Garowe wellness

  • Home
  • Garowe wellness

Garowe wellness Life is a tragedy of nutrition

25/03/2025
Macamishena sharafta le dhaman caleemihi weight loss misan dhimista iyo khalki organic aha ee misaan dhimsita wan idin s...
27/05/2023

Macamishena sharafta le dhaman caleemihi weight loss misan dhimista iyo khalki organic aha ee misaan dhimsita wan idin so celinay xarunta Nihaal nutrition center garowe ayad kasodalban kartan

Maxaad ka taqaanaa Chia Seeds ( Chia frø)Waa midho aad u yaryar oo ka baxa geedka magaciisa la idhaah Salvia Hispanica. ...
27/03/2023

Maxaad ka taqaanaa Chia Seeds ( Chia frø)

Waa midho aad u yaryar oo ka baxa geedka magaciisa la idhaah Salvia Hispanica. Midhahani waa midhi Allah (swc) ku manaystay wanaag aad u faro badan oo wax tar wayn u leh jidhka. Waxaa ku jira walxo aad uuga sareeya walxaha ku jira subaga omega-3, antioxidants iyo waliba dietary fiber aan la dhigmin inta dhirta fiber ka leh ee layaqaan. Waliba waxaa ku jira nafaqooying kale oo aad u muhiim ah, sida protein ka laga helo dhirta, vitamino iyo minerals. Waana midhi yaryar oo dabeeci ah oo ka baxa dhulka.

Waxaa ku jira midhahan Chia seeds:
Chia includes:
8 x more omega-3 than salmon
6 x more calcium than whole milk
15 x more magnesium than broccoli
3 x more iron than spinach
25% more dietary fiber than flax seed
30% more antioxidants than blueberries
50% more folate than asparagus

8 jeer in kabadan omega-3 in kabadan kaluunka salamon ku jirta
6 jeer in kabadan calsium ka ku jira caanaha loda ee subaga badan
15 jeer in kabadan magnesium ta ku jirta braccoli
3 jeer in kabadan iron ta ku jirta spinach
25% in kabadan dietary fiber ka ku jira flax seed
30% in kabadan antioxidants ka ku jira bluberries
50% in kabadan folate ka ku jira asparagus

Waxaa isticaamli kara:
Carruurta iyo dadka waa waynba
Qof caafimaad qaba iyo qof bukaan ah ba. Balse haddana haddii aad qabtid xanuun culus ama alergic kala tasho dhakhtarkaaga.
Sidokale

Dadka misanka dhimaya aadba u anfacesa miraha chia seeds

Foods that high in vitamin c
20/09/2022

Foods that high in vitamin c

Faa'iidooyinka Karootada✅waxy caawisa Kor uqaadida aragtida ✅ Wuxuu caawinta dhimista Miisaanka✅Waxay wanaajisaa caafima...
17/09/2022

Faa'iidooyinka Karootada

✅waxy caawisa Kor uqaadida aragtida

✅ Wuxuu caawinta dhimista Miisaanka

✅Waxay wanaajisaa caafimaadka maqaarka

✅Waxay Caawinaysaa Horumarinta Difaaca

✅ waxay taageerto caafimaadka wadnaha

✅sido kale waxy cawisa caafimaadka dheefshiidka

✅Maareynta cudurka macaanka

✅waxay kalo Caawinta Lafaha

Address

Shariqa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252905588294

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garowe wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Garowe wellness:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram