Salaan Medical Center

Salaan Medical Center Kusoo dhawaw bogga xarunta caafimaadka ee Salaan Medical Center.

Waxaad naga helaysaa adeegyada caafimaadka ee kala duwan sida shaybaadhada iyo iibinta daawooyinka oo aad ka helayso Pharmacy ga.

24/08/2021

Salaan Medical Center wuxu kuugu busharay nayaa in sabtida laga bilaabo uu ku fadhiisan doono habayn kasta sabti ilaa khamiis dhakhtar ku ta khasusay xanuunada ku dhaca caruurta fadlan h**e u so gaadh .

Ramadaan Kareem.Alle ha inaga aqbalo ficilada wanaagsan.Salaan Medical Center +252636262888
26/04/2021

Ramadaan Kareem.
Alle ha inaga aqbalo ficilada wanaagsan.

Salaan Medical Center
+252636262888

17/04/2021

World Health Organization (WHO)

Salaan Medical Center ● Tel: 0636262888 For WhatsApp +252636262888
15/04/2021

Salaan Medical Center ● Tel: 0636262888
For WhatsApp +252636262888

Salaan Medical Center wuxu ku hayaa Shaybaadhka macaanka (Hemoglobin test). Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhii...
15/04/2021

Salaan Medical Center wuxu ku hayaa Shaybaadhka macaanka (Hemoglobin test). Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhiidh telefoonka gacanta 0636262888 ama WhatsApp ka +252636262888

Salaan Medical Center wuxu kuula diyaar yahay Blood test BP, ama cabiraada dhiiga. Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo...
15/04/2021

Salaan Medical Center wuxu kuula diyaar yahay Blood test BP, ama cabiraada dhiiga. Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhiidh telefoonka gacanta 0636262888 ama whatsapp +252636262888

Waxaad helaysaa Pharmacy kuu shaqaynaya saacad kasta, kana helayso dhamaan daawooyinka. Wixii faahfaahin ah nagala soo x...
15/04/2021

Waxaad helaysaa Pharmacy kuu shaqaynaya saacad kasta, kana helayso dhamaan daawooyinka. Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh telefoonka gacanta +252636262888 ama whatsapp +252636262888

Kusoo dhawaw xarunta caafimaadka ee Salaan Medical Center. Waxa ay ku taalaa xaafada calaamada, gaar ahaan guryaha jees,...
15/04/2021

Kusoo dhawaw xarunta caafimaadka ee Salaan Medical Center. Waxa ay ku taalaa xaafada calaamada, gaar ahaan guryaha jees, wixii faahfaahin ah fadlan kala xidhiidh telefoonka gacanta +252636262888 ama whatsapp +2526262888

Address

Jees Village, Calaamada District
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Friday 07:00 - 09:30
16:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00

Telephone

+252636262888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaan Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Salaan Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram