

๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ 4. Malaysia โ€“ Albukhary Scholarship Programme
๐Ÿ‘‰ https://albukharyfoundation.my/creating-opportunity/scholarship-programme/

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น 5. Erasmus Mundus (EU โ€“ Includes Italy & Europe)
๐Ÿ‘‰ https://erasmus-plus.ec.europa.eu/opportunities/opportunities-for-individuals/students/erasmus-mundus-joint-masters

๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ 6. Netherlands โ€“ Orange Tulip Scholarship
๐Ÿ‘‰ https://en.wikipedia.org/wiki/Orange_Tulip_Scholarship

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ 7. Mastercard Foundation Scholars Program
๐Ÿ‘‰ https://mastercardfdn.org/en/what-we-do/our-programs/mastercard-foundation-scholars-program/

โธป

โœจ Waxyaabaha Gurmad Kaa Caawinayo

โœ”๏ธ Diyaarinta Motivation Letter & CV
โœ”๏ธ Hagidda codsiyada iyo admission-ka jaamacadaha
โœ”๏ธ Taageero ku saabsan fiisaha iyo documentiyada loo baahan yahay
โœ”๏ธ La-talin ku saabsan deeqaha waxbarasho iyo barnaamijyada la heli karo

โธป

๐ŸŒŸ Gurmad Educational Hub โ€“ Soo Dhawoow Macmiil! ๐ŸŒŸ

The Mastercard Foundation Scholars Program is developing Africaโ€™s next generation of leaders by using education as the catalyst for social and economic change.

22/01/2026

Gurmad Educational Hub waxay ku hagi kartaa riyadaada waxbarasho ee jaamacadaha caalamiga ah. Waxaad heli doontaa:
๐Ÿ”น Liis dhameystiran oo deeqaha furan
๐Ÿ”น Hagida dukumiintiyada & Motivation Letter
๐Ÿ”น Talada Visa & Interview-ka

๐ŸŽ“ *Gurmad CV โ€“ Adeeg loogu talagalay Ardayda Soomaaliyeed*Gurmad CV waa adeeg cusub oo ay hirgelisay Gurmad Educational ...
31/12/2025

๐ŸŽ“ *Gurmad CV โ€“ Adeeg loogu talagalay Ardayda Soomaaliyeed*

Gurmad CV waa adeeg cusub oo ay hirgelisay Gurmad Educational Hub, kaas oo loogu talagalay in uu fududeeyo sameynta CV iyo Cover Letter tayo leh oo luuqada Somaliga iyo English ku heli.

Muddo dheer waxaan ogaanay in arday badan oo nala soo xiriira ay la kulmaan caqabad ah inaysan haysan CV, ama aysan aqoon sida loo diyaariyo CV ku habboon:
โ€ข codsiyada shaqo
โ€ข deeqaha waxbarasho (scholarships)
โ€ข fiisooyinka iyo fursadaha kale

Arrintaas awgeed ayaan u abuurnay Gurmad CV, si ardaygu u helo meel fudud oo:
โ€ข uu ku dhisan karo CV si bilaash ah
โ€ข uu ugu soo dejisan karo PDF nadiif ah
โ€ข uu uga heli karo Cover Letter uu AI ka caawinayo qoristiisa
โ€ข uu u isticmaali karo mobile ama laptop si isku mid ah

Gurmad CV waxa uu adeegsadaa qaabab CV oo heer Yurub ah, kuwaas oo ka caawinaya ardayga in CV-giisu noqdo mid la aqbali karo, cad, kana tarjumaaya awooddiisa iyo waayo-aragnimadiisa.

Ujeeddadeennu waa in aan yarayno caqabadaha ka hor istaaga ardayda fursadaha, isla markaana aan siinno qalab casri ah oo ay si fudud u isticmaali karaan.

Booqo link oo iska diwaan geli si free ah๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ

Gurmad CV Builder
https://gurmad-cv.youware.app

Gurmad CV
by Gurmad Educational Hub

Gurmad CV Builder
https://gurmad-cv.youware.app

Create European-style CVs and cover letters for jobs, scholarships, and visas. Free to start.

23/12/2025

GURMAD EDUCATIONAL HUB โ€“ MACLUUMAAD GAABAN OO DHAMMAYSTIRAN

๐ŸŽ“ *Maxaan Ku Caawinaynaa?*
Gurmad Educational Hub wuxuu ardayda ka taageeraa admission, scholarships, visa iyo waxbarashada online-ka. Ujeedkeennu waa in arday kastaa helo jid fudud oo ammaan ah oo uu kaga gaari karo yoolkiisa waxbarasho.

โธป

๐ŸŒ* Dalalka Aan Ka aan Admission ka helayno.*
Serbia โ€ข Bosnia โ€ข Italy โ€ข Czech โ€ข Malta โ€ข Poland โ€ข China โ€ข Malaysia โ€ข Turkey โ€ข Bangladesh โ€ข Lithuania โ€ข Cyprus โ€ข Germany (Master) โ€ข UK (Master)

โธป

*๐ŸŽ— Deeqaha la heli karo*
โ€ข China Full Scholarships (Bachelor, Master & PhD)
โ€ข Turkey Admissions & Scholarships
โ€ข African Scholarship Programs
โ€ข Malaysia Scholarships
โ€ข Mastercard Foundation
โ€ข Saudi Arabia Scholarships
โ€ข Bangladesh Scholarships

โธป

*๐Ÿ›‚ Adeegyada Visa*
โ€ข Turkey: Student, Medical, Tourist
โ€ข Belarus: Student Visa
โ€ข Albania: Visit Visa

โธป

*๐Ÿ’ป Waxbarashada Online*
University of the People โ€ข Unicaf โ€ข Alison โ€ข Coursera โ€ข MIT โ€ข Diana Global University
โžก๏ธ Certificates & Degrees la aqoonsan yahay
โžก๏ธ Qiimo jaban
โžก๏ธ Taageero buuxda oo Gurmad bixiya

โธป

*๐Ÿงญ Habka Aan U Shaqeeyno*
1๏ธโƒฃ Diiwaangelin: Ardayga ayaa marka h**e is diiwaangeliya (WhatsApp, Email ama Website).
2๏ธโƒฃ La-talin: Waxaan ka caawinaa doorashada dalka, barnaamijka, iyo deeqaha ku habboon.
3๏ธโƒฃ Dukuminti Diyaarin: CV (Europass), motivation letter, essay, transcriptsโ€”waa la saxaa oo la diyaariyaa.
4๏ธโƒฃ Gudbinta Codsiga: Gurmad ayaa gudbiya ama kaa hagaya habka codsiga ee jaamacadda.
5๏ธโƒฃ Natiijo & Follow-up: Waxaan kuugu warbixinaynaa email/Gmail, oo waan ku garab taagan nahay ilaa admission โ†’ scholarship โ†’ visa.

โธป

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir
WhatsApp: wa.me/252907327475
Email: Gurmadeducationalhub@gmail.com
Website: gurmad-education-consultan.vercel.app/

Address

Buramo Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad Educational Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gurmad Educational Hub:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram