Hooyo Kaaba

Hooyo Kaaba page waxaan idiinku soo gudbin doona adeegyada caafimaadka ee nafaqaynta iyo la talinta qofkasta

Markasta ku said suratul banaras gurigaga office  kaga , gadhiga
14/05/2024

Markasta ku said suratul banaras gurigaga office kaga , gadhiga

يقول الله عز وجل: “وَإِذَا قُرِئَ الْقُرْآنُ فَاسْتَمِعُوا لَهُ وَأَنصِتُوا لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ” (الأعراف: 204)

PART1CANAHA NASKA HOOYADA NAFAQOYINKA AY KA KOOBAN TIHIN:  (canaha hooyada wax ay ka koban yihin).• 87.5% biyo• 3.8% dux...
19/01/2023

PART1
CANAHA NASKA HOOYADA NAFAQOYINKA AY KA KOOBAN TIHIN:

(canaha hooyada wax ay ka koban yihin).
• 87.5% biyo
• 3.8% dux (fat) (50% waa Tamar)
• 1.0 % protein (borating)
• 7% lactose or carbohydrate (karbonhaydrate) (40% total energy).
• canaha wax ay ka bonyihin iyo shaqada ay qabtan
• Water
• boratiin
• qaybo ka mid nitrogen oo aan ahay protein
• karbonhydrate
• dux
• vataminada duxada ku milma
• vataminada biyaha ku milma
• unugyo
• kuwa masaluuka ah cabuqa inay ka hortagan
1. biyo
• 87.5% waa biyo canaha naaska .
• Biyaha dhaman waxayahalaha kale e u kaban yihin canuhu way ku milman wayna la fal .
Xataa hadii ay cimiladu kulushahay canaha nasku ilmaha waxay siyan biyiha uu ubahanayahay.
2. boratiin
• boratinka canaha naska hooyda ku jira , waxa ay canaha nasku ka kooban yihin xadi bortina kas oo ka qayb qata korina ilmaha yar.
• Bortiin ka marka u calosha joogo si fudud loma dhefshiidi karo lkn su fudud aya lo dhuuga lona isticmalo sida ugu saxasan .
• Waxa xidhidha lama laha cuntoynka ay hoyadu qadto.
• Canaha xiliga h**e danbarka ) iyo canaha xiliga danbe way ku kala dawan yihin baroteinka.
• Boratinku:
 Whey protein:
waa nooc ka mid bortinada muhimka aha ee laga helo canaha naska hoyada siba ugu badan yahay xiliga danbarka.

Hooyo ilamahaga sii lixida bilood  canaha naskaga ;• Faiidad ilamaha yar ay uleyhihin 1. Naas-nuujinta waxay ilmaha ka d...
01/01/2023

Hooyo ilamahaga sii lixida bilood canaha naskaga ;
• Faiidad ilamaha yar ay uleyhihin
1. Naas-nuujinta waxay ilmaha ka dhigtaa mid caqli badan.
2. Caanaha Naaska waxay Horumariyaan Miisaanka Caafimaadka leh.
3. Naasnuujintu waxay yareyn kartaa Khatarta Cudurada.
4. Caanaha Naaska Talaal ayey u yihiin ilmaha uu uga hortago xanuunada 6da bil ee ugu h**eysa.
5. Caanaha Naaska Waxay u Sameeyaan Nafaqo Wanaagsan Carruurta.
6. Waxay yareeyan xasasiyada.
• Faiidada ay hooyada u leyihin.
1. Naasnuujintu waxay kaa caawineysaa hooyada buuran ineymiisaanka iska dhinto.
2. Naas-nuujintu ilmo galeenka dhalmada ka dib ayey ka caawiyaan in uu isku aruuro dhiig baxna uu san sameyn.
3. in ay hoooyada nuujisa ilmaheeda ayaa ka hortag u ah niyad-jabka.
4. Naas-nuujita ayaa yareysa in ay kugu dhacaan Kansarka naasaha, kansarka ugxan-sidayaasha iyo xanuuno kale.
5. Naas-nuujintu waxay ka hortag u tahay caadada.
6. Waa cano jaban oo bilaa lacag , sida oo kale waa nadiif canaha nas ka hooyado.

xurunta la talinta  nafaqada waxa talo ka siin doontaa nafaqadada ta ilamahaga iyo tan qoyskaga  fadlan isku day inaad k...
22/12/2022

xurunta la talinta nafaqada waxa talo ka siin doontaa nafaqadada ta ilamahaga iyo tan qoyskaga fadlan isku day inaad ka faidaysato

ma ogtahay cuntadada oo aan dheli tirnayn ay kugu sabab karto nafaqodaro iyo xanunada ay ka mid ka yihiin macaanka ,dhiig karka iyo beersubaga iwm.

Address

Main Road
Hargeisa
0000

Telephone

+252636748454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hooyo Kaaba posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hooyo Kaaba:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category