Universal Health Center

Universal Health Center Universal Health Center waa Xarun Caafimaad oo casri ah

23/05/2023

Finanka wajiga iyo Haaraha dhaman maqaarka kiimikada ku dhacday kaga Reeso mudo 8 cisho ah

Xafladda soo dhaweynta dhalinyarada bariga hargeisa ee Guddomiyaha bank Eng : Cali Cabdilahi                 ballanteenn...
12/10/2021

Xafladda soo dhaweynta dhalinyarada bariga hargeisa ee Guddomiyaha bank Eng : Cali Cabdilahi ballanteennu wa habeenka sabtida soo galayso iyo shiraagle hotel .

"A healthy Smile is always a good style".Universal Dental Clinic  you can get Braces with Affordable price!.Ku Hel Qiime...
28/04/2021

"A healthy Smile is always a good style".
Universal Dental Clinic you can get Braces with Affordable price!.
Ku Hel Qiime Macquul ah Birta Ilkaha.
"Dhoolacadayntaadu waa Farxadayada".
Goobta: Hargeysa-konfurta masjid jamaca weyn ee suuga amma ka konfurta dawladda hoose ee hargeisa.

Qalabka lagu nadiifiyo ilkaha marka ay birtu Kuu xidhan tahay.  (Orthodontic kit). Tell : 0634057799
13/04/2021

Qalabka lagu nadiifiyo ilkaha marka ay birtu Kuu xidhan tahay. (Orthodontic kit).
Tell : 0634057799

Assalaamu calaykum waraxma.Adeegyada uu qabto Dhakhtarka ilkaha ee   DENTAL CLINIC waxa ka mid ah:-1- Xidhidda iyo toosi...
05/04/2021

Assalaamu calaykum waraxma.
Adeegyada uu qabto Dhakhtarka ilkaha ee DENTAL CLINIC waxa ka mid ah:-

1- Xidhidda iyo toosinta ilkaha (Orthodontics).
2- sifaynta cirridka dhiiga iyo caddaynta ilkaha (Scalling and polishing).
3- Daawaynta dhuuxa ilkaha (Root canal treatment).
4- Buuxinta Ilkaha (filling teeth).
5- Galinta ilkaha maqan (Crown and Bridge)
6- saarista ilkaha Rejo beelka ah amba kasoo baxa meel aan ku haboonayn (Extraction hopeless teeth and abnormal erupted teeth).
7-Qurxinta dhoolla-cadaynta iyada oo la isticmaalayo Crystal ka dhalaalaya (Crystal diamonds).

Kusoo dhawaada Dhakhtar ilkaha ee UNIVERSAL DENTAL CLINIC wixii su'aal iyo faahfaahin aad rabto nala soo wadaag.
Waad mahadsan tihiin.
FADLAN SHARE DHEH.

28/03/2021
Bushaaro Bushaaro bushaaro , UNIVERSAL DENTAL CLINICUNIVERSAL DENTAL CLINIC waxa uu  ogaysiinayaa dhammaan dadweynaha ku...
16/03/2021

Bushaaro Bushaaro bushaaro , UNIVERSAL DENTAL CLINIC

UNIVERSAL DENTAL CLINIC waxa uu ogaysiinayaa dhammaan dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeisa iyo nawaaxigeeda inay yimaadeen Dhakhaatiir kuwaas oo ku Takhakhusustay Dawaynta ilkaha iyo Afka.

Dhakhaatiirtu waxay idin qabanaysaa dhammaan adeegyada kala duwan ee afka iyo ilkaha sida.

1.Sifaynta ama maydhida ilkaha (scaling)
2. Buuxinta ilkaha (filling)
3.saarista ilkaha caruurta iyo dadka waaweynba(Extraction)
4.Daweynta xididka Ilkaha (RCT)
5. Galinta Ilkaha ( FPD, RPD, CD)
6. Xidhida birta ilkaha (Braces)

Iyo adeegyo kale oo badan.

wacan.

Location:konfurta masjid jamaca weyn ee hargeisa ama new hargeisa Bus station area.

Tell: / 063-4057799 / 063-4359654

BUSHAARO ! BUSHAARO ! BUSHAARO ! QURUXDA WAJIGU WAA DHOOLA CADAYNTAWaxa Dhamaan Dad weynaha Jamhuuriyada Somaliland Loog...
16/03/2021

BUSHAARO ! BUSHAARO ! BUSHAARO !

QURUXDA WAJIGU WAA DHOOLA CADAYNTA

Waxa Dhamaan Dad weynaha Jamhuuriyada Somaliland Loogu Bushaaraynayaa In Laguu furay Qayb Casri Ah Oo Ilkaha ah (UNIVERSAL DENTAL CLINIC) Kuuna Soo Celin doona Quruxdii Ay lahaayeen Ilkahaagu

Dhakhaatiirta waxa Aad Ugu Galaysa lacag la'an.

Degdeg Usoo Gaadh Ama soo Graac Tell 063 4057799

Dhakhtarka casriga ah ee UNIVERSAL Dental Clinic waxaa kuugu diyaara dr ku takhasuusay Cudurada Kudhaca Ilkaha iyo cilmiga xidhista birta ee (orthodontics).

Haddii aad rabtid ina laguu qurxiyo ilkaha Laguuguna Xidho Nuuc kasta oo Aad Jeclaato, waxaa laguugu diyaariyay fursaddo qiimo dhimis ah

-Qofka loo xidhayo Birta waxa Lacag la' aan loogu Qaban doono Nadiifinta iyo Maydhista ilkaha .

waxaa kala oo dhakharka kuugu diyaara oo Habkii ugu Saraysay laguugu Qabanayo adeegyada kala ah:

-Maydhista iyo siifaaynta ilkaha
-Buuxinta iyo Xidid ka dilista
-Galinta ilkaha nooc kasta
-ilko saarida
- dhamaan adeegyada ilkaha iyo daaweynta cudurada afka

Dhakhtarku wuxuuu ku yaalaa Hargeisa , ka soo horjeedka masjid jamaca weyn ee hargeisa halka konfureed amma dawladda hoose ee hargeisa konfurtiisa

soo garaac telesom 0634057799

Address

Street 1, Kasoo Horjeedka Koonfureed Ee Masjid Jaamaca Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Universal Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Universal Health Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram