Maan-Dhawr

Maan-Dhawr MAANDHAWR provides advocacy, awareness and medical assistance to the mental illness patients.

18/03/2024

Muuqaalkani, waxa uu ku saabsan yahay qaar ka mid ah xanuunada maanka, gaar ahaan Qulubka iyo Walbahaarka. Waxa aannu uga danleenay in aannu wax ku kordhino heerka baraarugga bulshada ee xanuunada dhimirka. Waxa soo Jeedinaya Dr. Ahmed Abdi Hersi. Waxa inoo soo qabanqaabisay Burco Youth Centre.

Fadlan gaadhsii bulshada.

15/10/2022

Galab wanaagsan.
Waa maqal muuqaal kooban oo ka hadlaya xanuunada maanka, gaar ahaan isdilka (su***de).
Fadlan, ha dhibin dadka maanka ka jirran.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏


Maxaad ka aaminsan tahay xanuunada maanka ku dhaca?Ma la Kala qaadi karaa?Haddii aad la kulantid qof bukaan ah, xaggee k...
26/08/2022

Maxaad ka aaminsan tahay xanuunada maanka ku dhaca?

Ma la Kala qaadi karaa?

Haddii aad la kulantid qof bukaan ah, xaggee ku horraysiin Lahayd, ma cilaaj mise dhakhtar?

Address

Burao

Telephone

+252659320828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maan-Dhawr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Maan-Dhawr:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram