Kahiye Medical Center

Kahiye Medical Center idimka Alle waad nagu cafimaadi

cafimaadkaagu wa mudnaanteena ,
03/01/2026

cafimaadkaagu wa mudnaanteena ,

01/01/2026

Ma aragtay muqaalkan
Ultrasound ama kombuterka uurkujirta WA FREE see more...

01/01/2026

Sababteeee!
Baaritaankan Ultrasound-ka bilaashka ah waxaa loo sameynayaa in lagu taageero hooyooyinka uurka leh iyo bukaannada, lana fududeeyo helitaanka adeeg caafimaad oo muhiim ah. Ujeeddadu waa in la ogaado xaaladaha caafimaad goor h**e, kor loo qaado daryeelka hooyada iyo dhallaanka, isla markaana bulshada loo soo dhoweeyo adeeg tayo leh oo la awoodi karo.

idimka Alle waad nagu cafimaadi

Fiiro Gara Malinka Khamista wa Free Computer (ultrasound)
20/08/2025

Fiiro Gara Malinka Khamista wa Free Computer (ultrasound)

05/08/2025

Idim alle wad nagu cafimaadi

090-6937543

  ayaa kugu diyaara xarunta  Waxanan kamaqnayn gobta shaybarki odhamaystiran Ultrasound kii ama cumbutarka urkujirta Kaa...
20/04/2024

ayaa kugu diyaara xarunta

Waxanan kamaqnayn gobta shaybarki odhamaystiran

Ultrasound kii ama cumbutarka urkujirta

Kaahiye medical center waxad kaloo kaheli karaysa,
DAAWEYNTA KAADI BAXSADKA CARUURTA IYO WALIBA DADKA WAAWEYN

090-6265999 090-6937543
DrKahiye Ahmed Kahiye Yousuf A Moumin

Computer uurkujirta (ultra-sound ) waxa lagu badhaa dhaman xanuunada uur ku jirta Sida       iyo   waxaakaloo lagu ogada...
15/01/2024

Computer uurkujirta (ultra-sound ) waxa lagu badhaa dhaman xanuunada uur ku jirta Sida iyo waxaakaloo lagu ogadaa XAALADA ILMAHA YAR EE CALOOSHA KUJIRA SIDA , SIDKIISA , XAGUU UJEEDO , WADNIHIISA ,BIYIHIIISA GORTUU DHALANDOONO IYO WALINA JINSIGIISA
WAXA KALE O KAHELAYSA XARUNTA Daryeelka iyo ilaalinta hoyada urka leh
..hooyo cafimad qabta
..ilmo cafimaad qaba
..bulsho cafimad qabta

SODHAWADA DHAMAN BULSHADA KUDHAQAn GALKAIO

17/11/2023

Dr,kahiye oo ka hadlaya , wacyigelinta bulshada sey uga taxadiran waxyabaha qatarta ukeni kara cafimadkooda sida , dawoyinka qar iyo fatahaadada dadadka

19/06/2023
25/03/2023

Shaqo wanag iyo degdeg siimaba ugu imo kahiye

*Fiiragaara kaardha dhakhtarku wa bilaa lacag

Address

Wadada Durdur , Geed Mirood
Gaalkacyo

Telephone

+252906937543

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kahiye Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kahiye Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram