Dr. Mowlid Mohamed Abdi

Dr. Mowlid Mohamed Abdi medical doctor

"If you're in love with more than one person, then what's inside you is nolonger a heart, its a memory card."😂😂😂👋.Dad ba...
10/03/2023

"If you're in love with more than one person, then what's inside you is nolonger a heart, its a memory card."😂😂😂👋.

Dad badan baa memory kaaryo wata oo aan qalbi wadan 😂😂 walalyalow format iska dhaha waxas ee hal qalbi yeesha.

.
Mowlid Mohamed Abdi Wayax

 The role models. Late congrats dear doctors.Mowlid Mohamed Abdi Wayax
09/03/2023



The role models. Late congrats dear doctors.

Mowlid Mohamed Abdi Wayax

28/01/2023
11/01/2023

Axsan khudbada kaliya ee mudada snadka aad saarantahay halkan kuriyaaqey keep going we need one nation.

Madax taagis farmaaja sogaba gabeyay yaan la inoo celin waxas dalkase cadaalad halo yeelo iyo nidaam dowladed. ( roma halmaalin laguma dhisin)

10/01/2023

mahabsaamidonto siciid deni baa hogaansha 😂😂😂😂.

. 😂😂

Just for fun

Wabeey sitti 😂😂😂😂. Soomaaaalaaaaay saan talo ma ahan, umad dhano xishoodka kawada tagtey waa  ayaan daro  bahasha wagi h...
07/01/2023

Wabeey sitti 😂😂😂😂.

Soomaaaalaaaaay saan talo ma ahan, umad dhano xishoodka kawada tagtey waa ayaan daro bahasha wagi h**e ayayba xishood lahayd hada doqonkii xitaa wuuyabanyahay 😂.

Lakin waxan leyahay oo aan kadardaarma weli sacada tiro yar ayay boqolka dhaaftay isqabasho ayay leedahay hadise la iska indha tiro alle ha ino wada naxariisto.

Dadka iyo dalka cadaawad baa la isku qadsinaya lakin lama dareensana.
😂

04/01/2023

😂😂😂

Anaga xitaa waan layabanahay sida ay unoolyihiin 😂.
Abas Abdirahman Elmi
Axmed Naaji Axmed Biikoole
Sakarie Osman
Ahmed Qowrar
Adan Mamow
Mohamed Ali Ok

I've just reached 5K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗...
31/12/2022

I've just reached 5K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗🎉

Let us reach 10k with in one month.

 Sandka cusub 2023 waxan filanayna insha allh maalmo kale oo aad uwanagsan inaga wada farxiya insha allh.Kii ina dhaafay...
30/12/2022



Sandka cusub 2023 waxan filanayna insha allh maalmo kale oo aad uwanagsan inaga wada farxiya insha allh.
Kii ina dhaafay wuxu aha sanad kheyrkisa watay oo uu rabi ina siiyey nimcoyin badan waxanse rabi waydisanayna sandkan cusub inu rabi himiloyinkena ino dhabeeyo insha allh.


Mowlid Mohamed Abdi Wayax
Hussein Hassan Adan

Somalia oo sodhowaysay jabuuti.Masha allh rabi qalbiyadoda ha isku furo.Mowlid Mohamed Abdi Wayax
28/12/2022

Somalia oo sodhowaysay jabuuti.

Masha allh rabi qalbiyadoda ha isku furo.

Mowlid Mohamed Abdi Wayax

Hadii aaan beeenlee isku qancino xageen kusii soconaa walaalayal been wax laguma dhisi karee, xaalka maan sidaan kabadel...
27/12/2022

Hadii aaan beeenlee isku qancino xageen kusii soconaa walaalayal been wax laguma dhisi karee, xaalka maan sidaan kabadelno oo nidaam sax ah , cadaalad , sinaan , sharci iyo qaanuun sax ah la imaano.

Hadiiba afkane wanag kashegayno qalbiga iyo dhaqankenana ay caksi kashaqeynayan waxba socon maayaane dheriga intuusan karkarkisa meesha ugu dambeysa uusan gaarin maa laga gaaro dadkaan iyo dalkaan dowladnimay ubahan yihiine.

Guurkiina guurkii lagu najaxay guulow kayeel 💯🙏👑👑👑👑👑 .By Mowlid Mohamed Abdi Wayax
14/10/2022

Guurkiina guurkii lagu najaxay guulow kayeel 💯🙏👑👑👑👑👑 .

By Mowlid Mohamed Abdi Wayax

Address

Jaalle Siyaad Tabakamadow
Hargeisa
12

Telephone

+252615918194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Mowlid Mohamed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Mowlid Mohamed Abdi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category