Dr Ilyas Arab

Dr Ilyas Arab xogo caafimaad oo lagu kalsoon yahay.

19/12/2025

Gastritis waa xanuun ku dhaca caloosha bini'aadamka siyaallo badana u samaayeeya xaalada qofka.

Cabashada xanuunkan oo aan u arkay inuu guri walba ka jiro ayaan idin kula wadaagay hab tebintan codka ah.

゚viralシfypシ゚viralシalシ

Follow for me Dr Ilyas Arab

15/12/2025

Dr Maxamed Xasan, waa dhakhtar Soomaaliyeed oo takhasuskiisu yahay Wadnaha (Cardiologist)
Wuxuu inooga sheekaynaa khibradiisa caafimaad iyo tan uu dalka ugu yimi ee bulshada looga shaqaysto.

Nabiis daro ka weyn ma jirto adeege been ka sheeggaya wax aanu ahayn Dr Maxamed saddexda xanuun ee unoo sheegay waa saddexda ugu badan ee qof walba dhibane u noqdo.

Wax Tayfoodh (typhoid) la yidhaahdaa ma jirto-- hal mar hadii Widel test positive uu noqdo inta cimrigaaga ka dhiman positive kaas uun buu soo sarayaa marka kuma jiro xanuunada la sixi karo saxnaanshihiisa.

Gastari/gastariic wax la yidhaahdaana ma jiro-- gastritis, Gastroesophegeal reflux, (GERD) pubtic ulcer iyo duedonal ulcer oo ah saddex xanuun oo laysku khaldo aad iyo aadna isugu eeg ayaa lagu soo koobay gaadtariic baa ku haya....

Infection Dr Maxamed inoo sheegay isagu waa ka baaxad weyn yahay in si yar oo kooban loo sheegi karo sababtuna waa mid category weyn ah iyo mid dumarka ku badan labadoobu Soomalida waxay u daaweeyaan una sheegan isla infection uun.

10/11/2025

Soo dhawaada dhammaan asxaabta halka iga soo raacday, waan idiinka mahadcelinayaa raacitaanka aad isoo raacdeen. Halkan waxaan idin kula wadaagi doonaa macluumaad caafimaadka ah.
゚viralシfypシ゚viralシalシ

Address

Garowe
NONE

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ilyas Arab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category