Xayaat Medical Center

  • Home
  • Xayaat Medical Center

Xayaat Medical Center Xayaat medical center

Garowe puntand somalia. Xafada hodan jidka bulsho ama (rooga bulsho)

RAMADAAN KARIIM
22/03/2023

RAMADAAN KARIIM

Ogeysiis Ogaysiis Ogaysiis !!Dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada ku nool caasimada Puntland Garoowe ...
05/05/2022

Ogeysiis Ogaysiis Ogaysiis !!

Dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada ku nool caasimada Puntland Garoowe waxaa la ogaysiinayaa in xaruunta cafimaadka ee XAYAAT MEDICAL CENTER ee garowe uu imaan doono muddo 7 maalmood ah ee bisha 5aad Dhakhtarka daweeynta cudurada maqaarka iyo xasaasiyada .

Dhakhtarka waxaa uu ka hawl galaa hospitaalka maqaarka CAAFI ee Haragaysa iyo Burco

Dhakhtarka waxaa uu wataa qalab lagu oganayo xasaaisyada jirka.

Xarunta Xayaat Medical Center waxaa ay ku taala magalada Garoowe gaar ahaan jidka ama lamiga bulsho gaar ahaan agagaarka garoonka bulsho

Is diwaan gelinta waxa ay ka socota xarunta Xayaat Medical Center horay u gaar yaan lagaa buuxin dad yar oo kooban ayaa la qaadanayaa.

Waxaad kala xiriir kartaa number-da kala ah .

907244429/906799135/907706642 ama 907360711

Mahadsanidin

03/05/2022

Eid mubarik dhaman umada somaliyeed.
01/05/2022

Eid mubarik dhaman umada somaliyeed.

Kuso dhawaada XAYAAT MEDICAL CENTERGarowe.
01/05/2022

Kuso dhawaada XAYAAT MEDICAL CENTER

Garowe.

Address

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xayaat Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram