Rooble Cardiology Center

  • Home
  • Rooble Cardiology Center

Rooble Cardiology Center Ku xidhnaw xarunta daaweynta xanuunada wadnaha ee DR.ROOBLE CARDIOLOGY CENTRE. BURAO, AFGOYE VILLAGE.

03/08/2024

Ku xidhnoow xarunta takhasuska sare ee xanuunada wadnaha,
Fadlan nasoo bookho, wadnahaagana ka war hay.

Landline: 711561

22/07/2024

Ma isku aragtay wadne garaac wakhtiyo gaara yimaada ?!
Ma jiraa dhiig kar marna lagugu sheego marna lagaa waayo ?!

Labadan qalab ee cusub baa wax badan kuu iftiimin doona.

Dhanka hurdada, waxa muhiim ah inuu qofku meel madaw seexdo, waayo, sabab ?Waxa jira qanjidh yar oo maskaxda dhexdeeda k...
05/02/2023

Dhanka hurdada,
waxa muhiim ah inuu qofku meel madaw seexdo, waayo, sabab ?
Waxa jira qanjidh yar oo maskaxda dhexdeeda ku yaala kaas oo loo yaqaan waxa uu inoo soo daayaa hormone loo yaqaan . Waa hormone ka masuulka ah hurdada. Kan waxa lasoo daayaa markaad meel madaw seexato habeenkii. Haddaad laydhka shidato hormone kana wuu tagayaa. Waa sababta hurdada habeenkii uga fiicantahay ta maalinkii.
Haa, cadceedu saameyn wayn bay ku leedahay hormone kan, DOUBLE EFFECT.
Intay soo jeedo lamasoo daayo. Dhanka kale waxay ka qayb qaadataa soodeyntiisa !! siday uga qayb qaadataa waxa weeye maalintii markaad cadceed isku dhigto, 12 saac ka dib ayay stimulate gareysaa hormone kan ! Tusaale: subaxii 9ka subaxnimo haddaad cadceeda isku dhigto waxa dhacda 9ka habeenimo in hormone kan lasoo daayo (waa 12 saac ka dib). Waa sababta cadceeda gelinka h**e uga fiicantahay ta gelinka fanbe.
Dadka waaweyn hurdadu way ku yartahay, sababtu waxa weeye waxa daxalaysta pineal gland ka, sidaas buu hormone kiina ku yareeyaa !
Inta badan daxalka waxa ku keena maadada floride oo receptors badan uu u leeyahay. Waxaana muhiim ah inaad yareysato waxyaabaha flouride ay ku jirto sida dhiiqada cadayga kuwa ay ku jirto maadadani.

Scw, kafaaideyso CARDIAC CHECK UP PACKAGE !Waxanu usoo kordhinay bulshada gobolka togdheer iyo nawaaxigiisa ku nool chec...
11/01/2023

Scw, kafaaideyso CARDIAC CHECK UP PACKAGE !
Waxanu usoo kordhinay bulshada gobolka togdheer iyo nawaaxigiisa ku nool check up dhameystiran oo ay ku ogaanayaan badqabka caafimaadkooda gaar ahaan WADNAHA, IYO UURKU JIRTA . fadlan h**e u gaadh Rooble Cardiology Center .

26/11/2022

Our heart mechanics, never stoped till birth ! alxamdulilaah.

18/10/2022

HYPERTENSION, PART 2, DIAGNOSIS.

DHIIG-KARKA ayaynu dhex mushaaxaynay, caawana iga hoo SADDEXDAN QODOB:

1. DHIIG KAR WAXAAD ODHAN KARTAA MARKA CABBIRKA DHIIGU GAADHO AMA KA BATO 140/90mmHg.

2. Haddaba markuu intaa gaadho hubin bay u baahantahay, saddexdan qodob mid ku kac :

A) Ambulatory BP monitoring (mishiin qofka ku xidhnaanaaya 24hr, celceliska cabirka dhiigana ku siinaaya muddaas)

B) Home BP measurements (Cabirka guriga ayaa ka wacan cabirka xafiiska dhakhtarka)

C) Repeated office BP measurements

3.Kan ugu danbeeya shuruud buu u baahanyahay:
-3-5 cabbir, muddo 2-3 bilood gudahood hadduu cabbirka koobaad u dhaxeeyo 140-160/90-99 (Grade I htn)mudadaasna uu milixda dhaafo socodna sameeyo .

Ama 3-5cabbir muddo 2 usbuuc gudahood ah hadduu cabirka h**e ka badanyahay 140-160/90-99 (grade II or grade III htn)

-In each visit you should take the average of 3 office BP measurements, 1-2 minutes apart.

-Repeated office BP measurements are not needed if there is severe hypertension with evidence of target organ damage ( faalij, wadne wareen, kalyo xanuun etc).

Lasoco part 3,

Fiid wanagsan,Case kii maanta wuxu ahaa HYPERTENSIVE CRISES. Si aynu usii kalasaarno ma urgent baa mise emergence waa in...
15/10/2022

Fiid wanagsan,

Case kii maanta wuxu ahaa HYPERTENSIVE CRISES.
Si aynu usii kalasaarno ma urgent baa mise emergence waa inaynu ogaanaa inuu END ORGAN DAMAGE keenay iyo in kale.

Marka laga hadlaayo classification of hypertension, wadamadu way ku kala duwan yihiin, lkn waxa inoosoo koobay dhammaan guidelineska ay kamidka yihiin: ESC/ESH (Europe) ACC/AHA (North America) LASH (Latin America) , JHG (Japan) and Australia, qolada layidhaahdo INTERNATIONAL HYPERTENSION SOCIETY GUIDELINES.
Thats enough to stick and apply on it.

Subax wanaagsan.Ku: bahda caafimaafka.Suaal: bukaankan hoos cabirkiisu ka muuqdo, stage kii buu yahay dhiig karkiisu ?!
15/10/2022

Subax wanaagsan.

Ku: bahda caafimaafka.
Suaal: bukaankan hoos cabirkiisu ka muuqdo, stage kii buu yahay dhiig karkiisu ?!

14/10/2022

Jimca mubarak,

Jadwalka shaqada maalinlaha ah ee xarunta DR.ROOBLE CARDIOLOGY CENTRE ee magaalada burco.

SABTIDA... ilaa....SALAASADA shaqadu waxay bilaabmaysaa :
GELINKA H**E: 6:00am, subaxnimo ilaa 11:00 am.
GELINKA DANBE: 04:00 PM......ilaa...... 08:00pm.
ARBACADA IYO KHAMIISTA waa gelinka danbe oo keliya

Waxa kuugu diyaar Dr.Abdussamed Rooble (MBBS, MMed (cardiology specialist)) iyo
Dr.Jacfar Rooble, MBBS (uganda), (cudurada guud iyo caruurta)

Wixii faahfaahina : 711561 ama 65945992.
Afgoye, Burao, somaliland

14/10/2022

Jumca mubarak
Jawalka shaqada maalinlaha ah ee xarunta DR.ROOBLE CARDIOLOGY CENTRE ee magaalada burco.

SABTIDA... ilaa....SALAASADA :
GELINKA H**E: 6:00am, subaxnimo ilaa 11:00 am.
GELINKA DANBE: 04:00 PM......ilaa...... 08:00pm.

ARBACADA IYO KHAMIISTA waa gelinka danbe oo keliya

Waxa kuugu diyaar Dr.Abdussamed Rooble (MBBS, MMed (cardiology) iyo
Dr.Jacfar Rooble, MBBS, (cudurada guud iyo caruurta)

Contact : 711561 ama 65945992.
Afgoye, Burao, somaliland

07/10/2022

Jumca mubarak.

Dalka GAMBIA waxa ka dhacday masiibo weyn, taas oo 66 caruur ah ay u dhinteen sharoobooyin qufac oo la siiyay, sida ku cad warbixinta hoose ee WHO !

Waxaa jiro ilaa afar sharoobo oo ah kuwa loo qufaca ayaa waxaa nala soo wadaagay Hay’adda Caafimaadka Aduunka (WHO), Sharoobooyinka ayaa ah:

1- Promethazine Oral Solution,
2- Kofexmalin Baby Cough Syrup,
3- Makoff Baby Cough Syrup and
4- Magrip N Cold Syrup.

Waxaa lagu xaqiijiyay baaritaan lagu sameeyay daawooyinkaas inay ku jiraan labo maado kiimiko ah oo ka badan xaddigii la ogolaa taas oo keentay waxyeelo caafimaad, maadooyinkaas oo kala ah (diethylene glycol and ethylene glycol).

Daawooyinkan oo ay sameeyso shirkadda Maiden Pharmaceuticals Limited (Haryana, India), waxa khasab ah haddii ay suuqa yaalaan inaan lasii iibinkarin ama la qaybin Karin si bulshada badqabkeeda loo ilaaliyo

Medical Product Alert N°6/2022: Substandard (contaminated) paediatric medicines (who.int)

28/09/2022

Acute Coronary Syndrome - STEMI criteria:

- Chest pain ≥ 20 mins and

ECG in ≥ 2 contiguous leads with :

1. ≥ 2.5mm ST ↑ in leads V2-3 in men < 40 years

2. ≥ 2.0 mm ST ↑ in leads V2-3 in men > 40 years

3. ≥ 1.5 mm ST ↑ in V2-3 in women

4. ≥ 1 mm ST ↑ in other leads

5. new LBBB

Address

Dhanka Koonfureed Ee Misaajidka Afgooye

252

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+2522711561

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rooble Cardiology Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Rooble Cardiology Center:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram