Togdheer Nursing & Midwifery Association - TNMA

Togdheer Nursing & Midwifery Association - TNMA VISION:
To empower nurses and midwives in Togdheer to deliver quality and compassionate healthcare for all.

MISION:
To promote professional excellence, capacity building, and collaboration to improve health outcomes in the community.

28/11/2025
inshaalaah  habeen danbe  madal  bilan  oo boqran ka soo  qayb galkiinu waa muhiim  goobtu  waa isha  burco
27/11/2025

inshaalaah habeen danbe madal bilan oo boqran ka soo qayb galkiinu waa muhiim goobtu waa isha burco

dufcadii  15aad ee burco central  university
15/11/2025

dufcadii 15aad ee burco central university

hambalyo iyo bogaadin waxaan u dirayaa madaxdii  la doortay  dhamantood  xilkaa laydin igmaday rabbi haydinku asturo sid...
15/11/2025

hambalyo iyo bogaadin waxaan u dirayaa madaxdii la doortay dhamantood xilkaa laydin igmaday rabbi haydinku asturo sidoo kale tartameyaashi laga guulaystay baan hambalyaynayaa sidii xilkaska ahayd ee ay u aqbaleen najiitadii doorashada aqoonyahankii codeeyay mudane iyo marwoba waad mahadsantihiin madal bilan bay ahayd guul baan u rajaynayaa TNMA

12/11/2025
Final Candidate
10/11/2025

Final Candidate

10/11/2025

👥Guddida Doorashada Ururka Nursing and Midwifery Association

Nagala Soo Xidhiidha Wixii Faahfaahin Dheeraad ah haddii aad u baahan tahay warbixin, caddeyn ama faahfaahin kale oo ku saabsan diiwaangelinta iyo kaadhqaadashada, fadlan nagala soo xidhiidh lambarradan:

📞 For details, contact:
+252 63 6351444 | +252 65 9990303

📍Goobta Loo Asteeyay ee Kaadhka codbixinta Laga Bixinayo laguna siinayo codbixiyayaasha waa xannaanada dhexe
|Central MCH|.

10/11/2025

*ogeysiis rasmi ah*

*Shuruudaha* *Codbixiyayaasha*

Guddida Doorashada Ururka Nursing and Midwifery Association*

Codbixiye kasta oo ka qayb galaya doorashada ururka waxa looga baahan yahay in uu buuxiyo shuruudahan hoos ku qoran:

1. *Diiwaan Gelin (Registration)*
Codbixiye kasta waa inuu bixiyo 3 dollar si uu u helo:

*Lambarka Codbixinta (Registration ID)*
Kaadhka Aqoonsiga Codbixiyaha (Invention Card)

2. *Shahaado La Aqoonsan Yahay*
Waa inuu soo bandhigaa *shahaadadiisa (hard copy ama soft copy) oo ay aqoonsan tahay NHPC*

3. *Kaadhka Casuumaadda (Invitation Card)*
Kaadhka casuumaadda waxa lagu bixinayaa *goobta ay Guddidu u asteeyaan*, taas oo noqon doonta halka uu qofku lacagta diiwaangelinta ka bixinayo.

4. *Mudada Qalinjabinta*
Codbixiyaha waa inuu *qalin-jabiyey ugu yaraan 3 sano ka hor*
si waafaqsan shuruudaha ururka.

5. *Wakhtiga Lagu Qaadanayo Kaadhka*
Kaadhka codbixinta waxa la bixin doonaa:

Laga bilaabo: 11/11/2025
Ilaa:13/11/2025
*Wuxuu xidhmayaa:* 13/11/2025, *Khamiis* saacadda *4:00 galabnimo*

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Musharixiinta Ururka Nursing & Midwifery AssociationGuddida Doorashada Ururka Nursing and...
05/11/2025

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Musharixiinta Ururka Nursing & Midwifery Association

Guddida Doorashada Ururka Nursing and Midwifery Association waxay ogeysiinaysaa dhamaan xubnaha doonaya in ay u tartamaan xilalka Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka in ay tixgeliyaan qodobadan muhiimka ah:

1. Xiliga k**a dambaysta ah ee lagu soo gudbin karo codsiyada musharrixiinta waa 5 November 2025. Codsi kasta oo ka yimaada ka dib taariikhdaas lama aqbali doono. Musharax kasta oo doonaya inuu u tartamo xilka Guddoomiye ama Ku-xigeen, waa inuu codsigiisa si buuxda u soo xareeyaa waqtigaas.

2. 7th November 2025 waxaa la soo saari doonaa liiska k**a dambaysta ah (Final Candidate List) ee musharixiinta u tartamaya labada xil ee ururka.

3. 7th November 2025 waa maalinta loo astayay in musharixiintu ay bixiyaan wixii shuruudo hadhay (tusaale: lacagta musharaxnimda ( tuition fee).

4. Shahaadada Aqoonsiga Musharaxnimada: Musharixiintu waa inay qaataan shahaadada aqoonsiga musharaxnimada (Candidate Certificate) si ay u muujiyaan inay buuxiyeen shuruudaha tartanka.

Sidoo kale, waa in ay ka soo qayb galaan kulanka wacyigelinta musharixiinta (Candidate Briefing Meeting), halkaas oo lagu faahfaahin doono habraacyada doorashada iyo fursadaha

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐱 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢 : https://rb.gy/gh05pu

𝗧𝗼𝗴𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿 𝗡𝘂𝗿𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗶𝗱𝘄𝗶𝗳𝗲𝗿𝘆 𝗔𝘀𝘀𝗼𝗰𝗶𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻Shuruudaha Diwaan Gelinta Musharaxa xilka Guddoomiyaha iyo ku- xigeenka Ururka...
30/10/2025

𝗧𝗼𝗴𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿 𝗡𝘂𝗿𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗶𝗱𝘄𝗶𝗳𝗲𝗿𝘆 𝗔𝘀𝘀𝗼𝗰𝗶𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
Shuruudaha Diwaan Gelinta Musharaxa xilka Guddoomiyaha iyo ku- xigeenka Ururka Nursing and Midwifery associations, Gobolka Togdheer.

𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖 𝘿𝙞𝙬𝙖𝙖𝙣-𝙜𝙚𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖
1. Waa in uu/ay tahay (𝙍𝙚𝙜𝙞𝙨𝙩𝙚𝙧𝙚𝙙 𝙉𝙪𝙧𝙨𝙚 𝙖𝙢𝙖 𝙈𝙞𝙙𝙬𝙞𝙛𝙚) oo leh Liisan shaqo oo shaqeynaysa (valid license).
2. Waa in uu leeyhay ugu yaraan shan (5) sano oo waayo-aragnimo xirfadeed ah.
3. Waa in uu u diyaar yahay ama h**e u ahaa xubin si buuxda u bixiya lacagta xubinimada ururka (fully paid-up member).
4. Waa in uu/ay leeyahay dabeecad wanaagsan iyo daacadnimo.
5. Waa uu u Diyaar yahay in uu si firfircoon ugu adeego isla markaana u shaqeeyo iskaa wax u qabsao ah. (Volunteer \work)
6. Waxa la dhiirigelinayaa Dheellitirka jinsiga(𝐆𝐞𝐧𝐝𝐞𝐫 𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐜𝐞)., iyo in ay isku sidkanadaan Musharaxa koobaad iyo kan labaad , waana inay ahaadaan qof Nursing iyo Midwifery ah
7. Qof kastaa waa inuu wataa shahaadadiisii asalka ahayd (Original) oo ka soo baxday jaamacad ay NHPC aqoonsan tahay, xiliga goobta doorashada 13,Nov 2025, Gelin dambe
8. Da’da Qofku waa aaynay ka yaraan 25 sano.
9. Waa in uu ay haystaa kaadhkaa aqoonsiga qaranka ee Somaliland.
10. Lacagta diwaan gelinta: Guddoomiaha, waa inay (waxaa la bixinayaa ka dib marka la soo xusho (shortlist)
11. Waa in uu ay soo cadeeyaa warqad caddeynaysa in aanu wax dambi ah lahayn (no criminal record letter).
12. Waqtiga ugu danbaynta ah ee CV yada ha lasoo xereeyo 5/11/2025,12:00 PM

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐱 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢 : https://rb.gy/gh05pu

Address

Burao,Somaliland
Burco
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer Nursing & Midwifery Association - TNMA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram