Daacad Dental Clinic

Daacad Dental Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daacad Dental Clinic, Hotel empasy, Gaalkacyo.

07/11/2025
Kusoo dhawaada xarunta ilko qurxinta ee Daacad Dental Clinic Waxan idin ogaysiinaynaa in aan qiimo dhimis balaaran usama...
07/11/2025

Kusoo dhawaada xarunta ilko qurxinta ee Daacad Dental Clinic
Waxan idin ogaysiinaynaa in aan qiimo dhimis balaaran usamaynay bulshada si ay uga faaidaystaan sida
ILKO XIRISTA
ILKO GALINTA
ILKO BUUXINTA
ILKO CADAYNTA
Waxayna Ku taala xarunta magalada galkacyo
waxayna soo horjeeda HOTEL EMBASSY
Waliba dhanka qorax udhaca
Waxdna ka helysaan shaqo tago iyo qiimo ku raali galinaya I.N

Ama nagala soo xiriira
Tell :0618307467

23/01/2025

Kusoo dhawoow Daacad Dental Clinic!
Waxaan bixinnaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran oo ku saabsan ilkahaaga. Ku hel daryeel xirfadeed iyo qalab casri ah oo ay gacanta ku hayaan dhakhaatiir khibrad leh.

Goobta: Kasoo horjeedka Hotel Embassy Galkacyo
Tell: 0618307467/0907263400

Adeegyadeenna waxaa kamid ah

1. Nadiifinta iyo daaweynta ilkaha

2. Ka hortagga iyo buuxinta daloolada

3. Soo saarista ilkaha dhaawacmay

4. Kaabista iyo dib u hagaajinta ilkaha

Nala soo xiriir maanta si aad ballan uga qabsato!
Daryeelka ilkahaaga waa muhiim!

05/10/2024

Kaaly nogu imaw shqo tayo leh iyo qiimo ku raali glin dona
Xaruntena wxy ku taala kasoo horjeedka HOTEL EMBASSY
Daacad Dental Clinic
Tell: 0618307467 0616338185

04/10/2024
Daacad Dental Clinic   waaxaa kugu diyaar ah dhamaan adeegyada ilkaha oo dhameystiran sida:1: Gelinta ilkaha 2: Buuxinta...
02/10/2024

Daacad Dental Clinic waaxaa kugu diyaar ah dhamaan adeegyada ilkaha oo dhameystiran sida:

1: Gelinta ilkaha
2: Buuxinta ilkaha
3: Daaweynta ilkaha
4: Xerista ilkaha
5: Qurxinta ilkaha
6: Cadaynta ilkaha
7: Saarinta ilkaha

30/09/2024

#
#
Waxn ogaysiinaynaa inuu Dr walaa saed uu shaqadii dib ugu soo labtay kana hawl gali jiray xarunta Daacad Dental Clinic Qiimo jaban iyo shaqo tayo leh nagala soo xiriir 0618307467 ama 0616338185

𝐓𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 Kuna Guuleyso $𝟏𝟎 Ka qabso hal lambar Inta udhaxeysa 100-200𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:1- 𝐋𝐢𝐤𝐞 saar Page-keena Daacd...
30/08/2024

𝐓𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 Kuna Guuleyso $𝟏𝟎 Ka qabso hal lambar Inta udhaxeysa 100-200
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
1- 𝐋𝐢𝐤𝐞 saar Page-keena Daacd Dental clinic
2- 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 dheh Post-ga.
4-𝐓𝐚𝐠 Ku dheh 6 qof saaxiibadaada ah.
5- ugu jawaab su'aasha 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐞𝐧𝐭 ahaan.
6-Waa in uu Ciwaankaagu yahay Mid Saxan
🎊-Guulaystaha waxaa noqon doona qofka ugu horeeya ee shuruudaha buuxiya qabsadana Number-ka saxda ah.
𝑁𝑎𝑠𝑖𝑖𝑏 𝑊𝑎𝑐𝑎𝑛


Daacad Dental Clinic

05/06/2024

Hambalyo guulleystaha Daacad Dental Clinic

"MUDNAANTEEN  1AAD WAAA QURXINTA ILKAHA"
29/05/2024

"MUDNAANTEEN 1AAD WAAA QURXINTA ILKAHA"

Address

Hotel Empasy
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daacad Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram