Dayax poly clinic and laboratory

Dayax poly clinic and laboratory Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayax poly clinic and laboratory, Pharmacy / Drugstore, Actobor, Burco.

14/11/2016

Non steroid anti inflammatory
The pain killer

Some food from Resources
18/08/2016

Some food from Resources

Mxy kula thy door muhiima ayuu kuleeyahay jidhkaaga beerkuMa isweydiisey maxa lagu grnkara beer xanuunka_inu qofka daree...
26/07/2016

Mxy kula thy door muhiima ayuu kuleeyahay jidhkaaga beerkuMa isweydiisey maxa lagu grnkara beer xanuunka_inu qofka dareemo dhereg joogto ah_hunqaaco iyo inuu diido cuntada shiilan sida hilibka_sideebay usaamayn karta saliida badan elacuno shaqada beerka_in ay daciifiso shaqada beerka korkiisana fadhiisatoMaxa sababa beer xaydhowga ama cirrhosis xanuunka loyaqaano_hadi ay fuusho 60% oxaydha fadhiisato beerka shaqadiisa o hoos udhacda ma aha mid ladaaweyni karoBeer xanuunku wuxuu kamid yhy xanuunada aamusan maxa lagu ogan kara ama lagu dareemi karaa_cuno xumo_miisaanka oo hoos dhaco _daal badan oqofka kudhaca waxkabaro caafimaadka jidhkaaga

21/07/2016

*** Dhagxanta Kalyaha ***Dhagxanta kalyuhu waa waxyaalo adag oo ka abuurma isla kaadida qofka, waxyaalahaas oo isku biirsada kallida gudaheeda waxaanay sababaan in uu halkaas ka abuurmo dhagax mararka qaar aad u wayn oo awda isu socodka kaadida.Dhiiga kaadida la socda, xanuun xundhurta hoosteeda ah iyo kallida oo lagaa qabto waxay dhamaatood astaan u yihiin dhagxanta kallida.Dhagxanta kalyuhu waxay ka mid yihiin xanuunada ugu faraha badan ee dadka ku dhaca, waxaana lagu qiyaasaa in aduunka labaatankii qofba hal qof laga helo dhagxanta kalyaha.Siyaabaha loo daweeyo hadba waxay ku xidhantahay inta uu leegyahay dhagaxu, hadii uu dhagaxu ka waynyahay 5mm waxa dhici karta in uu dhakhtarku adeegsado qalab la yidhaa(Distance lithotripsy) oo ah qalab iyadoo aan qofka qalniin lagu samayn burburinaya dhagaxa, waxa dhici karta oo kale in uu dhakhtarku adeegsado qalab kale oo la yidhaa (Ureteroscopy) oo qofka tuumbo laga galiyo ibta uu ka kaajo,kadibna sidaa lagu soo burburiyo dhagaxa, Hadii ay dhacdo in uu dhagaxu aad u waynyahay waxa inta badan dhacda in qafka qalniin furan lagu sameeyo ama loo adeegsado qalab la yidhaa (Laparoscopy).* Siyaabaha aad isaga ilaalin kartid Dhagxanta Kalyaha.1. Waa inaad biya cabka fara badsataa 8 ilaa 10 koob oo biyaa maalintii.2. Waa inaad in kugu filan ka qaadataa oo aanad aad isugu badin cuntooyinka ay ku badantahay Calcium-tu iyo fiitamiinada kala ah C iyo D.3. Waa inaad baruurta iska ilaalisaa oo aad jimicsi samaysaa.

Kala jabinta kiniinka intaanad liqin ka hor ma caado saxsanbaa mise waa tu qaldan ?Kiniinadu waxay u qaybsamaan laba noo...
12/07/2016

Kala jabinta kiniinka intaanad liqin ka hor ma caado saxsanbaa mise waa tu qaldan ?Kiniinadu waxay u qaybsamaan laba nooc :- Nooca koobaad waxaad ku arkaysaan xariijin ama dilaac dhaxda kaga yaala taasna macnaheedu yahay in kiniinkaa aad kala jabin kartid intaanad liqin ka hor oo aanay wax dhibaataa ka jirin burburintiisa .- Nooca labaad waa kiniin malaasan oo aan haba yaraatee xariijin ama dilaac midnaba lahayn taana macnaheedu yahay inaanay qofka u banaanayn kala jabinta ama burburinta kiniinka intaanu liqin , kiniinada noocaase waxay leeyihiin qolof sare oo aan ku dhax dilaacayn afka iyo hunguriga dhaxdiisa waxaana loogu talo galay in ay ku dhax dilaacaan caloosha dhaxdeeda , hadii ay dhacdo in uu qofku kala jabiyoama burburiyo intaanu liqin ka hor waxa dhaawacmaya hungurigiisa waxaanu kala kulmayaa xanuun iyo olol .Waxa jira dad caadaysta burburinta ama calaalinta kiniinada, waxaana haboon in la iska fiiriyo nooca kiniinka aad liqaysid

mxd kataqaana cudurada kudhaca kelyahaMa ogthy faaa.iiidada ay leedahay keliduKelidu waxa lagu kala saara wixi wasakha i...
10/07/2016

mxd kataqaana cudurada kudhaca kelyahaMa ogthy faaa.iiidada ay leedahay keliduKelidu waxa lagu kala saara wixi wasakha iyo wixi nadiifaMaxa lagu garankara kelyo xanuunka1_marka ay hawoku gasho ama dhaxan aya kelyo xanuun imaankara2_adigo kelida ka dareeema xanuun saa.ida isna bedesho urine ta qofkaHadi kelida dhagax kaa galo maxa shaqadeeda saameyn ku iman kara1_xanuun saa.ida oqofka ku yimaada2_hunqaaco joogto ahMaxaaa sababa in dadka qaar ay kudhacdo waxa layiraahdo urine effection ama isbedelka kaadida1_inlayska ilaaliyo barafka badan2_ama qofka oo shaqada kelida laga hayo o daciifaQofka goormu gaadha wakhtiga ay noqoto inkelida laga bedelo1_marka kelida dhamaato wakhtigay ku haysey filterka ama kala shaandheynta wixi jidhka sogala waxkabaro caafimaadka jidhkaaga

Maxaad ka aamin santahahy sigaarka?Siyaarku waadilaa qarsoonWaana shay aaduyarWaxuu wax leeya wajiga ,dhuunta ,sanbabka ...
30/06/2016

Maxaad ka aamin santahahy sigaarka?
Siyaarku waadilaa qarsoon
Waana shay aaduyar
Waxuu wax leeya wajiga ,dhuunta ,sanbabka oo madoowado,,,,,,

some Foods and their uses for the Brain
24/06/2016

some Foods and their uses for the Brain

Address

Actobor
Burco

Telephone

0634069516

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax poly clinic and laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram