Alla-Aamin Eye Hospital

Alla-Aamin Eye Hospital Alla aamin eye center waa xaruntan caafimaad oo ka shaqeeysa daaweeynta xanuunada indhaha sida: Dawe

21/10/2025

Ogeysiis Muhiim ah

Dr. Cabdullaahi (Dr. Ganeey) oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada indhaha iyo qalliimadooda ayaa 25-ka October ka bilaabi doona howlgal caafimaad Isbitaalka Allaa Aamin ee degmada Guriceel.

📍 Goobta: Isbitaalka Allaa Aamin – Guriceel
📅 Taariikhda: 25-ka October

Alla-Aamin Eye Hospital Galmudug Iyo Guriceel fahfahin.0615052670.
14/10/2025

Alla-Aamin Eye Hospital Galmudug Iyo Guriceel fahfahin.0615052670.

30/07/2025

I got over 20 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

25/07/2025

Wargelin.

01/08/2025 Waxaa xarunta Alla-Aamin ee degmada Guricel ka howl bilaaabaya Dr. Shiine oo ah dhakhtar ku takhasusay daaweynta Indhaha iyo qaliimadooda.

Haddaba si'aad isku diiwaan geliso Nagala soo xiriir: 0615052670 ama 0615995617.

Ka faa'iideysi wacan.

Ogeysiis OgeysiisWaxaa Isbitaalka Alla Aamin ee Degmada Guriceel dhawaan ka howlgeli doono Dr. Abdullahi Abdi Aziz Farah...
01/02/2025

Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa Isbitaalka Alla Aamin ee Degmada Guriceel dhawaan ka howlgeli doono Dr. Abdullahi Abdi Aziz Farah (Dr. Ganey) oo ah khabiir ku takhasusay Qaliimada iyo Daaweynta Indhaha waxa uuna fulin doonaa qaliimo iyo daaweyn la xirirta indhaha.

Dhakhtarku waxa uu imaanayaa maalinka Khamiista 05/01/2025.

Nagala soo xiriir Lambarkan: https://wa.me/061775547







Waxaan ku faraxsanahay inaan dib u casriyeyn ku sameenay adeegyadeenna caafimaad ee indhaha anagoo sidoo kale isbadal ku...
04/11/2024

Waxaan ku faraxsanahay inaan dib u casriyeyn ku sameenay adeegyadeenna caafimaad ee indhaha anagoo sidoo kale isbadal ku sameenay magaca iyo Astaanta isbitaalka, waxaana ka dhignay Alla-aamin Eye Hospitaal.

Waxaan marwalba heegan unnahay sidii aan ula tacaali lahayn xaaladahaaga caafimaad ee dhanka indhaha. Nagu soo booqo xar...
02/11/2024

Waxaan marwalba heegan unnahay sidii aan ula tacaali lahayn xaaladahaaga caafimaad ee dhanka indhaha. Nagu soo booqo xarunteenna Boosniyo, Guriceel, Galmududg. Ama naga soo wac: 0617775547.

Waxaan kuu diyaarinay adeegyo caafimaad oo dhameystiran kuwaas oo dowr weyn ka qaadanaya badqabka indhahaaga. Haddaba ma...
26/10/2024

Waxaan kuu diyaarinay adeegyo caafimaad oo dhameystiran kuwaas oo dowr weyn ka qaadanaya badqabka indhahaaga. Haddaba macmiil kusoo dhowoow xarunteenna Alla-aamin oo joogtee daryeelka indhahaaga.

📍Boosniyo, Guriceel, Galmudug
📲 061 7775547

Haddii aad isku aragto astaamaha hoos ku xusan ama aad ku aragto caruurtaada fadlan nagu soo booqo xarunteenna si'aad u ...
21/10/2024

Haddii aad isku aragto astaamaha hoos ku xusan ama aad ku aragto caruurtaada fadlan nagu soo booqo xarunteenna si'aad u hesho daryeel caafimaad oo dhameystiran.

Ogsoonow indhuhu waa mid kamid ah nimcooyinka ugu qaalisan ee uu Allah (SWT) ina siiyay. fadlan ka taxadar oo ilaali caafimaadka indhahaaga.

Xarunteennu waxa ay ku taallaa; 𝐁𝐨𝐨𝐬𝐧𝐢𝐲𝐨, 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥, 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠.
Ama naga soo wac; 𝟎𝟔𝟏 𝟕𝟕𝟕𝟓𝟓𝟒𝟕

Address

Boosni
Guri Ceel

Telephone

+252617775547

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alla-Aamin Eye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Alla-Aamin Eye Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category