29/12/2025
OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIS.
War galin dhaman Bulshada Rer Galkacyo Gaar ahaan Xirafadlayasha Cafimaadka waxaa lagu wargalinaya in Royal College of Health Science Uu bilabi doono 5/1/2026 barashada Ultrasound (Computerka Urkujirta)
Tababarkaas oo ay Bixinayaan dhakhatiir khibrad sare u leh alada Computerka uurku Jirta . waxa wada bixin dona Dr Abdikadir Tukale.
Dr Hafso Ayatulah Muddada uu socondoono tababarka wa 3 bilood
Waxana ka fa ideysan kara dhaqatirta kuwa jamacada dhameyay iyo kuwa dhigta jamacada wali waxana la qadan donaa arday koban
isdiwan galintu way socota wixi fa fahin ah boqo xarunta College oo ku tala dabaqa sare ee Royal Family Hospital oo matano la ah College ka ama wac lambarada hoos ku qoran dhaqtarkasta wa u muhim inu barto ka fa ideysi wacan
0904619091/0904619092
https://chat.whatsapp.com/L005B3nxn1o8FNX7F37BNw