Som-care

Som-care Som-care waa online store waxay kuugu bushaareynaysaa dhamaan bulsho weynta in loo keenay fiitamiino

Macaamiisheena Sharafta ah, waxaanu ina la waadaagina mid ka mid ah nafaqooyinka muhiimka ah  ee u baahan yahay jidhkeen...
01/02/2023

Macaamiisheena Sharafta ah, waxaanu ina la waadaagina mid ka mid ah nafaqooyinka muhiimka ah ee u baahan yahay jidhkeena wuxu qabta ka hortagga bararka iyo antioxidant-ka, taageeridda habka difaaca jirka, waxa ay sidoo kale aad muhiim ugu tahay caafimaadka taranka, caafimaadka lafaha, aragga, maqalka, caafimaadka dheefshiidka, maqaarka, iyo koritaanka timaha.
Ha mogaanin Zinc.

Macamiil, ha mogaanin vitamin C iyo faa'iidooyinkiisa.
24/01/2023

Macamiil, ha mogaanin vitamin C iyo faa'iidooyinkiisa.

Ku soo dhawaada macaamiisheena Som-care waxaan kula wadaageynaa fiitamiinnada gaar ahaan xilliga qaboobaha waxaan u baah...
21/01/2023

Ku soo dhawaada macaamiisheena Som-care waxaan kula wadaageynaa fiitamiinnada gaar ahaan xilliga qaboobaha waxaan u baahanahay inaan helno fiitamiinnadan si aan u kubcino habka difaaca jirka inta lagu jiro xilliga qaboobaha.

Som-care waxay ogaysiinaysaa macaamiisheeda sharafta leh in ay kuu sameysay qiimo dhimis ilaa 40% ah dhamaan Fiitamiina ...
01/12/2022

Som-care waxay ogaysiinaysaa macaamiisheeda sharafta leh in ay kuu sameysay qiimo dhimis ilaa 40% ah dhamaan Fiitamiina kala duwan, laga bilaabo Dec 1 ilaa Dec 7, 2022.

Ka faaiideysta qiimo dhimistaas mudadaas adiga oo ka iibsan kara link ga๐Ÿ‘‡
https://somcare.shop/product/support-muscles-during-sports-session/
https://somcare.shop/product/support-digestive-system-support-gastritis/
https://somcare.shop/product/support-bladder-bile-acid-xamatida/

Ama nagala soo xidhiidh number kan +252636787660

๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃOgeysiis Dhamaan macaamiishayada sharafta leh Som-care  waxa aan   sameynay QIIMA DHIMIS 20 % ila 40%   Vitamiinada...
01/12/2022

๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃOgeysiis Dhamaan macaamiishayada sharafta leh Som-care waxa aan sameynay QIIMA DHIMIS 20 % ila 40% Vitamiinada Caruurta Mudaadda qiimo dhimistu waa 01-12-2022 ila 07- 12- 2022.
Soo booqo link ๐Ÿ‘‡
https://somcare.shop/product/children-strengthen-immune-system/
https://somcare.shop/product/baby-vitamin-d3-2/
https://somcare.shop/product/omega-for-children/
https://somcare.shop/product/teens-strengthen-immune-system/

Amaa ka la soo xidhiidh numberka 252636787660.

Dhaaman Macamiisha Sharafta Leh Waxay  Somcare kugu busharaynaysa in ay idin so gordhisay webiste cusub oo ad sifudud og...
17/10/2022

Dhaaman Macamiisha Sharafta Leh Waxay Somcare kugu busharaynaysa in ay idin so gordhisay webiste cusub oo ad sifudud ogu iibsankarto dalabkaga lacagtana aad ku bixin karto qaab onilne ah adigo isticmalaya (Zaad, SAHAL, Evcplus & Somnet ) .
nagala so xidhidh wixi fahfahinah 63 6787660
ama booqo website ka
http://somcare.shop/

Solid Antiperspirant Deodorant, Powder Fresh.Waxad ka heli kartaa Som -Care   Ku waa   Goobtad Ku Sugan tahay si Dhibyar...
26/09/2022

Solid Antiperspirant Deodorant, Powder Fresh.

Waxad ka heli kartaa Som -Care
Ku waa Goobtad Ku Sugan tahay si Dhibyaran ah u helaysa .
Nakala Soo
WhatsApp Number : 63 6787660

v  Muxuu yahay Vitamin C-1000 with Bioflavonoids and Rosehips? Faytamiin C with Bioflavonoids & Rosehips  wuxuu ka mid y...
24/09/2022

v Muxuu yahay Vitamin C-1000 with Bioflavonoids and Rosehips?
Faytamiin C with Bioflavonoids & Rosehips wuxuu ka mid yahay fiitamiin C-ga ugu muhiimsan waxtar dhamaytirana u leh caafimaadka jidhka marka wada jir loo isticmaalo fiitamiin C ay ku jirto Bioflavonoids iyo Rosehips.

Waxad ka heli kartaa Som -Care
Ku waa Goobtad Ku Sugan tahay si Dhibyaran ah u helaysa .
Nakala Soo
WhatsApp Number : 63 6787660

Jumma Mubarak ๐Ÿ•Œ
23/09/2022

Jumma Mubarak ๐Ÿ•Œ

Waa maxay , Gentle Iron? Nature's Bounty Gentle Iron waxay iskugu jirtaa macdano iyo fiitamiino u muhiima caafimaadka ji...
21/09/2022

Waa maxay , Gentle Iron?
Nature's Bounty Gentle Iron waxay iskugu jirtaa macdano iyo fiitamiino u muhiima caafimaadka jidhka sida Iron , Folic Acid, Vitamin B-12 & Vitamin C, kuwaas oo caawiya soo saarista unugyada dhiiga cas cas waxayna muhiim u tahay caafimaadka nafaqada haweenka xiliga ay ku jiran wax soo saarka ama dhasha.

Waxad ka heli kartaa Som -Care
Ku waa Goobtad Ku Sugan tahay si Dhibyaran ah u helaysa .
Nakala Soo
WhatsApp Number : 63 6787660

Waa maxay Vitamin B Complex?Fiitamiinada B  waa 8 vitmainio nafaqooyin lagama maarmaan u ah caafimaadka unugyada jidhka,...
20/09/2022

Waa maxay Vitamin B Complex?
Fiitamiinada B waa 8 vitmainio nafaqooyin lagama maarmaan u ah caafimaadka unugyada jidhka,iyadoo fiitamiin kasta oo B uu leeyahay door u gaar ah oo ku saabsan nafaqada jidhka. waxaanay ka kooban yihiin sideed fiitamiin B oo kala ah thiamin (B1), riboflavin (B2), niacin (B3), pantothenic acid (B5), pyridoxine (B6), biotin (B7), folate (B9), and cobalamin (B12).

Waxad ka heli kartaa Som -Care
Ku waa Goobtad Ku Sugan tahay si Dhibyaran ah u helaysa .
Nakala Soo
WhatsApp Number : 63 6787660

Address

Jig-jiga Yar
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som-care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram