B.G.H Clinical Coordinator Office

B.G.H Clinical Coordinator Office KU SOO DHOWOW XAFIISKA TOOBABARADA IYO ISKU XIDHKA CISBITAALKA WEYN EE BURCO.

Xidhiidhiyaha cisbitaalka Burco. Dr cabdirishiid Saleebaan, oo ay wehelinayeen Agaasimaha cusbitaalka iyo Madaxa shaqaal...
09/11/2025

Xidhiidhiyaha cisbitaalka Burco. Dr cabdirishiid Saleebaan, oo ay wehelinayeen Agaasimaha cusbitaalka iyo Madaxa shaqaalaha, ayaa u qabtay training qaybaha suuxiyayaasha cisbitaalka weyn ee burco.

Training kaas oo ku saabsanaa kordhinta xirfadda suuxiinta, iyadoo laga doonayo kor u qaadista xirfadda iyo daryeelka bukaanka.

Address

Burao
Burao
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when B.G.H Clinical Coordinator Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram