Barakaat Poly Clinic

Barakaat Poly Clinic ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜ ๐—ฃ๐—ผ๐—น๐˜†๐—–๐—น๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ฐ waa Xarun Caafimaad oo kutaalla Magaalada Galkacyo, si hufan ugu adeegta bulshada.

Waxey ka koobantahay
โœ… Qeybta Dhaqaatiirta (Physicians)
โœ… Qeybta Farmashiyaha & Shaybaarka
โœ… Qeybta Afka & Ilkaha (Dental Care)

Gaalkacyo:- ๐Ÿฅ Barakaat PolyClinic โ€“ GaalkacyoXarun Caafimaad oo Casri ah & Adeeg Tayo LehWaxaan ku faraxsanahay inaan bu...
18/09/2025

Gaalkacyo:-

๐Ÿฅ Barakaat PolyClinic โ€“ Gaalkacyo

Xarun Caafimaad oo Casri ah & Adeeg Tayo Leh

Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada Gaalkacyo ugu soo bandhigno xarun caafimaad cusub oo bixisa adeegyo casri ah iyo daryeel caafimaad oo dhamaystiran.

Adeegyadeenna:

๐Ÿ•ต๏ธโ€โ™‚๏ธ Qaybta Dhaqaatiirta (Physicians)

๐Ÿ’Š Qaybta Farmashiyaha (Pharmacy)

๐Ÿ˜ Qaybta Afka & Ilkaha (Dental Care)

๐Ÿงช Qaybta Shaybaarka (Laboratory)

๐Ÿ–ฅ Qaybta Ultrasound Scan (Computer)

๐Ÿ› Qaybta Dukaamaysiga (Mini-Market)

๐Ÿ“Œ Goobta: Salama Hotel โ€“ Jiiro Bariis
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 0907383558 | 0907858806 | 0906757385

โœจ Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna โœจ

Barakaat Poly Clinic๐Ÿฅ Xarun Caafimaad oo Casri ah๐Ÿ’Š Qeybta FarmasigaWaxaa kuugu diyaarsan Dawooyin Tayo๐Ÿ•› Adeeg 24 Saac ah...
16/09/2025

Barakaat Poly Clinic
๐Ÿฅ Xarun Caafimaad oo Casri ah

๐Ÿ’Š Qeybta Farmasiga
Waxaa kuugu diyaarsan Dawooyin Tayo
๐Ÿ•› Adeeg 24 Saac ah (24 Hours Service)

๐Ÿ‘‰ Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna
๐Ÿ“Œ Goobta: Salama Hotel - Jiiro Bariis
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
0907383558 | 0907858806 | 0906757385


Mid kamida dhakhatiirta ka howl gasha  Barakaat Poly Clinic Center Waa xarun caafimaad aad kaheli karto Dhakhatiir kala ...
14/09/2025

Mid kamida dhakhatiirta ka howl gasha Barakaat Poly Clinic Center
Waa xarun caafimaad aad kaheli karto
Dhakhatiir kala duwan.
Mohamed Abdi Ali #

  ha inii barakowdo #*Caafimad ku qadeeya
13/09/2025

ha inii barakowdo #
*Caafimad ku qadeeya

๐ŸŒ™ JUMCA WANGSAN Alle ha ka aqbalo cibaadadaada, ha kuu barakeeyo maalintaada, hana kuu iftiimiyo jidkaaga.Jumca wanaagsa...
12/09/2025

๐ŸŒ™ JUMCA WANGSAN
Alle ha ka aqbalo cibaadadaada, ha kuu barakeeyo maalintaada, hana kuu iftiimiyo jidkaaga.
Jumca wanaagsan, nabad iyo barako ha ku ahaato adiga iyo qoyskaaga.
Poly Clinic Center
wangsan

10/09/2025
Barakaat Poly Clinic ๐Ÿฅ Xarun Caafimaad oo casri ahWaxaan ku faraxsanahay inaan bulshada Galkacyo ugu soo bandhigno xarun...
08/09/2025

Barakaat Poly Clinic
๐Ÿฅ Xarun Caafimaad oo casri ah

Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada Galkacyo ugu soo bandhigno xarun caafimaad oo cusub oo bixisa adeegyo casri ah iyo daryeel caafimaad oo tayo leh.
Waxey ka kooban tahay
๐Ÿ•ต๏ธโ€โ™‚๏ธ Qeybta Dhaqaatiirta (Physicians)
๐Ÿ’Š Qeybta Farmashiyaha (Pharmacy)
๐Ÿ˜ Qeybta Afka & Ilkaha (Dental Care)
๐Ÿงช Qeybta Shaybaarka (Laboratory)

๐Ÿ“Œ Goobta: Salama Hotel - Jiiro Bariis
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
0907383558 | 0907858806 | 0906757385
โœจ Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna โœจ

Address

Main Road
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barakaat Poly Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram